Kulayl xad-dhaaf ah oo Dad ku laayey Dalka Shiinaha
Beijing:31-july-2013 (SDN)ugu Yaraan Illaa 10 ruux ayaa kulayl dartiis ugu geeriyootay dalka Shiinaha oo heer kulku uu gaadhay heerkii ugu sareeyay ee Abid la arko sida ay Xukuumaddda dalkaasi sheeegtay. War ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Shiinah ayaa waxaa lagu sheegay in cimilada dalka Shiinaha ay aad u kululaatay bishan July isla markaana ay…
