Webmaster

    Chinese Scientists Grow Teeth from Urine

    Guangzhou, Aug 1, 2013 (SDN) —Scientists in China have successfully grown teeth out of stem cells found in urine, possibly leading the way towards being able to regenerate our dental structures. Researchers from the Guangzhou Institutes of Biomedicine and Health removed stem cells from urine, and used those cells to grow teeth in a laboratory. The…

    Read More

      Daraasad : Lunsiga dakhliga soo Gala tvga qaranka Somaliland ee Aan ku Dhicin Qasnada Dawlada

      Hargeysa 1Augst13(SDN) Tvga qaranku waxa uu ka midyahay haayadaha dawliga ah ee madaxa banaan, waxaa Miisaaniyada sanadkii ku baxda lagu qiyaasaa ku dhawaad sadex milyan oo doolar (3 milyan). Hadaba tan Iyo intii tvga qaranka laga dhigay haayad ka madax banaan wasaararada warfaafinta’ ayaa Wasaarada maaliaydu waxa ay bilawday qorshayaal kor loogu qaadayo dakhliga dawlada….

      Read More

        DURUUSTA LAGA BARAN KARO DHACDOOYINKA MASAR

        Waxaanu ayaamahan dul joognay dhacdooyin sawir maqal iyo muuqaal oo inga dhegey markhaatiyaal. Markhaatiga aamusaa waxa la yidhi waa dambi, Ramadaanna waa lagu jira. Waxaan gartay bal inaan si degan u eegno moojaddan duufaanka wadata sidey u kacday iyo cidda hoosta iyo dushaba ka afuuftay. Waxaad xusuusata intii kacdoonka la magac baxay Kacdoonkii Xagaaga  Carabta,…

        Read More

          Hashu Maankaygii Gadaye Ma Maansaar Bay Liqday?

          Bismilah maanta waxa aan jeclaaday oo aan qalinka u qaatay in aan waxyar ka taabto marxalada uu wadanku ku sugan yahay. Anigoo jecel in aan wixii talo ah ee suurto gal ah aan halkan u mariyo madaxweynaha s/land Mudane  AHMED MAHAMED MAHAMOUD (SIILANYO). Waxa mahad iska leh ilaaha inagu galadaystay nimcadan aynu ku jirno ee ah…

          Read More

            Gudoomiye Qarjab oo ka hadlay Amniga G/Nugaal iyo Hawl galo ay Ciidamada amaanku fuliyeen

            Garowe 31.July (SDN) Maalmihii ugu danbeeyay ciidanka amaanka gobalka Nugaal ayaa ka waday magaalada Garowe hawlgal balaaran oo lagu xareynayo gaadiidka Bacda Madow ”Beersalka” oo muddo markii la joogoba lagu qaado abaabul. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ”Qarjab” oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Garowe ayaa sheegay sidoo kale inay bilaabi doonan maalmaha soo…

            Read More

              DAAWO Mashaariic Xubno Golaha Wasiirada ahi Maanta ku dhagax dhigeen Gobolka Gebilay

              Gebilay 31.July (SDN)  Wasiirada Maaliyada ,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada ,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo Dhagax dhigis loo Sameeyay Mashaariic laga Hirgaliyay iyo kuwo fulintooda hada la bilaabayo. Wasiiradani Waxaaa kale oo ay Kormeer ku Tageen Magaalada TogWajaale halkaas oo uu Wasiirka…

              Read More

                Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliska oo Kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Sanaag

                Ceerigaabo 31.July (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle ayaa maanta kulan la qaatay dhamaanba Ciidamada Booliska ee Magaalada Ceerigaabo. Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa ka warbixiyay Xaalada Ciidanka Booliska ee Gobolka Sanaag Waxaanu Xusay inay Soo dhawayanayaan Taliye Ku Xigeenka…

                Read More

                  Xubno Golaha Wasiirada ah oo Gobolka Gebilay Mashaariic ka Fuliyay

                  Gebilay 31.July (SDN) Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu furayay Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay Magaalada Gebilay . Xubnahan Golaha Wasiirada Waxay kala ahaayeen Wasiirada Maaliyada,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo…

                  Read More

                    Shax Muujinaysa Cida Ka qayb qaadatay Tartanka Koobka Ramadaan ee Magaalada Ceerigaabo oo la soo Bandhigay

                    Ceerigaabo 31.July (SDN) Waxa horaantii bishan ramadaanta ka furmay garoonka kubada cagta ee Daallo Stadium ee Magaalada Ceergaabo wareeg kubada cagta ah oo ay ka qaybgaleen 12 kooxood oo ah dhalinyarada ku nool gobolka sanaag gaar ahaan magaalada Ceergaabo Koobkan waxa qabanqaabiyay koox Wakhtigood hurayaal ah oo isugu jira dhalinyaro iyo sportigii hore ee gobolka…

                    Read More

                      Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal oo dhisme ay ku hawl gasho lagu wareejiyay

                      Boorama 31.July (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Md Cabdoo Axmed Aayir ayaa maanta dhisme dawladu leedahay ku wareejiyey wasaaradda caafimaadka ee Gobolkaasi, dhismahaas oo hore ugu jiray gacanta qof muwaadin. Dhismahan oo wasaaradda caafimaadku hore u adeegsan jirtay in muddo ahna ku jiray gacanta muwaadinkaasi ayaa hawsha dib ugu soo celinta gacanta dawladda waxaa gacan ka…

                      Read More

                        Wasiirka Deegaanka oo ka Hadashay Dhibaatooyinka Deegaanka lagu hayo

                        Hargaysa 31.July (SDN) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka ee JSL Marwo Shukri X Ismaaciil (Baandare)  oo maanta la hadashay warbaahinta ayaa dareen ka bixisay dhibaatada ay deegaanka ku hayaan boholaha iyo jeex-jeexyada ay sameeyaan daadadka xilli roobaadka. Marwo shukri waxa ay sheegtay in muddo dheer ay jirtay dhibaatada ay sababaan jeex-jeexyada gaar ahaan waxyeelooyinka ay u leeyihiin…

                        Read More

                          BAAQ KU SAABSAN GANACSIGA LAGA BURBURIYEY DADKA DANYARTA AH IYO WADHATADDA MAGAALADA HARGEYSA Musharaxa madaxweynaha xisbiga ucid Jamaal ali xusein

                          BAAQ KU SAABSAN GANACSIGA LAGA BURBURIYEY DADKA DANYARTA AH IYO WADHATADDA MAGAALADA HARGEYSA:   (KampalaSDN)   Inkastoo ay hawshooda gudanayaan oo aan ixtiraam u hayo dawladda   hoose ee Hargeysa iyo Ciidanka Booliska, haddana indhaha kama   qarsan karno dhaawaca la gaadhsiinayo dadka dan’yarta ah ee ka   ganacsadda suuqyadda magaaladda Hargeysa. Caqliga suubani ma…

                          Read More

                            hadaan tahriibi lahaa madaxtooyada miyaan laygu casuumeen?‏udub way tagaysaaye ha tahriibina maxa ka danbeyey!!!!!!!

                            asalaamu calaykum wa raxmatulaah waxaan marka hore u mahadnaqayaa dhamaan hawl wadeenada shabakadan ii suura galisay inaad aragtidayda ila wadaagtaa. marka xigta waxaan leeyay ramadaan kariim dhamaan umada muslimiinta ah. (KampalaSDN) Aan u sii durko dhinaca mawduucaygu iga xigo, sida aynu wada ognay beryahan dabe waxa inagaga qaylisiisay tahriibta ama tacabirka kaasoo si xawliya ugu…

                            Read More

                              Xisbiga UCID oo Xukuumada ku Canbaareeyay Xadhig iyo Jirdil ay u geysatay Muwaadiniin,iyo falal ka dhacay Suuqa Waaheen

                              Hargeysa July 31,2013(SDN)-Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Waxaa uu Warsaxaafadeedkan Ku Canbaareynayaa laba arimood oo aad u fool xun oo shaley ka kala dhacey D. ABDAAL ee ka tirsan Gobolka.Saaxil iyo HARGEYSA Suuqa weyn ee laga ganacsado ee Waaheen (Arinta koobaad, Xadhiga iyo Jidh dilka Loo geestey shaley dadka ku nool ABDAAL kuwaas oo fikirkooda…

                              Read More

                                Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Tacaddiyo Cusub oo ay Danyarta ku hayso

                                Hargeysa:31-july-2013 (SDN) – Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Ayaa ka dhiidhiyey Tacadiyadda iyo awood-sheegashada  kala duwan ee ay ciidamadda Booliska iyo Dawladda Hoose Ee Hargeysa  la daba taagan yihiin Wadhatada iyo danyarta Ku Ganacsadda Suuqa Waaheen Ee Badhtamaha Caasimadda Hargeysa. Masuuliyiin ka tirsan  Xisbigaasi  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxa ay ku…

                                Read More