Webmaster

    Xubno ka mid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland oo si Buuxda ugu dhawaaqay inay Taageersan yihiin Golaha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka

    Hargeysa :-29-july-2013 (SDN)  Qaar ka mid Aqoonhanka Reer Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay taageero buuxda la garab taagan yihiin Golaha wadatashiga iyo Toosinta qaranka oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Shir jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Hutel Xaraf  ee Magaalada Hargeysa, ayey Aqoonyahankani ku sheegeen in hiil u yihiin 16-kii qodob…

    Read More

      u gar-gaaran Bisha Ramadaan Agoonta-Derbi jiifka iyo Cisbitaalada ay ku jiraan dadka dhimirka wax ka qaba

      BAAQ SAMAFAL AH . 29/07/2013 Ujeedo :- u gar-gaaran Bisha Ramadaan Agoonta-Derbi jiifka iyo Cisbitaalada ay ku jiraan dadka dhimirka wax ka qaba. Sida aynu la wada socono waxay ku jirnaa 10 casho ee ugu dambeeyey bishii khayrka badneyd ee RAMADAAN.Haddaba waxaanu ka codsanaynaa dhamaan shacabka Muslimiinta ah,gaar ahaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo…

      Read More

        Xukuumadda Siilaanyo oo wax Qabadkeeda ka Tirtirtay Doorkii Muuqday ee uu Maxamed Xaashi ku lahaa

        Hargeysa :-29-july-2013 (SDN)Xukuumadda Axmed Siilaanyo oo habeenkii xalay xaflad ay ku iftiiminasyso waxyaabihii u qabsoomay muddaddii saddexda sano ahayd ee ay talada Dalka Haysay, ayaa Film Dokumentary ah oo dhamaanba masuuliyiinteedu ku jireen ka saartay Wasiirkii Hore Maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi. Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa isagu ahaa mishiinkii…

        Read More

          Wargeyska Hubaal oo sanad Guuradiisii 1aad ku soo dhaweeyay Xarig,Caburin iyo Daartoodii oo Duntay

          Hargeysa July 29,2013(SDN)-Wrgeyska madax banaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa HUBAAL ayaa todobaadka u dabaal degi lahaa sanad guuradoodii kowaad hadaan Xukuumada Somaliland kula kicin Caburin iyo xarig. Sidoo kale Xaruntii Xisbiga oo Boolis ku nool yihiin ayaa daartii ku xeereyd ay sababo aan la garaneyn u duntay. Tafatiraha Wargeyska Hubaal Xasan Cabdilaahi Keefkeef…

          Read More

            Tripute Paid To Khadra Muhumed Abdi

            This picture was taken in  around  1970’s which was an elegant Oriental Hotel of Hargeisa,Somaliland Khadra Muhumed Abdi was a girl from Hargeisa,Somaliland her father was muhumed Abdi well known and wealthy man who was the owner of the Oriental Hotel of Hargeisa. Oriental Hotel was stunning and shinning Hotel in the heart of Hargeisa…

            Read More

              MIYIR IYO MIRQAAN

              Siddeedaba dadku markay wadaagaan qaranimo, degaan, diin, dano bulsheed, waxa had iyo goor ka dhex taagan mushkilado la ogyey oo cidda hogaanka haysaa ay abuurto iyo qaar ay iyaga laftoodu isu geystaan. Dhibta la ogyey ee hogaanka taladda ummadaasi hayaa waa la sharaxi karaa lana tilmaami karaa dhibta iyo saameynta ay bulshaddu kala kulanto. By:…

              Read More

                Weedhihii Mas’uuliyiinta Qaranku ka Jeediyeen Marti qaad ay u sameeyeen Qurbejooga oo ay ku lamaanayd Soo Bandhigida Waxqabadka dawlada

                Hargaysa 28.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Caawa ka qayb galay Munaasibad uu ugu Talo galay inuu Qurbejooga Somaliland Warbixin kaga Siiyaan Waxqabadkii u Hirgalay Xukuumada Mudadii Sadexda Sanno ahayd ee ay Hogaaminta qaranka haysay taas oo lagu qabtay Huteel Maansoor . Waxaa halkaas ka hadlay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada…

                Read More

                  Madal loogu dabaal degayo 3 Guurada Xukuumada,Iyo Iftiiminta Boogaha lagu Qarinayo Muraayada Akhtarka ah

                  Hargaysa 28.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud   siilaanyo ayaa caawa Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa  Mansor hutel kaga qaybgelay xaflad  ballaadhan  ay xukuumaddu ugu talo gashay inay ku Qurbejooga Somaliland ee dalka ku Sugan ay Warbixin uga siiso Waxyaabihii u Qabsoomay Mudada Sadexda Sanno ah ee Xukuumada Xisbiga Kulmiye ay talada Qaranka…

                  Read More

                    Golaha Wasiirada oo meel mariyay Miisaaniyad gaar ah oo loogu talogalay Mushaaraadka Ciidanka

                    Muqdisho July 28, 2013(SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid aheyd Miisaaniyad gaar ah oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan ayaa sidoo kale diirada lagu…

                    Read More

                      Laascaanood oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Wiilkii Ku Guulaystay Tartankii Qur’aanka ee Xukuumadu qaban qaabisay

                      Laascaanood 28.July (SDN) Waxaa maanta Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool si Mug leh loogu soo dhaweeyay C.risaaq C.laahi Maxamed oo ah Wiilkii kaalinta 1aad ka Galay Tartankii Qur’aanka Kariimka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland soo qaban qaabiyay. Soo dhawaynta ardaygan ayaa waxaa ka qayb qaatay madaxda laamaha dawlada,Culimaa-udiin,iyo Waxgaradka ku dhaqan Magaalada Laascaanood. Isu…

                      Read More

                        Somaliland: Security forces on high alert to avert terror attacks

                        Hargeisa, July 28, 2013 (SDN) —Somaliland Security forces especially anti-terror squad known as Rapid Reaction Unit (RRU)  have been put on high alert in country following warnings that Al shabab militant  might carry out possible attacks similar to Saturday’s attacks of Turkish employee residence in Mogadishu which claimed the lives of three people. Official sources…

                        Read More