Webmaster

    Somali Community Condemns Health Commissioner

    A Somali health organization announced Monday that members of the Twin Cities Somali community would gather Friday to express a “vote of no confidence” for Minnesota Health Commissioner Edward Ehlinger. The press conference is being organized by Isuroon—a nonprofit founded by Hopkins resident Fartun Weli that provides health education and advocacy for the local Somali…

    Read More

      Somaliland: Women Have A Role To Play In Peacebuilding

      The role of women in peacebuilding has long been underestimated in Somaliland. Since the country’s collapse and the emergence of Somaliland, citizens have been plagued by protracted political insecurity and militarised violence. The prolonged conflict produced gendered outcomes in Somaliland, with particular shifts enabling Somali women to participate in activities – such as conflict resolution…

      Read More

        Xukuumadda Somaliland oo wali ku mashquulsan Abaabulka Odayaal u jawaaba Golaha wadatashiga iyo isku daygii Salaadiinta is xilqaamay oo Hal bacaad lagu lisay u muuqda

          Hargeysa: 25-july-2013 (SDN)Inkastoo ay jiraan dhaqdhaqaaqyo wax ku ool ah oo ay waddaan salaadiin iyo wax garad reer Somaliland ahi, Haddana waxa ay wali xukuumadda Somaliland ku mashquulsan tahay sidii ay abuuri lahayd Odayaal beelaysan oo jawaabo dhinaca xukuumadda u xaglinaya. Maanta oo ugu dambaysay waxa ay xukuumadda soo Abaabushay Odayaal la sheegay inay…

        Read More

          Xumuumadda Somalia oo ugu Dambayntii Lagu Qasbay inay Aqoonsato maamulka Axmed Madoobe

          Mugdisho: 25-july-2013(SDN)Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho kulan ku dhex maray Madaxda ugu sareysa dalka oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisal Wasaare Saacid, Wakiilka Qaramada Midoobay Nicholas Kay, Taliyaha Guud ee Ciidamada dalka kenya ahna kuxigeenka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya jooga, Wakiilo ka…

          Read More

            95-tahriibayaal Somali ah oo laga samato-bixiyey Doonni muddo Badweynta Liibya la sabbaynaysay

              Libya: 25-July-2013(SDN):- Doonni ay saarnaayeen   Tahriibayaal soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 95, oo 36-kii saacadood ee u dambeeyey dul-heehaabaysay Badweynta Libiya iyo Dalka Talyaaniga  u dhaxaysa,  ayaa ugu dambayntii lagu guulaystay in la badbaadiyo. Doontan oo ka shiraacatay Dala Libya  ayaa ay la soo deristay cillad sababtay inay muddo ka badan 36-saacadood biyaha dushooda…

            Read More

              Golaha wadatashiga iyo Toosinta iyo Salaadiintii dhexdheexaadka ahayd oo xalay Gondaha is daray iyo waxyaabihii la isla meel dhigay

                Hargeysa 25-july-2013 (SDN)Salaadiintii iyo waxgaradkii isu xilqaamay xallinta khilaafka ka dhex taagan Golaha wadatashiga iyo toosinta Qaranka iyo xukuumadda ayaa Habeenkii xalay ahaa la kulmay Golaha wadatashiga iyo Toosinta. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhnaayeen kana dhacay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa lagu lafo guray sidii  Golaha wadatashiga iyo Xukuumadda la…

              Read More

                Waa Gediisiiye:Guddoomiyaha UCID oo Libintiisii Siyaasadeed U Hibeeyay Guddoomiyaha Wadani

                Hargeysa July 25,2013(SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa heshiis toban qodob ka kooban la sixiixday Guddoomiyaha xisbiga Wadani Md Cabdiraxmaan Ciro. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa bilihii u danbeeyay wax uu la soo baxay mucaarad toosin ah oo uu Xukuumada Axmed Siilaanyo cebeheeda dibeda ugu soo saarayo. Mucaaradadan toosinta ah…

                Read More