Garoowe July 25,2013(SDN)-Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa shaacisay in gudahaan Puntland dib loo billabayo Talaalka Dabeysha qeybtiisii 5aad.
Ololahan 5naad ayaa maanta ka bilaabmi doona degaanka Puntland min tuulo ilaa degmo,DAAWO.

qurbejoog