Heshiiska maanta ee labada xisbi-mucaarad waxa hadheeyey oo Ka muuqda fikirkii Waddani
Hargeysa 24-july-2013 (SDN)Waxa maanta soo baxay qoraal dheer oo ay labada xisbi ee Ucid iyo Waddani soo saareen kaas oo ka kooban heshiis is af-garad oo Toban qodob xambaarsan, kaas oo labada dhinac u wada dhan yihiiin. Heshiiskan is af-garad ayaa sida muuqata ah mid ay labada xisbi uga danleeyihiin inay bulshada tusaan inay…
