Wasiirka Kalluumaysiga ee Somaliland oo ka hadlay Wasaaradiisa iyo Maamul Goboleedka Punt land
Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada Mudane Cali Jaamac Faarax oo Xog Waran Maanta Siiyay Shabakada Qurbejoog.com ayaa Sheegay in la gaadhay Xiligii ay Gobolada bari ee Somaliland isku tiirsanaan gaadhi lahaayeen. Wasiirku waxa uu ka hadlay arrimo badan oo taabanaya hawlaha wasaaradiisa iyo Maamul Goboleedka Punt land . Wasiirka Wasarada Kalluumaysigu…
