Webmaster

    The unwarranted management of S/L registration commission‏

    There are standard benchmarks to adapt to every purpose of obligation and criteria procedure of nominating international standard members of registration commission. The universal practice adapted and known through worldwide is that, this nature of commission to be nominated from experienced independent judges of good reputation and character in order conducting a fair election screening…

    Read More

      GEESIYADDA QARANKA SOMALILAND WAA LAMA TAABTAAN

      Geesiyadda qaranka somaliland (geesiqaran) , mid dhintay iyo mid nool ba waa lama taabtaan , waxaanay ka mid yihiin , rukunada iyo dhidibada qaranka somaliland ku taagan tahay. lama taaban karo . lama waxyeelayn karo. Kuwa u buaaya inay xidhaana waxaan odhanlahaa…haddii lataabto , waxa lataabtay qaranka iyo wadanka somaliland. wadankasta iyo qaran kasta iyo…

      Read More

        Somaliland Government Bans Kalsan TV

        Hargeisa, July 23, 2013 (SDN) — Somaliland government on yesterday moved to curtail major broadcasting house when it banned Kalsan TV broadcast in the country with immediate effect’. “The Government has banned the operations of Kalsan TV in the country with immediate effect’ announced Information Minister Abdilahi Mohamed Dahir ‘Ukuse’. The government’s decision to ban…

        Read More

          Is the U.S. Ramping Up a Secret War in Somalia?

          Washington, July 23, 2013 (SDN) — The Obama administration earlier this year expanded its secret war in Somalia, stepping up assistance for federal and regional Somali intelligence agencies that are allied against the country’s Islamist insurgency. It’s a move that’s not only violating the terms of an international arms embargo, according to U.N. investigators. The…

          Read More

            The worst fate: Somalia’s ship wrecked hostages

             Nairobi, July 23, 2013 (SDN) —On Somalia’s pirate coast, more than 50 sailors are being held for ransom in grim conditions, many abandoned by their ship’s owner whose willingness to pay to free them sank with their boat. Almost all of the 54 sailors and fishermen that are still being held come from poor families…

            Read More

              Beesha toljecle oo ku eedaysay madaxweyne siilaanyo in uu wadankii u horseeday cadaalad daro iyo Colaad

              Hargaysa 23July13 (SDN) Waxgarad , Aqoonyahano, ganacsato ,iyo cuqaal ka soo jeeda beel weyn ta axmed sh isaxaaq (toljecle ) ayaa xukuumada siilaanyo ee talada haysa ku tilmaantay mid rajo beel iyo quus ku riday umada reer somaliland gaar ahaan beesha toljecle oo ahayd beeshii ugu horaysay ee taageerta xukuumada talada haysa markii ay mucaaridka…

              Read More

                “Calanka Waxa Qofka la Saaraa Marka uu Qofku Dhinto ee uu Naxashka Saaran yahay” Waraysi uu Si layaab uu Prof Samatar ugaga Jawaabay Sida uu Isu Garab taagayo Qadiyada Somaliland iyo Higsiga ay ku Jirto {DAAWO}

                Hargaya 23.July (SDN)  Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waraysi uu siiyay Telefishanka HCTV Isla Markaana uu ka Qaaday Weriye Cali Xaraare a ayaa si weyn u difaacay qadiyadda madax banaanidda Somaliland. Prof Waxa uu Si Xeel Dheer u Sharaxay Waxyaabihii dareenkiisa Muday Mudadii uu Somaliland ku Sugnaa waxaa kale oo uu Sharaxaad ka Bixiyay Sida…

                Read More

                  Daawo Video Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Golaha dhawaan lagu dhawaaqay balse soo dhaweeyey dhaliiilaha iyo toosinta xukuumada

                  Berbera 22.July Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu Socdaal Caafimaad ku soo qaatay Wadanka Ingiriiska. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Waxa uu Sheegay inuu Mudooyinkii u danbeeyay uu Maqlayay Gole lagaga dhawaaqay Magaalada Hargaysa isagoo Xusay in Wixii Sharciyada Taabanaya laga Feejignaado. Berbera…

                  Read More

                    DAAWO Barnaamijka weftiga xukumada iyo Qaramaynta Ciidan Beeleedkii Degmada Fiqi Fuliye

                    Fiqi Fuliye 22.July (SDN) Waxaa Todobaadkan Degmada Fiqi Fuliye ee Gobolka Sanaag ka dhacday Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Ciidan beeleed ku dhow Shan boqol oo ku Gaashaaman Tiknikada dagaalka. Munaasibad loo sameeyay Qaramaynta Ciidankan ayaa wax aka qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada oo uu horkacayo Wasiirka Madaxtooyada,Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka, iyo…

                    Read More

                      Mas’uuliyiinta Wasaarada Boosaha oo Kormeer Dhaqaale Raadin ah ku Soo Maray Shirkadaha Isgaadhsiinta

                      Hargaysa 22.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo ay weheliyaan agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi Faysal Cali Sheekh Iyo Masuuliyiinta wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiinta ayaa maanta koormeer ku soo maray xarumaha shirkadaha telesom iyo Nation link ee caasimada hargaysa Kormeerkoodan oo ay ka bilaabeen xarunta guud ee shirkada Telesom ay ku…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka oo Sheegay inay daba gal ku Samaynayaan Wixii Qandaraasyo ah ee aan la soo Ogaysiin

                        Hargaysa 22.July (SDN) Gudoomiyaha Guddiga  Qandaraasyada Qaranka Mud,Aadan C/llahi Xasan, ayaa maanta ka war-bixiyey waxyaalihii u qabsoomay Guddiga  Lixdii bilood ee sanadkan. Gudoomiyaha Guddiga Qandaraasyadu waxa uu sheegay in ay ka hawl-galaan dhamaan Goboladda dalka, isaga oo sheegay in hawsha ugu weyn ee gudigu tahay in ay maamusho wixii ay xukuumadu Iibsanayso iyo Qansdaraas ku…

                        Read More

                          Wasiirka Warfaafinta oo u Soo Jeediyay Telefishanada dalka ka hawl gala inay Ilaaliyaan Sharciyada Wadanka

                          Hargaysa 22.July (SDN) Wasiirka wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo Wacyigelinta Mud, Cabdillahi Maxamed Daahir (cukuse) ayaa maanta  kulan kula yeeshay xafiiskiisa  Madaxda  Telefishanada gaarka loo leeyahay  ee dalka ka howl-gala. WasiirkaWarfaafinta Mudane, cabdillahi Maxameed Daahir, ayaa  kala hadlay masuuliyiintaas sidii ay  u waafajin lahaayeen waxa ay  bulshada u baahinayaan  shuruucda dalka  u taala isla markaasina ay ka …

                          Read More

                            Wasiirka Madaxtooyada oo dhagax dhigay dhisme lagu Kordhinayo Dugsiga Qaadi Maxamud ee Burco

                            Burco 22.July (SDN) Wasiirka madaxtooyada somalialnd mud,Xirsi Cali X.Xasan oo socdaal shaqo ku jooga Xarunta Gobolka Togdheer ayaa maanta dhagax dhigay dhisme lagu kordhinayo dugsiga Qaadi -maxamuud ee magaalada Burco. Munaasibadda dhagax-dhigan dhismaha lagu kordhinayo Dugsiga Hoose Dhexe  Qaadi-` Maxamuud oo ay ka soo qayb galeen  masuuliyiinta  heer degmo iyo Gobol,ayaa  hadal uu ka jeediyey …

                            Read More

                              “Xukuumada Talada haysaa Kumay Iman Qori Caaradii,balse waa inay Maqashaa Rabitaanka Dadweynaha” Xildhibaan Bulqaasi {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 22.Julay (SDN) Xildhibaan Maxamed Jaamac Bulqaas oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada isla markaana ka Mid ah Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye,kana Tirsan Golaha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Sheegay in Golahoodani aanu ahayn Mid Qabyaaladeed oo Cid gaar ahi Wadato. Xildhibaan Bulqaasi waxa uu sheegay in Xukuumada talada haysaa aanay dalka ku qabsan…

                              Read More

                                “Magaaladii burco ayaa laba daamood u qaybsane ma buuhoodle iyo seemaal ayaad wax ka taraysaa” Mujaahid Dhaga Weyne {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 22.July (SDN) Afhayeenka Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Ibraahin C.laahi Xuseen Dhego Weyne ayaa Xukuumada ugu baaqay inay iska Maydhaan eedo Musuq Maasuq iyo Cadaalad darro oo ay u hore ugu jeediyeen Dawlada. Afhayeenka oo ka Hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa tilmaamay in Xukuumadu ku Jahawareertay Golaha ay kaga dhawaaqeen Caasimada hargaysa waxaanu…

                                Read More