Webmaster

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Digniin u diray Xukuumada kana hadlay Diiwaangelinta Madaniga ah {DHAGAYSO}

    Hargaysa 17.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Engineer Faysal cali waraabe ayaa Xukuumada uga Digay inay Xeeladayso  hawsha diiwaangelinta muwaadiniinta, waxana uu ku tilmaamay in labada hawlood ee diiwaangelinta ah ay mas’uuliyadoodu saaran tahay Xukuumadda loogana fadhiyo inay mas’uuliyadda loo baahan yahay ku dhaqangeliso diiwaangelintaas. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxaa kale oo Saluug ka…

    Read More

      “Dee Faysaloow in Istaqaana ayaynu nahay,Qoladan Wadanina waxaan leeyahay…” Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

      Hargaysa 17.July (SDN) Md Muuse Biixi Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa  ballanqaaday in Xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye ay mar walba diyaar u yihiin qabashada diiwaangelinta iyo doorashooyinka soo beegan, dhinacyada kalena looga baahan yahay inay iska daayaan xajiimaynta oo wada shaqayn u soo diyaargaroobaan. Hadalkan ayuu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ka soo Jeediyay…

      Read More

        Wasiirka Khayraadka Biyaha iyo Mas’uuliyiin kale oo kormeer ku soo maray goobaha biyo soo saarka caasimada

        Hargaysa 17.July (SDN)  Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Biyaha Md Xuseen Axmed Cabdallah ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha biyo soo saarka ee Caasimadda Hargaysa’ Wasiirka oo kormeerkiisa uu ku weheliyey Maareeyaha wakaaladda biyaha ee hargaysa Md Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa intii uu halkaa marayey waxa uu u kuurgalay hanaanka ay u shaqaynayaan xarumaha biyo soo…

        Read More

          Xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka doorashooyinka oo kala saxeexday Heshiiis Qaadhaan bixiyayaasha loogu gudbinayo qabashada diiwaangelin Madani ah

          Hargaysa 17.July (SDN) Kulan ay maanta isugu yimaadeen Hay’adaha dastuuriga ah ee kala ah Xukuumadda, Xisbiyada Siyaasadda iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka ayay ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan diiwaangelinta Muwaadinka iyo Diiwaangelinta codbixiyayaasha. Afhayeenka gudida Doorashooyinka Qaranka Md Maxamed Axmed Xirsi Geelle uu kulankan ku soo bandhigay heshiiska la kala saxiixday kaasoo uu ku tilmaamay…

          Read More

            Qormo Tooshka ku ifinaysa Sharciyadda golaha Tashiga/Toosinta iyo Tafsiirka uu Distoorku ka bixinayo, by Garyaqaan Muuse Yuusuf Maxamed

            Waxa Intan Ramadaanta Bulshada Somaliland ku batay Hadal haynta Kelmada Gole Taas oo Ka dhalatay Unkanka Golaha Madaxa Banaan Ee Wada Tashiga iyo Toosinta Somaliland, oo lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa Bilawgii bishan barakaysan ee Ramadaan. Waxaana Hadal haynta Kel madani sii xoogaysatay markii xubno ka tirsan Goleyaasha Fulinta (Xukuumadda dhexe) iyo Sharci dejinta (Wakiillada/Guurtida) ay…

            Read More

              Mucaaridka Jabuuti oo doonaya in Xukuumada ay ku kala baxaan Dimuqraadiyad”waa ta Somaliland ay isticmaasho ee ay ku kala baxdo

              Jabuuti July 17,2013(SDN)-Mucaaridka Jabuuti ayaa sheegay in xukuumada Jabuuti ay ku kala baxaan Dimuqraadiyad sida dalka ay jaarka yihiin ee Somaliland. Sidaa waxa Iddaacada VOA u sheegay Guddoomiyaha Dalada Mucaaaridka Md Ismaciil Geedi Xareed oo ay iddacaadu ka wareysatay wadahadalada mucaaidka iyo xukuumada Jabuuti u socda. “ awal hore Dimuquraadiyadda waa loo dhhoofi jiray, imika…

              Read More

                Raiisul Wasaare Saacid oo la kulmay Guddida New Deal(SAWIRO)

                Muqdisho,July 17, 20139SDN0-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta la kulmay una hambalyeeyay guddi hawleedka qorshaha New Dealka ama Hiigsashada Cusub, gudigan oo loo yaqaan “High Level Task Force”. “Duruufta maanta dalka ka jirta waa mid loo baahan yahay in wax badan laga badalo, horumar weyna laga sameeyo;…

                Read More

                  Xukuumadan Somaliland ee hadda talada dalka haysaa, waa ta keliya ee si hagar la`aan ah ugu hawlgashay la soo wareegida Hawada sare ee Somaliland

                  Qormooyinkii hore waxaaan ku soo qaaday, heerka ay Somaliland ka joogtay dhinaca aviationka ka hor xornimadii iyo israacii koonfurta iyo sidii maamulka hawada sare ee dalkii la isku odhan jirey Somalia, uu gacanta Somaliland iyo Somaliyaba uga baxay. Qormadana waxaan ku balbalaadhin doonaa, dedaalka ay Somaliland u gashay la soo wareegida maamulka hawadeeda sare. Aan…

                  Read More

                    Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale- Duur oo ku sugan Muqdisho siday u xaqijiyeen Xildhibaano Somaliland ka soo jeeda oo ku sugan Muqdisho

                    Muqdisho  17July13(SDN) Xildhibaano Somalilandka soo jeeda  oo ku sugan Muqdisho aya shegay inay la kulmeen wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Mudane   Maxamed Nuur Carraale- Duur ee xilka laga qaday xildhibankan oo ka gaabsaday magaciisa ayaa qurbejoog u xaqijiyey inuu ku arkay  Duur magaalada muqdisho mana uu cadayn sababta uu u yimid  waxa kale oo ay shegeen…

                    Read More

                      10 Somalis Relocated from Malta to Ireland

                      Belfast, July 17, 2013 (SDN) — 0 Somalis, consisting of three families granted protection in Malta, left today to start a new life in Ireland, the Office of the Prime Minister said in a statement. The latest departure brings the total of beneficiaries of international protection who were relocated to Ireland from Malta since 2007 to 40…

                      Read More