Axmed Madoobe oo lagu wado in uu Booqdo Puntland
Gaalkacyo July 06,2013(SDN)-Madxaweynaha maamulka Jubaland ee dhawaanta looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda gaaro magaalada Gaalkacyo. Axmed Madoobe oo maalmihii u danbeeyay u dhexeeyay magaalooyinka Adis Ababa iyo Nairobi ayaa haatan halkaa uga gudbi doona safar uu ku booqan doono Puntland. Axmed Madoobe ayaa Gaalkacyo oo haatan lagu daweynayo…
