Webmaster

    Top judge sworn in as Egypt interim president

    Cairo, 04 July 2013 (SDN) –Top judge Mansour has been sworn in as Egypt interim president, hours after Mohamed Morsi was overthrown in a military coup following huge protests against his one-year rule. Adly Mansour took the oath of interim president on Thursday, as his democratically elected predecessor, Mohamed Morsi, was held in an unspecified…

    Read More

      Saxaafada madaxa banaan ee Somaliland oo dalbatay in la sii daayo weriyeyaasha Hubaal

      Hargeysa July o4,2013(SDN)-Kulan ay saxaafada madaxa banaan ee Somaliland ay isugu timi ayaa looga arinsaday go’aankii baadilka ahaa ee maxkamada Hargeysi ku riday Maareeyiha iyo Tafatiraha wargeyska Hubaal ee Hargeysa ka soo baxa. Kulanka dabadii ayay saxaafada madaxa banaani waxa ay soo saartay bayaankan ay ku dalbaneyaan cadaalada:Hadii aanu nahay Saxaafada Madaxa banaan ee Somaliland…

      Read More

        Ciidamada Masar oo madaxweyne cusub ku wareejiyay talada dalkaasi

        Qahira July 04,2013(SDN)-Ciidamada xooga ee dalka Masar oo shalay xilkii ka faro maroojiyay madaxweynihii dalkaasi Maxamed Morsi ayaa shaaciyay madaxweyne cusub oo ay xilkaasi. Ciidamada ayaa sheegay in ay talada dalka ku wareejinayaan guddoomiyaha maxkamada sare ee Masar. dalka Masar ayaa waxa saaka laga dareemayaa dareemo isugu jira caro iyo farxad ay kala dareemayaan shacabka…

        Read More

          Xukuumada Jabuuti iyo Dalada Mucaaridka USN oo Kulankoodii u horeeyay yeeshay

          Jabuuti July 04,2013(SDN)-Maanta ayaa markii u horeeysay magaalada Jabuuti waxa ku kulmay Xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti iyo Dalada Mucaaridka ee USN oo dhawaan isla qaatay in wadahadal siyaasadeed labada dhan yeeshaan. Macada wax labada dhan ka wada hadleen waxaase la filayaa in qodobada la isla soo qaaday ay ka mid yihiin maxaabiista siyaasadeed ee Xukuumada Jabuuti…

          Read More

            Xisbiga UCID oo Si Kulul u Canbaareeyey Xukunkii Xadhiga & Ganaaxa Ahaa Ee Ay Xukuumadu Ku Ridey Masuuliyiinta Wargeyska Hubaal

            Hargeysa July 04,2013(SDN)-Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag u canbaareeyay xukun shalay ay maxkamada Hargeysa ku riday laba wariye oo ka tirsan jariirada Hubaal. Qoraalaka oo dhameystiran ayaa sidaa u qornaa;Waxaanu Si adag U Canbaareyneynaa Xayiraadii,Xunka,Xadhiga,Xabsiga,Xadiga Lacagta ah ee lagu Ganaaxey iyo Xeerla,aanta aan Loo marin Xadhigooda (Madani iyo Xeerka…

            Read More

              War Degdega :Ciidamada Wadanka Masar oo xilkii kala wareegtay Madaxwaynaha Masar Maxamed Mursi iyo isku dhac laga baqayo

              London 03Jul13 (SDN)Ciidamada wadanka Masar aya xilkii kala wareegay madaxwaynaha sharciga ee la soo doortay iyaga oo ku dhawaqay in Gudoomiyaha Maxkamada sare in uu xilka kala wareego , in dastuurka la joojiyo ,in la qabto doorasho dagdega iyada oo hada ay waxa ka bilaabmay gooba badan isu soo bax iyada oo laga baqayo isku…

              Read More

                War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uk Qadashada Kadhadhka Xisbiga

                London 03Jul13(SDN)Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxa lagu war galinayaa in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan Xubanaha Uk  in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran.   Xoghayaha Xisbiga ee Uk Mudane :Cabdilaahi Cumar Shaqale Tel:07883090192 Tel:07947827586 Email:shaqale101@hotmail.co.uk Xafiiska Ucid ee…

                Read More

                  Ururka Suxufiyiinta Solja oo Cod dheer kaga digay Talaabada Lagu Xukumay Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal

                  Hargaysa 03.July (SDN) Warsaxaafadeed ka soo Baxay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Si adaga iyo Cod dheer kaga digay Xukunkii ay Maanta Ku riday Maxkamada Gobolka Hargaysa Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan yahay Xoghaya Guud ee SOLJA Maxamed-Rashid Muxumed Farax ayaa u dhignaa Sidan:- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu…

                  Read More

                    UK government to ban herbal stimulant khat

                    London, 03 July 2013 (SDN) – The British government said Wednesday it is banning khat, an herbal stimulant, despite advice against such a move by an official advisory body. Khat, also known as cathonine, is popular in parts of the Middle East and Africa, where users chew the leaf to release stimulants that produce a…

                    Read More

                      Wasiir Xaglo Toosiye oo Xilkii Wasaarada Dibu Dejinta ku Wareejiyay Wasiirkii loo Magacaabay

                      Hargaysa 03.July (SDN) Wasiirka Cusub ee wasaarada Dib-u-dejinta  mud,Axmed Cali Kaahin ayaa maanta xilkii  wasaaradaas kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi, ahna wasiirka Wasaarada caafimaadka Mud,Saleebaan Ciise Axmed-Xaglatoosiye. Xafladda Xilwareejinta oo lagu qabtay Xarunta wasaaradaasi, kana soo qayb galeen  Xubno Golaha wasiirada ah iyo shaqaalaha  iyo madaxda kale ee wasaaradaasi, ayaa Agaasimaha Guud ee wasaarada…

                      Read More

                        “Ilaahaybaa ina Arkaaya Wixii Meesha ka dhacay Cadaalad daro ayuu ahaa,Waxaa la Weeraray Xaruntii Wargayska Hubaal” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 03.July (SDN) Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta Si ba’an u Canbaareeyay Xukunkii ay Maxkamada Gobolka Hargaysa ku riday Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal taas oo uu ku sheegay inay tahay arrin Cadaalad daro ah . Mudane Jamaal Cali Xuseen Waxa uu ka digay in Wadanka Tunisa Kacdoonkii…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somalia,Iyo Ra’isal Wasaarihiisa oo Kulan la qaatay Ergayga Midowga Africa ee Somalia

                          Muqdisho 03.June (SDN) Ergayga Midowga Afrika ee arrimaha Somalia dajire Maxamed Saalax Anaadiif ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) kaasoo ay kaga hadleen dagaalladii ka dhacay Kismaayo. Intii uu kulanku socday ayaa waxay mas’uuliyiintan si aad ah uga hadleen dhibaatadii ka dhalatay Kismaayo iyo walaaca…

                          Read More

                            WASAARAD LA WAREEGA CAKUSE +KA GAADHSIINTA XUKUNKA XAQDARADA AH EE HUBAAL +SIDA UU KA YEELI DOONO CAKUSE+KA HADAL LA,AANTA MAXKAMADA XAQI HUBAAL LABO ISKU BEEGAN!!!!

                            (KampalaSDN)   Waxa maanta maxkamadu xukun iyo ganaax  isku lamaan ku riday  Maareyaha hubaal  Maxamed Axmed Jaamac Calooley oo ay ku riday xukun sanad xariga iyo hal malyan oo ganaax ah.   Halka ay Tafatire Xasan Xuseen Keefkeef  ku riday laba sano oo xadhig ah iyo laba malyan oo ganaax ah.   Halka  hubaal  hore…

                            Read More