Webmaster

Xiddiga Da’da Yar ee Reer Brazil (Neymar Da Silva Santos Junior) Xageebuu Ka Soo Farcamey?(By Jaahuur)

Mog-Das- Cruzes-Brazil-June-2nd-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxayn ula kacaynaa xaggaa iyo carigaa Brazil oo aynu ku eegeyno xiddiga d’ada yar ee reer Brazil (Neymar Da Silva Santos Junior). Neymar Da Silva Junior wuxuu ku dhashey Mog Das Cruxes Brazil Sannadkii February- 05-1992, sida aynu wada ognahay Neymar waa ciyaaryahan reer Brazil ah wuxuuna ka soo ciyaaray La Liga…

Read More

    30 Qof oo ku dhaawacmay Dagaaladii Kismaayo oo lagu dawaynayo Magaalada Galkacayo

    Galkacayo 02.July (SDN) Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr.Cali Cabdilaahi Warsame ayaa Maanta Sheegay  in la soo gaarsiiyay magaalada Galkacyo qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladii Kismayo ka dhacay todobaadkii tagay. Dr.Cali Cabdilaahi ayaa sheegay tirada dhaawacyada la keenay Galkacyo inay dhan yihiin 30-qof oo qaba dhaawacyo kala duwan,wuxuna intaasi sii raaciyay maalinta barito…

    Read More

      Marwo Deegaan Jire ahayd oo Wasaarada Horumarinta la Wareegtay iyo Khudbadeedii {DHAGAYSO}

      Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradaa Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shukri  Xaaji Ismaaciil ayaa Balanqaaday in Xukuumada ay ka Tirsan tahay ay Ka Go’an tahay Sidii ay Wax uga Qaban lahayd Arrimaha Deegaanka . Wasiirka Cusubi Waxay Hadalkan ka Jeedisay Munaasibad ay Maanta Xilka Wasaaradaasi kula Wareegaysay Waxaanay Sheegtay inay shaqsiyan wada shaqayn la lahayd…

      Read More

        Ergayga Qaramada Midoobay oo ka jawaabay su’aalo laga waydiiyay Wada-hadalka Hargeysa & Muqdisho iyo qodobo kale oo Somaliland khuseeya

        Hargeysa July, 02 2013 (SDN)- Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa xalay ka jawaabay su’aalo lagu weydiiyay barta uu ku leeyahay twitterka, kuwaas oo qaar ka mid ahi ay ku saabsanyihiin Somaliland. Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo maamula xafiiska cusub ee UNSOM oo bedelay xafiiskii hore ee…

        Read More

          Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Xubniihi Golaha Wasiirada ee la Magacaabay

          Hargaysa 02.July (SDN) Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka soo qeyb galay qado-sharaf uu Gudoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ugu sameeyay dhammaan Wasiirradii, Wasiirul dawleyaashii iyo Wasiir ku xigeenadii cusbaa ee todobaadkii hore uu Madaxweynaha Somaliland Magacaabay. Xafladaas hadhimo sharafeedka ahayd waxa ka…

          Read More

            Wasiirkii Hore ee Hawlaha Guud Md,Xaabsade oo Tilmaamay Duruufaha Deriska la ah Wasaarada Hawlaha Guud {DHAGAYSO}

            Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Mudane Axmed Cabdi Xaabsade isla markaana loo Magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa Maanta  si faahfaahsan u sharaxay qaab dhismeedka wasaaradda hawlaha guud oo uu ku tilmaamay inay ka kooban tahay Todoba waaxood iyo labo hay’adood oo kala ah hay’adaha Korontoda ee…

            Read More

              Wasiirka Cusub ee Ganacsigu Muxuu ka Yidhi Xilkan loo soo Bedelay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo laga Soo Bedelay Wasaarada Arrimaha Dibada oo uu Sadexdii Sanno ee u danbeeyay Xilkeeda hayay ayaa Maanta  caddeeyey in uu aad ugu faraxsan yahay inuu  la wareego hay’ad qaran oo mas’uuliyad balaadhan leh, waxana uu sheegay wasiirku in shaqada ay wasaaradani u xilsaaran…

              Read More

                Nuxurka Afar Qodob oo aan Shishlayn oo ka soo Baxay Shirweynihii Qaran ee Shaqo Abuurista Somaliland

                Hargaysa 02.July (SDN) Shirweynihii lagaga hadlayey shaqo la,aanta dhalinayarada ayaa Maanta lagu soo gabageyey magaalada hargeysa . Shirweynahan oo Mudo Laba Cisho ah ka socday Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa waxaa ka soo baxay afar qodob oo taabanaya Sidii dhalinyarada Somaliland loogu abuuri lahaa Shaqooyin,kaas oo ay Si wada Jir ah isaga kaashadeen Wasaarada qorshaynta…

                Read More

                  Dahabshiil CEO warns ‘money will go underground’ if banks shut down transfer channel

                  Hargeisa, 02 July 2013 (SDN) – The chief executive of Somalia’s largest money transfer company warned Tuesday that funds wired into the country could “go underground” if Somalis aren’t able to send money to family members through banks. Abdirashid Duale, the chief executive of Dahabshiil is asking Barclays bank to reconsider a decision announced last…

                  Read More

                    Kal fadhi aan Caadi ahayn oo Baarlamanka Somalia Yeeshay

                    Muqdisho 02.July (SDN)   Kalfadhiga aan caadiga aheyd ee mudanayaasha baarlamaanka ay maanta ku yeesheen magaalada muqdisho waxaa soo xaadiray 143 mudane ajandahuna waxa uu ahaa furitaanka kalfadhiga aan caadiga aheyn, Mudane JeylaAni Nuur Iikar, Gudoomiye Kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo furitaanka kalfadhiga aan caadiga aheyn hadal kajeediyay ayaa tilmaamay inay wax lagu farxo tahay in…

                    Read More

                      Dowladda Jabuuti oo maanta deeq dawo ah ku wareejisay Wasaaradda Horumarinta adeegga Bulshada ee Somalia.

                      Muqdisho 02.July (SDN)  Deeqdan dawada ah oo cadadkeedu dhanyahay 12 Tan ayaa waxaa maanta si rasmi ah u la wareegay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Horumarinta adeegga Bulshada Soomaaliya Mudane maxamuud macallim Yaxye,iyadoo uu ku warejiyay wasiirka Dhaqanka ,Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda jabuuti oo maalmahanba socdaal shaqo ku jooga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.. Deeqdan dawada…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somalia oo ugu baaqay Hogaamiyayaasha Al Shabaab inay Isa Soo Dhiibaan

                        Muqdisho 2.July (SDN) Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka waramay guusha laga gaaray howlaha amaanka maamlahii aynu soo dhaafnay ee todobaadkii xoriyadda Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo si gaar ah ugu warramaya Warbaahinta Qaranka ayaa ku amaanay dhamaan ciidamada qalabka sida dadaalki ay…

                        Read More

                          Wasiir Xaglo Toosiye oo Xilkii kale Wareegay Dr Xuseen Xoog

                          Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka Cusub ee wasaaradda caafimaadka Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa manta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaas Dr Xuseen Muxumud Maxamuud ( X Xoog) Munaasabad balaadhan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda Caafimaadka ayna ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda, hay’adaha caalamiga ah iyo…

                          Read More

                            Wasiirka Cusub ee Deegaanka oo Xilkii kala Wareegtay Wasiirkii ka Horeeyay

                            Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradda Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil ayaa manta si rasmi xilkii wasaaradaasi ugala wareegtay wasiirkii hore ee wasaaradasi Mudane Maxamuud Siciid Gacamey. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday Hotel Imperial ee magaalada Hargaysa  ayna ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo qaar ka mid ah gudiyada ururada…

                            Read More

                              Xubno ka Mid ah Wasiiradii Cusbaa ee Xukuumada Siilaanyo oo Xilalkii la Wareegay

                              Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirada cusub ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Hawlaha Guud Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa maanta si rasmi ah xilalkii wasaaradahaasi ugala wareegay Wasiiradii hore ee wasaaradahaasi. Munaasabado wadajir ah oo lagu qabtay xarunta wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah  ayna soo xaadireen tobaneeyo xubnood oo ka tirsan golaha…

                              Read More

                                Afhayeenka Dalada Mucaaridka Jabuuti oo Xabsiga loo taxaabay xili Madaxweynaha Jabuuti uu ku dhawaaqay Wadahadal

                                Jabuuti July 02,2013(SDN)-Maxkmada Jabuuti oo saaka dhegeysatay dacwad ay ciidamada Jabuuti mar kale ku soo oogeen Afhayeenka dalada Mucaaridka Jabuuti eee USN ayaa riday goaan ay shacabka reer Jabuuti ka caroodeen. Afhayeen Daahir Axmed Faarax ayaa maxkamadu ku riday xarig laba bilood ah ka dib dhegeysiga eedaha loo jeediyay. Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Soomaaliya oo Safiirka Britain ka Guddomay waraaqaha Danjirenimo

                                  Muqdisho July 02,2013(SDN)-Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud ayaa maanta waraaqahii aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dawlada Ingiriiska u soo Magacawday Soomaaliya. Danjire niil wegen safiirka cusb ee Booqadaradda Ingariiska u soo magacawday soomaaliya ayaa maanta waraaqihiisi danjrino u gudbiyay Madaxweynaha Soomaliya iyadoo munaasabadaasina ay goob joog ka ahayd Foowziyo yuusuf xaaji…

                                  Read More