Ra’iisul Wasaaraha ayaa hambalyo ku aadan 1-da Luuliyo u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho, 01, Luuliyo, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliye mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii ka soo wareegtay 1-da Luuliyo 1960 u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dibada iyo gudaha dalka. “Anigoo ku hadlya magacayga, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed waxaan hambalyo hawada u marinayaa…
