Webmaster

    “Madaxwaynahana dhawr jeer ayay la kulmeen Xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada ee Gobolada Awdal iyo Salal” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

    Hargaysa 24.(SDN)   Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inaan Gobolka Awdal ee uu ka soo jeedo Saami qaybsigii uu xaqa ugu lahaa Somaliland aanu ka helin intii xukumada hadda talada haysaa jirtay. Waxaa kale oo uu Mudane Seed ka hadlay Dilalkii ka dhacay Deegaanka Degmada Xariirad oo uu…

    Read More

      Agaasimaha Guud ee Caafimaadka oo furay tababar lagaga hadlayo Maaraynta Hab raaca Caafimaadka

      Hargaysa 24.(SDN)   Agaasimaha Guud  ee wasaarada Caafimaadka Dr,Cabdi Axmed Nuur, ayaa maanta ka furay  Magaalada Hargeysa Kulan howleed  ku saabsan   xoojinta Maaraynta Hab-raaca caafimaadka. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Dhakhaatiir iyo saraakiil ka tirsan wasaarada Caafimaadka hadal uu halkaa ka jeediyey Agaasimaha Guud  Ee wasaarada caafimaadka Dr, Cabdi Axmed  Nuur, waxa uu sheegay…

      Read More

        “Xukumaddan maanta jirta waxaa aad loogu dhaliilaa inaanay Saamigii ay xaqa u lahaayeen ka helin Reer Awdal . Madaxwaynahana dhawr jeer” Gudoomiye ku xigeenka Waddani

        Hargaysa 24.(SDN)   Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inaan Gobolka Awdal ee uu ka soo jeedo Saami qaybsigii uu xaqa ugu lahaa Somaliland aanu ka helin intii xukumada hadda talada haysaa jirtay. “Awdal waxa ka mid ahayd meelihii Gooni isku taaga Somaliland lagu Aas-aasay .waxay ka mid ahaayeen…

        Read More

          Golaha Wakiilada oo dib u dhigay Ansixinta Xeerka Booliska isla markaana Galay Fasax

          Hargaysa 24.(SDN)   Kalfadhigii 21aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta la soo gabo gabeeyay Iyadoo Mudanayaashu isla qaateen in Dib loo dhigo Xeerka Booliska oo loo balansanaa in maanta Meel mariyo. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladu ay dood ka keeneen…

          Read More

            “Waxaan arkay in Dadka reer Somaliland Xoriyad dhab ah u haystaan dhiibashada Fikirka oo ay omali ah fikirkooda u dhiiban karaan” Prof Samatar {DHAGAYSO}

            Hargaysa 24.(SDN)  Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer uga waramay waxyaabihii uu kula kulmay Somaliland intii uu ku sugnaa, ka dib socdaal todobaadyo qaatay oo uu ku gala-bixiyay goboladda waddanka. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa shalay mar kale isa soo hortaagay Boqolaal qof oo isugu jira Ardayda ,Maamulka, Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa iyo Masuuliyiin ka…

            Read More

              Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Da’a Yarta u Soo Jeediyay inay isu taagaan Kobcinta Ciyaaraha (DHAGAYSO}

              Hargaysa 24.(SDN) Madaxweyne ku xigeenka jsl Md. C/raxmaan C/laahi ismaaciil (saylici) ayaa maanta ka qaybgalay xaflad balaadhan oo magaalada Hargaysa  loogu sameeyay xidhitaanka tartankii  ciyaaraha Gobolada   isla markaana shahaado sharafyo iyo abaalmarino kala duwan lagu Gudoonsiiyay  ciyaaryahanadii ka dhexmuuqday tartankaas , shirkadihii ,warbaahintii iyo wasaaradihii ka qaybqaatay  ciyaaraha Gobolada dalka ee dhawaanta la soo gaba…

              Read More

                Muuse Biixi oo Si faahfaahsan uga hadlay Siyaasada Arrimaha Dibada iyo Cawaaqib Xumida Qabyaalada {DHAGAYSO}

                Hargaysa 24.(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dheeraaday Horumar uu Sheegay inay Samaysay Siyaasada Arrimaha Dibada, Waxaa kale oo Gudoomiyuhu Tilmaamay Sida ay Qabyaaladu dhaxal Xumo ugu horseedo ummada wada dhalatay ee Somaliland. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu hadalkan ka Jeediyay Madal ay Wasaarada Ciyaaruhu u samaysay abaal marino inay…

                Read More

                  Nelson Mandela’s still critical in hospital, says Zuma

                  Pretoria, Jun 24, 2013 (SDN) –Former South African President Nelson Mandela remains in a critical condition in hospital, President Jacob Zuma says. Mr Zuma said the doctors were doing everything they could to make the former leader comfortable, but he could not give any more medical details. South Africa’s first black president, 94, was taken…

                  Read More

                    Somalia President outlines his vision for growth

                    The Somali nation and I thank the world for their sustained support over the past few years. As things have got steadily better, you have worked with us to build on that confidence and maintain the momentum. We appreciate the support of the G8, and the international support confirmed during the Somalia Conference in London…

                    Read More

                      Meeliishaad Dalxiiseyaal ku laayay Bakistaan

                      Islamabad June 24,2013(SDN)-Meliishaad ka mida kuwa Islamiyiinta ah ee dalka Bakistaan ayaa sagaal ruux oo dalxiiseyaal ah ku laayay Woqooyiga dalkaasi. Dalxiiseyaasha ayaa maalinimadii Axada gelinkeedii danbe booqanayay Buuraha dhaadheer ee ku yaal Woqooyiga dalkaasi oo ah degaan aad u nabdoon. Meliishaadka laayay dadkan dalxiiska ku gudo jiray ayaa ku lebiisnaa direyska ciidamada amaanka ee…

                      Read More

                      Xulka Spain oo 3-0 Ku Samirsiisey Xulka Nigeria Iyo Uruguay oo 8-0 ku Karbaashtey Tahiti. By Jaahuur.

                      Fortaleza-Brazil-June-24-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu ka socdo koobka Fifa Confederation Cup oo aalaba la dhigo inta aan la bilaabin koobka kubadda cagta ee aduunka Haddaba ciyaar aad u xiiso badneyd kana tirsaneyd koobkan waxaa isku nafbaxay Spain oo koobka Aduunka haysata iyo Nigeria iyana haysata koobka qaaradda…

                      Read More

                        DAAWO:Aqoonyahan Xasan Sheekh Cali Nuur oo ka Faaloonaya Sababha Hortaagan dib u soo celinta Qarankii Soomaaliya

                        Kuala Lumpur June 24,2013(SDN)-Barnaamijka Doorka aqoonyahanka ee Tvga Somalichannel ka baxa ayaa todobaadkan waxa marti ku ah Aqoonyahan Soomalaiyeed oo culuunta xiriirka caalemiga PHD ku diyaarinaya jaamacada Malaya waa Aqoonyahan Xasan Sheekh Cali Nuur. Aqoonyahanka ayaa wariye Axmed Abukar Azhari uga waramay sababha hortaagan in qarankii Soomaaliya dib loo yagleelo,DAAWO

                        Read More

                          DAAWO:Hees Qiiro iyo Tiiraanyo leh oo loo Tiriryay Halyeyadii Xoriyada Jabuuti,Ereyadii AUN Ibrahim Gadhle,luuqdii Faadumo Axmed

                          Jabuuti June 24,2013(SDN)-Abwaankii Reer Jabuuti Ibrahim Gadhle eebe naxariistii jano ha ka waraabiyee ayaa Hees Qiiro iyo Tiiraanyo u tiriyay marxaladihii kala duwanaa ee loo soo maray xoriyada Jamhuuriyada Jabuuti. Abwaanku waxa ii tixda ku hogo tusaaleynayaa Madaxda dalka in ay ka fiirsadaan qorsheyaasha Isticmaarku ku hawlan yahay. Heesta oo ay si la yaab leh…

                          Read More