Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo si xirfadeysan isugu dhuftay madaxdii sar sare ee Ururkii Xaqsoor ee wadahadaladu u socdeen
Hargeysa June 26,2013(SDN)-Guddoomiyihii Ururkii Xaqsoor ee ku haray tartankii Golleyaasha degaanka Mujj Xasan Ciise Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in wadahadaladii u dhexeeyay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo in ay burbureen. “Shicibka Somaliland waxaan u sheegaynaa in ururka xaqsoor daacadnimo ku galay wadahadaladaas. Waxaan ogolaanay inaanu la hadalo xukumada ka dib markii ay iyagu ku taliyeen…
