Webmaster

    Britain builds £14m prison in Somalia

    Mogadishu, Jun 23, 2013 (SDN) – Britain is spending £14million on a jail to lock up terrorists and pirates — in Somalia.  Taxpayers’ money will also go to fund mobile criminal courts in lawless states currently plagued by al-Qaeda.  The prison in Mogadishu will ensure dangerous warlords are kept behind bars.   It will also…

    Read More

    Brazil oo 4-2 Ku Edbisey Italy Iyo Mexico oo 3-1 Ku Amusiiisey Japan. By Jaahuur.

    Brazil-June-23-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha   waxaynu manta aadeynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu si habsami ah uga socdo koobka lagu magacaabo Fifa Confederations Cup. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobkan ayaa waxaa manta foodda isla galey Brazil iyo Italy,ciyaartan oo aad u xiisa badneyd waxaa qeybtii hore ee ciyaarta iska maamulanayey dabcan Brazil. Ciyaartan oo aad u…

    Read More

      Muqdisho oo ay ku soo Badanayaan Haweenka Gawaarida wata

      Muqdisho June 23,2013(SDN)-Wadooyinka caasimada Soomaaliya oo sanado door ah haatan aan lagu arag Dumar wata gawaari ayaa maalmihii u danbeeyay waxa dhabeyaasha Muqdisho lagu arkayay Haween wata Gaarida noocyadooda kala duwan. Arintan ayaa loo aaneyay ka dib kolkii magaalada iyo nawaaxigeeda laga saaray kooxda Al Shabaab,iyo xaalada amaan oo soo hagaageysay bilihii ina dhaafay. Haweenka…

      Read More

        Maayarka Hargeysa Oo Ballan-qaadyo Mushaharkiisu Ku Jiro Ugu Deeqay Jidka Hargeysa-Sallaxlay

        Hargaysa 23Jun13 (SDN)Duqa Caasimadda Hargeysa C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) ayaa ku dhawaaqay inay dawlad hoose ahaan diyaar u yihiin ka qayb-qaadashada tabarucaadka waddada Hargeysa iyo Sallaxlay dhanka agabka, dhaqaalaha iyo adeegyada kale ee looga baahdo, waxaanu sidaas ku caddeeyay mar uu maanta ka hadlayay bilawga sees-dhigga wejiga labaad ee laamida isku xidhaysa Hargeysa-Sallaxley-Ina Guuxaa oo…

        Read More

          Gudigii Ra’iisul W. Saacid u Magacaabay Qaban-qaabada Munaasabadaha 26-Juun iyo 1-Luuliyo oo maanta kulmay

          Muqdisho, 22, Jun, 2013(SDN)Gudiga qaban qaabada munaasabadaha 26-juun iyo 1-Luuliyo ayaa maanta shir isugu yimid ay kaga hadlayaan qaabkii loo wajihi lahaa weynaynta maalmaha saldhiga u ah qaranimada Soomaaliya. Gudigaan ayaa maanta waxaa shirkooda ku wehliyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa markuu soo idlaaday kulankooda waxaa saxaafada…

          Read More

            President Silanyo Receives Soccer and Basketball Champions

            Hargeisa, Jun 22, 2013 (SDN) – Somaliland president Ahmed Mohamed Silanyo on Saturday met with members of the two teams that won the soccer and basketball competitions of Somaliland’s regional sports tournament which has been concluded yesterday in Hargeisa stadium. While receiving the two team’s players and staff, President Silanyo commended the result they achieved…

            Read More

              Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Xubnaha Gudida Cadaalada oo Kormeer ku tagay Magaalada Berbera.

              Berbera 22.June ( SDN)  Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali iyo Xubnaha Gudida Cadaalada ayaa maanta gaadhay Magaalada Berbera isla markaana waxay maanta dhagaysteen dacwado ciqaab ah oo laba ka mid ahi Yihiin dil. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo ka hadlayay Ujeedada Socdaalkooda ayaa Sheegay inuu la Xidhiidho Xog ogaal u noqoshada…

              Read More

                Laanta Xisbiga Ucid ee Uk oo Canbaaraysay Xayiraada Weli Saaran Wargayska Hubaal

                London 22.June (SDN) Shir ay isku yimadeen  Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk   ayaa waxay Canbareyeen  xariga loo geestay wargaysaka Hubaal oo in  mudo  ah u xidhan  xukumada Somaliland ,waxana ay ugu baqeen in   Madaxweynaha Somaliland    sidda ugu dhakhsaha badan uu Xayiraada uga qaado wargeyska Hubaal,   waxanay   ku booriyey in wakhtigii uu mucaaridka ahaa Xisbiga…

                Read More

                  “Ciyaaraha looguma tallo-gelin inay noqoto meel lagu coloobo iyo meel la iskaga hor yimaado ” Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 22.June ( SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay oo soo dhaweeyay xulalka goboladda Maroodi-jeex iyo Gabiley oo ku kala guulaystay koobabkii kubadaha Cagta iyo Kollayga ee tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland oo shalay lagu soo gunaanaday garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium. Madaxweyne Siilaanyo oo halkaasi ka hadlay…

                  Read More

                    Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada oo Ka Hadlay Socdaalka Prof Samatar ee Gobolada Somaliland

                    Hargaysa 22.June (SDN) Wasiiru  Dawlaha wasaarada maaliyadda md. cismaan C/llaahi saxardiid cadaani  ayaa maanta  shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay kaga waramay socdaal  ay Dhawaan ku tageen wefitigii prof. Axmed Ismaaciil Samatar   Gobalada Bari ee Dalka oo wasiiru Dawluhu uu ka mid ahaa. Wasiiru dawluhu waxa uu sheegay in Dhamaan Goboladii Dalka ee ay…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Xulalkii ku Guulaystay Tartamadii Ciyaaraha Gobolada

                      Hargaysa 22.June (SDN) Madaxweynaha jsl mudane axmed maxamed maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay  xulalaka Gobolada maroodi jeex iyo Gabilay  ee ku kala guulaystay koobabkii kubada cagta iyo kolayga tartankii ciyaaraha Gobolada Dalka ee maalintii shalay lagu soo gabagabeeyay garoonka kubada ee magaalada Hargaysa. xulka kubadda cagta ee Gobolka maroodi jeex oo isagu hantiyay…

                      Read More