Webmaster

    WAXA LA OGAYSIINAYA DHAMAAN BULSHA WAYNTA SOMALIYEED EE KU DHAQAN UK SIIBA LONDON IN LA QABANAYO MAALINTA AXADA EE AY BISHU TAHAY 23/06 XAFLAD SAMAFAL AH OO LAGU XUSAYO MAALINTA ADUUNKA EE DUMARKA GAROOBTA (CARMAL) EE SAYGOODII GEERYOODAY IYO DHIBAATADA NOLOLEED EE HAYSTA.

    WAXA LA OGAYSIINAYA DHAMAAN BULSHA WAYNTA SOMALIYEED EE KU DHAQAN UK SIIBA LONDON IN LA QABANAYO MAALINTA AXADA EE AY BISHU TAHAY 23/06 XAFLAD SAMAFAL AH OO LAGU XUSAYO MAALINTA ADUUNKA EE DUMARKA GAROOBTA (CARMAL) EE SAYGOODII GEERYOODAY  IYO DHIBAATADA NOLOLEED EE HAYSTA.     XAFLADAAS OO SI WADA JIR AH AY U SOO QABAN QAABIYEEN HAY’ADA…

    Read More

      SA Somali blast victims returned to SA

      Johannesburg, Jun 22, 2013 (SDN) –The bodies of two South Africans killed in an attack on a UN facility in Somalia have been returned to South Africa. The plane carrying the bodies of 41-year-old Morne Lotter of Oudtshoorn and 53-year-old Alan Simpson of Port Elizabeth landed last night. The Denel employees died when Al Shabaab…

      Read More

        Somalia: Kenyan Police Seize Truck Loaded With Explosives

        Wajer, Jun 22 2013 (SDN) –Kenya’s Administration Police, a paramilitary security force, have seized a truck loaded with more than 27 tonnes of assorted bomb-making materials believed to be destined for the Al-Shabaab militant sulphate, 7,000 kg of basic chromium sulphate, 3,000 kg of sodium formate, 3,000 kg of sodium bicarbonate, 2,500 kg of soda…

        Read More

          India monsoon flooding kills nearly 600 (Video)

          Rescuers have found bodies in the River Ganges and in the muddy, broken earth left by landslides, raising the death toll from monsoon flooding in mountainous northern India to nearly 600, officials have said. The air force dropped paratroopers; food and medicine for people trapped in up to 100 towns and villages cut off since…

          Read More

            CPJ:Suxuufiyiinta Geeska Africa oo aad uga Qaxaya wadamadooda

            Nairobi June 22,2013(SDN)-Ururka u dooda xuquuqaha Suxuufiyiinta caalamka ee CPJ ayaa sheegay in gobolka Geeska Africa uu yahay ka ugu badan ee Suxuufiyiintu ka haajiraan. Ururka CPJ ayaa hadalkaan jeediyay xili maalinimadii khamiista loo dabaadegay maalinta Qaxootiga Dunida. Sida ay sheegtay CPJ waxa in ka badan 55 suxuufi laga eryay degaanadoodii Geesska Africa ka dib…

            Read More

              Baraawe oo saan Colaadeed la dareemayo ka dib Dagaal halkaa ku Dhexmaray Shabaabka

              Baraawe June 22,2013(SDN)-Magaalada Baraawe ayaa laga dareemayaa saansaan colaadeed ka dib kolkii magaalada lagu arkay dhhinacyadii dhawaanta dagaalamay oo weli ku hawlan is abaabul colaadeed. Baraawe ayaa waxa ay dadka halkaasi ku nool soo tebiyeen in dhawaan uu dagaal ku dhexmaray dhinacyo Shababaka ka wada tirsan oo kal taageera Hogaamiyaha Ururkaasi Amed Godane iyo Afhayeenkii…

              Read More

                Taageereyaasha Madaxweynaha Masar oo isu soo bax weyn Sameeyay,xili Mucaaridku is abaabulayo

                Qahira June 22,2013(SDN)-Taageereyasha xisbiga talada dalka Masar gacanta ku haya ayaa shalay magaalada Qahira ku soo bandhigay isu soo bax weyn oo ay ku taageerayaan xukuumada dalkaasi. Taageereyaasha Akhwaanka oo tiradoodu ka badan tahay 100,000 ayaa ku hadaaqayay”Kacaan Islami ah”. Urur siyaasadeedka Ikhwaanka ayaa banaabax hortii ku baaqay in nabada la ilaaliyo,balse isu soo baxa…

                Read More

                  DAAWO:Baraamij ku Saabsan Dhibaatooyinka Heysta Fanaaniinta Soomaaliya

                  Muqdisho June 22,2013(SDN)-Fanaaniita Soomaaliyeed ee ku nool Caasimada Soomaaliya ayaa waxa heysta culeysyo farabadan oo la xiriira daryeel xumo ka dhalatay Dawlad la’aanta dalka ku habsatay. Hadaba Barnaamijkaan ayaa ka warbixinaya Booqasho ay dhawaan ku tegeen Xaruntii Murtida iyo Mededaalada Muqdisho xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya,iyo waxa ka qabashada dhibaatooyinka heysta Fanaaniinta,DAAWO

                  Read More

                    SO SHE LISTENTED

                    Fate of Somali government affairs has taken a sharp turn towards deeper, dysfunctional, darker and bottomless whole; instead of cultivating collaboration with fallow brothers and sisters in just short time they managed to further divide the country, alienate dissent voices, marginalizing women, coming of age youths targeted and branded as Al shabaab, while constructing closer…

                    Read More

                      Wareegtada ku-wajahan Dhulka Danta Guud ee Dhul-xeebeedka Berberi waa Ku Raad-Gadasho iyo Gabood Dhul Boob Qarsoon oo hor-leh.sida Xabaalo Tumaalo

                      Qormadii 9aad   Xukuumada Siilaanyo Waxa ay Mataaneysey Xasad/Xanaf/Xajiin iyo Xanuun Qabyaaladeed oo xaraaradiisu mareyso 100% Wadaagayaal waxa Wadan kasta, Wax-kadhigaa waa Dawladiisa iyada oo ku-hageysa Tubta toosan oo ah Sinaan iyo cadaalad lana kaashaneysa Shacabkeeda. Miyaase Weli la arkey Xukuumad Shacabkii isku dhufaneysa?  Bal-u-kuur-gala Waxa ka socda Magaalada Burco!! Miyaa Maqasheen-Budh-cad-dhuleeda ka dilaacey S/land Gaar-ahaan…

                      Read More

                        CIYAARUHU WAXAY DHISAAN, MAANKA IYO MASKAXDA DHALINTA.

                        Ciyaaruhu waxay door mihiima ka ciyaaraan is dhex galka bulshada iyo isku soo dhawaanshaha bulshada, waxa kaloo ciyaaruhu keenan is ku gudubka dhaqanka iyo hidaha wuu degaan waliba gaarka u leeyahay madaama ciyaar yahanadu u kala gudbayaan gobolo kala duwan iyaga oo sita hidahooda iyo dhaqanka  u gaarka ah.  ciyaaruhu waxa ay ka gadisanyihiin siyaasada…

                        Read More

                          Support from Somalia to Turkish PM regarding Taksim Gezi Park

                          Mogadishu, Jun 21 2013 (SDN) –Mogadishu – Somali Students Unity organized Thursday a rally in the capital Mogadishu to support Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan upon Taksim Gezi Park protests.  Demonstrators carried Turkish flags and Erdogan’s posters, where they chanted slogans about Erdogan government’s economical and political support to Somalia. Turkey whose prime minister…

                          Read More

                            Kampala Mayor Beaten by Uganda Police

                            Kampala, Jun 21 2013 (SDN) –The mayor of the Ugandan capital, Kampala, says he has been beaten by police, who fired rubber bullets to disperse crowds of his supporters. Mayor Erias Lukwago said he collapsed after tear gas was thrown into his car. Mr Lukwago is an opponent of President Yoweri Museveni, and government critics…

                            Read More