Webmaster

    Somali art exhibition portrays war – (Video)

    An art exhibition documenting the impact of war on cultural heritage has opened in Somalia. The event is allowing Somali artists to put their stories on canvas. They hope to encourage young artists to express their real lives on canvas and thereby reject the ways of violence. Al Jazeera’s Dominic Kane reports. Source: Aljazeera

    Read More

      Gunaanadka Tartanka Ciyaaraha,Weedhihii Wasiirka Raygal iyo Dareenka Maqnaanshaha Madaxweyne Siilaanyo

      Hargaysa 21.June (SDN) Xulka Gobolka Maroodi Jeex  ayaa Mar kale ku Guulaystay Koobka Kubada Cagta ee Tartanka Gobolada Somaliland ee Ka Socday Garoonka Hargaysa Stadium ee Caasimada Hargaysa kadib markii ay Galabta Ciyaar Xiiso badan isaga Hor yimaadeen Xulka Gobolka Hawd. Ciyaarta Gaba Gabada Tartanka Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland waxaa daawashadeeda ka qayb galay,Xubno…

      Read More

        War Deg Deg ah :Xulka Maroodi Jeex oo Ku Guulaystay Tartankii Ciyaaraha Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland

        Hargaysa 21.June (SDN) Xulka Gobolka Maroodi Jeex  ayaa Mar kale ku Guulaystay Koobka Kubada Cagta ee Tartanka Gobolada Somaliland ee Ka Socday Garoonka Hargaysa Stadium ee Caasimada Hargaysa kadib markii ay Galabta Ciyaar Xiiso badan isaga Hor yimaadeen Xulka Gobolka Hawd. Ciyaarta Gaba Gabada Tartanka Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland waxaa daawashadeeda ka qayb galay,Xubno…

        Read More

          UN Stands by Somalia After al-Shabab Attack

          Beijing, June 21, 2013 (SDN) — The United Nations has vowed to stand by Somalia, following Wednesday’s deadly attack on a U.N. compound in the Somali capital. The bomb and gun attack by al-Shabab militants killed at least 21 people, including seven attackers and several people working for the United Nations Development Program. Speaking in…

          Read More

            UN honours Kenyan staffer killed in Somalia

            Nairobi, June 21, 2013 (SDN) — Nairobi – A United Nations staff member killed in an Islamist insurgent attack in Somalia was named on Friday as Rita Muchucha, a Kenyan citizen. Praising an “open, friendly and fun-loving colleague, tragically lost to us in the prime of her life”, the UN Development Programme announced her death…

            Read More

              “Wednesday’s bomb-and-ground-assault by Al Shabaab should prompt the international community to rethink its vision for a united Somalia”- Somaliland Foreign Minister

              Hargeisa, June 21, 2013 (SDN) —A senior Somaliland politician has condemned the tragic terror attack on a UN compound in Mogadishu, but says it strengthens claims for secession from Somalia. Mohamed Omar, the breakaway state’s foreign minister, says that Wednesday’s bomb-and-ground-assault by Al Shabaab should prompt the international community to rethink its vision for a…

              Read More

                Xulka Gebilay oo la Galbaday Koobkii Kubada Kolayga ee Gobolada Somaliland,iyo ka Kubada Cagta oo Dhex maraya Maroodi Jeex iyo Hawd

                Hargaysa 21.June (SDN) Xulka Gobolka Gabiley   ayaa ku guulaystay tartanka kubadda kollayga ee ciyaaraha goboladda Somaliland ka dib markii ay Xalay ka badiyeen xulka  Maroodi-jeex  oo ay  ciyaartii kama dambaysta ku wada yeesheen garoonka kubadda kollayga ee Tima-cadde ee Magaaladda Hargeysa. Ciyaartan oo aad u xamaasad badnayd waxa ka soo qeyb galay Wasiirrada  Ciyaaraha, Maaliyadda,…

                Read More

                  Abwaan Huryo: hibo hal-abuur hantiday!

                  Iyaga iyo Allahoode, waxay yidhaahdeen Nin dhalinyaro ah ayaa xilliyadii 1980-dii waxa uu ka hawlgali jiray mid ka mid ah laamihii dawladda ee xilliyadaas oo ahayd waaxda duulimaadyada cirka iyo hawada. Waxay soo wariyeen in xilli xilliyadaas ka mid ah ay inankaas dhalinyarada ah is barteen gabadh. Waxanay gabadhaas oo ay in muddo ah sheeko…

                  Read More

                    Kooxda Al Shabaab oo Barta Internetka ee Twitter si toosa uga Baahisay Weerarkii Xarunta UNDPda Muqdisho

                    Muqdisho June 21,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee dhawaanta weerarka dadku ku dhinteen ku qaaday Xarunta magaalada Muqdisho ee Hay’ada UNDP ayaa intii weerarku socday baahisay sida hawlgalku u socdo. Shababaaka ataa bartooda Twitter ee @HSMPress1 waxa ay eryo ka dhan ah Qaramada Midoobey iyo Mareykanka ku baahiyeen mudo yar ka hor weerarka. “Qaramada Midoobey oo ka…

                    Read More

                      Wargeyska Washington Post oo Faalo ka Qoray in la Hubeeyo Mucaaridka Suuriya

                      Washington June 21,2013(SDN)-Wargayska dalka Maraykanka ee Washington Post  ayaa todobaaadkan badhtamihiisii waxa uu diidmo ka muujiyey qorshaaha ku saabsan in dawladda maraykanku ay hubayso Mucaaradka Suuriya Wargaysku waxa uu qorshahaas ku sifeeyey mid sii kordhin kara dhiigga qulqulaya dalkaas isla markaana burbur intaa ka sii badan gaysan kara. halka sidoo kalena wargaysku sheegay in barnaamijka…

                      Read More

                        Aljeria:Saciid Butafliqa oo ay walaalo yihiin Madaxweynaha Aljeria oo awoodihii Madaxtooyada gacanta u gashay

                        Al-Wadan June19,2013(SDN)-Wargayska Al-watan ee ka soo baxa caasimadda dalka aljeeriya ee Aljeris ayaa maalinimadii arbacada ee todobaadkan waxa uu baahiyey in saciid Butafliqa oo ah ninka ay walaalaha yihiin madaxweynaha dalka aljeeriya uu gacanta ku qabtay awoodo badan oo dawladdu lahayd tan iyo intii uu xanuunsaday walaalkii madaxweyne Cabdicasiis buutafliiqa. oo 27 bishii April ee…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Ummadda ka Tacsiyadeeyay Geeridii ku timi Xildhibaan Prof Maxamed Faarax Jimcaale

                          Muqdisho June 21,2013(SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Md Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ummada Soomaaliyeed ka Tacsiyadeeyay Geeridii naxdinta laheyd ee kutimi Xildhibaan Prof Maxamed Faarax Jimcaale oo Xalay Muqdisho ku geeriyooday. “INAA LILAALIHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN waxaan rabaa inaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diro Allaha u naxariistee Walaalkeen Prof Maxamed Faarax Jimcaale oo ka…

                          Read More

                            Micorosoft oo siinaysa 100 kun oo doolar ciddii jabsata barnaamij-keeda cusub ee lagu magacaabo New-Windows

                            Al-hayat 20,2013(SDN)-Wargayska al hayat qaybtiisa ka soo baxda dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa baahiyey balanqaadka ay shirkadda Micorosoft u samaysay inay 100 kun oo doolar siinayso cid kasta oo awood  i farsamo u yeelata inay qaab budhcadnimo ah ku jabsato Computer-ka cusub ee ay shirkaddu soo saartay ee New-Windows. sida ay daabacday jariirada al-hayaat Shirkadda ayaa…

                            Read More

                              Wall Street Journal:Isbedelo ka hirgala Iran waxay u baahan yihiin inay is bedesho siyaasadaha Aayatullaahi Khumayni

                              Washington June 21,2013(SDN)-Wargayska dalka Maraykanka ee Wall Street Journal ayaa salaasadii todobaadkan waxa uu baahiyey in inkastoo uu madaxweynaha cusub ee Iran Xasan Rooxaani uu ku ballanqaaday inuu talaabo ka qaadi doono xalinta khilaafaadka ku saabsan Barnaamijka Quwadda Nuclier-ka ee u dhexeeya dalkiisa iyo wadamada galbeedka hadana in gaadhitaanka himiladaasi ay u baahan tahay in…

                              Read More

                                Saxaafadda Sucudiga oo Dhaliilo u Jeedisay Sheekh Al-Careefi

                                Cukaad saudi 19.June,2013(SDN)-Saxaafadda Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa si weyn dhaliilo ugu jeediyey sheekha  shacbiyadda balaadhan ku leh wadankaasi ee Sh Maxamed Al Cariifi oo ah sheekh sunni ah, ka dib markii uu si cad uga dalbaday dhalinyarada inay ka qayb galaan dagaalka lagu ridayo Bashaar al asad, xilli uu sheekhu safar ku marayey dalka Boqortooyada…

                                Read More