Webmaster

    DAAWO:Reer Berbera oo si Toos ah ugu sheegay Waxa Looga Fadhiyo Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo is-difaaciisii

    Berbera June 17,2013(SDN)-Waxa magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ee Somaliland booqday Prof Axmed Ismaciil Samatar oo mudaba dalka booqanayay. Prof Axmed Ismaciil Samatar oo Bulshada reer Berbera kula hadlay Jaamacada Golis ayaa iska difaacay dhaliilo loo jeediyay oo ku wejehnaa in aanu ilaa iyo haatan ka hadal horumarka Somaliland. Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ka…

    Read More

      DAAWO:DHIBAATADA LAGA QAADO SIGAARKA

      London June 17,2013(SDN)-Waxa barnaamijka Late Night Show la Yiraahdo ee ka baxa TVga Universal todobaadkan lagu soo qaatay dhigay dhibaatooyinka baaxada leh ee Cabida Sigaarku ku keeno dadka caba. Barnaamijka iyo khubarada ka qeybgalay ayaa soo bandhigaya sawiro iyo muuqaalo kale oo muujinaya baaxada dhibaatada cabida Sigaarka ka dhalata,DAAWO

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo Wareegto ka soo Saaray Dhulka Danta Guud ee Magaalada Berbera

        Hargaysa 16.June (SDN)  Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/WM/222-1792/062013          ka soo saaray Dhulka Danta Guud ee Magaalada Berbera. Isaga oo ku socodsiiyey Madaxweynuhu Masuuliyiinta ay ka Mid yihiin Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ,Duqa Magaalada Berbera,Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Taliyeyaasha Ciidamada .                  MADAXWEYNUHU:- Markuu Arkay:              Qodobka 12aad…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhaqan Geliyay Xeerka (Statistics Law)

          Hargaysa 16.June (SDN) Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu dhaqan geliyey xeer madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1794/062013 Xeerkaasi oo ah (Statistics Law). Warsaxaafadeed ka soo Baxay Madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada ayaa u dhignaa Sidan:- Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:             Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:             Qodobka…

          Read More

            Foreign Minister Briefs Parliament on Foreign Policy

            Hargeisa, June 16, 2013 (SDN) – UNSOM’s political role is to rebuild a federal Somalia and is against the sovereignty of Somaliland, its constitution and peoples will, according to foreign minister Dr. Mohamed Abdilahi Omer. Briefing the country’s House of Representatives today on the work of his ministry and the recent visits that president Silanyo…

            Read More

              C.kariin Axmed Mooge oo Deeq lacageed Gudoonsiiyay Xulka Gobolka Daad Madheedh

              Hargaysa 16.June (SDN) Munaasibada  casho  sharaf ah oo ay dhalinyarada degmad maxamuud haybe ku maamuuseen Ciyaartoyda gobolka Daadmadheen ayaa ka qabsoontay  Iskandanefiyan Hotel  ee   ka magaalada hargaysa,  taasi  oo ay  ka soo qayb galeen  Badhasaabka Gobolka  Daadmadheedh Maayarka Degmada Oodweyne Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada Isu duwaha Ciyaaraha Gobolka  Daadmadheedh  Xoghayaha…

              Read More

                Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Hawd oo ka Warbixiyay Hanaanka Imtixaanaadka Shahaadiga ah

                Bali Gubadle 16.June (SDN) Gudomiyaha Waxbarashada Gobolka Hawd  Maxamed sheikh Axmed ,ayaa  sheegay In   ilaa hadda uu maalintii labaad  si wanaagsan  uga socdo Imtixaanka shahaaditga ee  fasalada sideed ee dugsiyada dhexe iyo fasalada afraad ee dugsiyada  Sare goobaha imtixaanka  ee Gobolka, waxaanuu xusay in  ilaa hadda howsha imtixaanku ay si wanaagsan ugu socdaan wax caqabad…

                Read More

                  Masar oo Xidhiidhka u Jartay Wadanka Suuriya Sheegtayna inay Caawinayso Shacabka Suuriya

                  Qaahira 16.June (SDN) Madaxweynaha dalka Masar  maxamed Mursi ayaa  sheegay inuu dalkiisu go’aansaday inay cilaaqaadka ujaraan maamulka  dalka suuriya,hase ahaatee masar ay sii wadayso taageerada shacbiga suuriya ilaa inta ay xuquuqdooda ka helayaan. Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi waxa kale oo uu ugu baaqay ururka Xisbulaahi ee dalka Lubnaan inay joojiyaan fara gelinta  dagaalka  Gudaha…

                  Read More

                    Dabaal Degyo ku Wajahan Guusha Madaxweynaha Cusub ee Iran Rooxaani oo Lulay Xarunta Iraan

                    Tahran 16.June (SDN) Kumanaan qof oo Iiraaniyiin ah ayaa isugu soo baxay Magaalada Tehraan caasimada dalka Iran iyaga oo u dabaaldegaya Guusha Doorashada madaxweynaha Cusub ee dalkaasi Xasan Rooxaasni. Dadweynaha  Isugu soo baxay dabaaldega  Guusha madaxweynaha  Cusub Xasan Rooxaani ayaawaxa ay ku dhawaaqayeen weedho ay ku muujinayaan sida ay  u taageersan yihiin, waxaana  badi suuqyada …

                    Read More

                      Marwada Madaxweynaha oo Tilmaantay baahiyaha Caruurta Somaliland & Sidii Mustaqbalkooda loo Hagaajin lahaa {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 16.June (SDN Marwada Madaxweynaha Marwo Aamina-weris sh.maxamed Jirde ayaa Maanta ka Hadashay Xuska Maalinta Dhalaanka Afrika oo Sannad kastaba laga Xuso Qaarada Afrika 16 bisha June isla markaana la isku xasuusiyo dhibaataada haysata Caruurta iyo Siyaabaha ugu haboon ee wax looga qaban karo, Marwo Aamina Weris waxay sheegtay in  ay waajib tahay in dawlad…

                      Read More

                        Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Si adag u Naqdiyay Talaabada ay Xukuumadu ku Xayirtay Wargayska Hubaal {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 16.June (SDN) Ururka Suxufiyiinta ee Solja ayaa maanta Si adag u Canbaareeyay Falkii lagu Xayiray Wargayska Hubaal oo ka mid ahaa Warsidayaasha Madaxa Banaan ee ka Soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa . Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Xasan Maxamed Yuusuf oo Shir jaraa’id ku qabtay Caasimada Hargaysa ayaa Sheegay in talaabada lagu…

                        Read More

                          Xulalka Daad Madheedh,iyo Hawd oo Afka Ciida u Daray Badhan iyo Salal una Gudbay Wareega Afarta Kooxood

                          Hargaysa 16.June (SDN) Xulalka Gobolada Hawd iyo Daad Madheedh ayaa u soo baxay Wareega afarta Kooxood ee Isugu Soo hadhay Tartanka Gobolada Somaliland kadib markii ay u Awood Sheegteen Xulalka Gobolada Badhan, iyo Salal. Ciyaarta Hore ayaa dhex martay Xulalka Gobolada Hawd iyo Badhan,labada Xul ayaa soo bandhigay qaab Ciyaareed Hufan oo ku dhisan Weerar…

                          Read More

                            Marwada Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb gashay Xuska Maalinta Caruurta Afrika

                            Hargaysa 16.June (SDN)  Xaflad Lagu xusayey maalinta Caruurta afrika ,kana soo qayb galeen Marwada  Madaxweynaha JSLand Marwo Aamina-Weris sh.Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshadav  Mud,Maxamud Bare Garaad,iyo masuuliyiin ka kala socday  Hay’ada Wadaniga ah iyo Kuwa caalamiga ah ayaa maanta Lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Marwada   Madaxweynaha Marwo Aamina-weris sh.maxamed Jirde …

                            Read More

                              Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Yidhi Shirkii uu kaga Qayb galay Nayroobi,Qaadacadii Xafiiskii UNSOM {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 16.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa uu Warbixin ka siiyay Siyaasada Arrimaha Dibada . Wasiirku warbixintaas waxa uu ku xusay go’aankii xukuumada somaliland hore uga qaadatay duulimaadyada dayuuradaha Qaramada midoobay kaas oouu sheegay in uu weli taaganyahay, waxaana uu tilmaamay in…

                              Read More

                                Wasiirka Arrimaha Dibada oo Hor tagay Golaha Wakiilada kana Warbixiyay Siyaasada Wasaaradiisa

                                Hargaysa 16.June (SDN) Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada oo uu shir-gudoominayey Gudoomiyaha Golahaas Md. C/raxmaan Maxamed C/laahi (C/raxmaan Cirro),ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debada Dr. Maxamed C/laahi Cumar, oo mudanayaasha faah faahin ka siiyay   Hawlaha ay wasaaradiisu uga masuulka tahay qaranka. Wasiirku waxa uu Golaha warbixin ka siiyay socdaaladii u dambeeyay ee madaxweyna…

                                Read More

                                  Tacsi

                                  Anagoo kala ah Mukhtaar Cabdi Yusuf .Nasir Maxamed Cai.Fuad Cumar yare Xuseen Maxamed Libaxo.Xusen Cumar yare.Khadar Axmed Caras.Maxmud Cusmaan Timacade .Mustafe Idiris. Cabdi Cumar Bare waxay tacsi u dirayaan Ismacil Saalax Yaasiin  iyo ahaladii iyo qarabadjiisii geridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadii Marxumad Ruun Muuse Warfaa oo saaka ku geeriyootay magaalada Hargaysa ilaahay waxaan…

                                  Read More

                                    President Silanyo Wows Deaf Students with Sign Language Response (Pictures)

                                    Hargeisa, June 16, 2013 (SDN) – Somaliland President H.E Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Silanyo’ met on today with deaf student at the presidential palace. The president’s meeting with the deaf students was also attended by the vice president Abdirahman Zaylici, presidency minister Hirsi Haji Ali, education minister Samsam Abdi Adam, Finance minister Abdiaziz Mohamed Samale, minister…

                                    Read More

                                      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay raysul wasaaraha Britain David Cameron

                                      London 16Jun13(SDN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay raysul wasaaraha Britain David Cameron, isagoo sidoo kale ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqoradda Ingiriiska, Queen Elizabeth II oo madaxweynaha lagu casuumay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah ugu mahadceliyey raysul wasaaraha Britain David Cameron casuumaadda uu u fidiyay iyo sida…

                                      Read More