Gollaha Degaanka ee Degmeda Saylac oo Markii u horeysay Yeeshay Kalfadhi
Saylac 15.June (SDN) Xubnaha 17-ka ah ee Golaha deegaanka Degmada Saylac ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii ugu horeeyey tan iyo intii ay Somaliland ka qabsoontay doorashadii Golaha Deegaanada. Sida uu ku soo waramayo weriyaha qurbejoog ee Gobolka Salal Kalfadhigan maanta oo uu shir gudoominayey badhasaab ku xigeenka Gobolka Salal Md Cali Allaale rayaale ayna soo xaadireen…
