Webmaster

    DAAWO:Falanqeynta Dhacdooyinka oo lagu eegayo Federalka

    London June 19,2013(SDN)-Barnaamijka Falanqeynta Dhacdooyinka ee ka baxa TVga SomaliChanell ayaa todobaadkan waxa uu Xasan Cade ku eegayaa Doodaha ku xeeran arrimaha Federaalka. Barnaamijka oo xiise gaar ah leh ayaa waxa ka qeybgalaya marti sharaf aqoon u leh mawduuca,sidoo kale waxa lagu guud mari doonaa dhacdooyinkii ugu xiisaha badana todobaadkan,DAAWO,

    Read More

    Xulka Spain oo Ku Guuleystey Horyaalka Yurub (Under 21) Markii Xulka Talyaaniga 4-2 Kaga Findhicisheen.By Jaahuur

    Jeruselam-Israel-June-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaagaa iyo Yahuudda Israel iyo Jeruselam oo lagu soo gabagabeeyey horyaakii Yurub UN-21 markii Xulka Spain 4-2 hilfaha uguqaadey xulka Talyaaniga. Haddaba ciyaatan oo kamadambeys ahayd FINAL ayaa la filayey ney noqoto ciyaar xiiso dan,laakiin waxay isu bedeshey ciyaartii uGu caajiska badneyd markii qeybtii hore ee ciyaarta lagu…

    Read More

      Ururka Ssuk ma lagu Amini karaa Masuuliyad Danbe?

      Ururka Ssuk ma lagu Amini karaa Masuuliyad Danbe? Hore ayaa loo yidhi halka ay dacado macal uga barato ayeey macaluul ugu bakhtidaa   Marka hore waxaan salaan u dirayaa dhamaan shacabka reer Somaliland gudo iyo dibadba. Mid taasi oo kale la mid ah waxaan hawada u soo marinayaa bahda saxaafada meelkasta oo ay ka joogan…

      Read More

        Somaliland Denies Landing Passenger Plane over Mogadishu Issued Permission

        Hargeisa, June 18, 2013 (SDN) –– Somaliland authorities on Tuesday denied clearance to a passenger Airline to land at the Hargeisa’s  Egal international airport. Civil aviation ministry revealed in a press statement that the plane, carrying passengers, was denied permission to land after the pilot took landing permission from Mogadishu. The press statement also revealed that…

        Read More

          Dalada Sonyo oo Xukuumada ugu baaqday Wax ka qabashada Shabakad isku xidha Dhalinta Tahriibaysa oo dalka ku sugan

          Hargaysa 18.June (SDN) Tahriibka dhalinyarada JSL ayaa noqday masiibo qaran oo haligta dhalinyarada JSL qarnigan 21aad. Dhalinyarada JSL oo war-war ka qaba dihnaanta mustaqbalka, leeleel iyo ladnaan midkuu u sido, iyo waayaha mustaqbalku ku qaabili doono dalkooda hooyo, ayaa raxan raxan maalin walba uga suudala dalka, una badheedha saxare kulayl badan oo baaxad leh iyo…

          Read More

            Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Boorama iyo Dil Xariirad ka dhacay {DAAWO}

            Boorama 18.June (SDN) Wefti balaadhan oo uu  Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Boorama. Ujeedada Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka ayaa Salka ku haysa sidii ay Wax uga qaban lahaayeen Dil ka soo Cusboonaaday Deegaanka Degmada Xariirada,Mudane Saylici waxaa Socdaalkiisan ku Wehelinaya Mujaahid C.raxmaan Aw Cali Faarax. Boorama…

            Read More

              Shir lagu darsayo Waxyaabaha laga baran karo dalalka kala Go’a oo Jaamacada Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

              Hargaysa 18.June (SDN)  Labo Aqoonyahan oo u dhashay Dalkan JSL ayaa maanta ka hadlay shirkii heer gobo lee ay soo qabanqaabisay kulliyadda xalinta khilaafaadka ee jaamacadda Hargaysa oo manta ku soo gebabeboobay xarunta Somaliland ee Hargaysa kaasoo ku saabsanaa waxyaabaha laga faa’iidi karo dalalka kala go’a. Md Maxamed Cabdi Daa’uud Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodijeex…

              Read More

                Wasaaradda Duulista Somaliland oo ka hadashay Diyaarad Rakaab siday oo laga celiyay Madaarka Hargeysa

                Hargeysa June, 18 2013 (SDN)- Diyaarad rakaab siday oo ka timi magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Salaasa ah laga celiyay Madaarka magaalada Hargeysa, kadib markii ay sidaas amreen masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland. Tan iyo markii masuuliyiinta Somaliland horaantii bishii hore ay shaaciyeen inay joojiyeen diyaaraddaha Qaramada Midoobay inay soo fadhiistaan, kana duulaan…

                Read More

                  Xulalka Maroodi Jeex iyo Hawd oo Mar kale isku Haleelaya Ciyaarta kama danbaysta ah ee Gobolada Somaliland

                  Hargaysa 18.June (SDN) Xulalka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex iyo Hawd ayaa u Gudbay Ciyaarta Gaba Gabada Tartanka Koobka Gobolada Somaliland kadib markii ay Si Xarago leh uga Badiyeen Xulalka Gebilay iyo Daad Madheedh oo ay  galabta isaga hor yimaadeen Ciyaarahaha Simi fanaylka ee Tartanka Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland. Ciyaarta hore ayaa dhex martay…

                  Read More

                    After 12 years, NATO passes security responsibility to Afghan forces

                    Kabul, June 18, 2013 (SDN) –– NATO troops in Afghanistan officially passed security responsibility to national forces at a ceremony in Kabul today, marking an important transition in the country’s 12-year war. “Today is a historic day for Afghanistan,” President Hamid Karzai said, standing alongside NATO Secretary General Anders Fogh Rasmussen. The transition began in July…

                    Read More

                      Ethiopia and Egypt agree to bridge dam divide

                      Addis Ababa, June 18, 2013 (SDN) –- Ethiopia and Egypt have agreed to hold further talks on the impact of a huge Ethiopian dam project to quell tensions between the two countries over water-sharing. “We agreed that we will start immediately on consultations at both the technical level… and the political level,” Egyptian Foreign Minister Mohamed Kamel…

                      Read More

                        West Africa piracy overtakes Somali ship attacks

                        Piracy off the coast of West Africa has now overtaken Somali piracy, a report by the International Maritime Bureau (IMB) and other seafarers’ groups says. It says 966 sailors were attacked in West Africa in 2012, compared with 851 off the Somali coast. West African pirates mostly steal fuel cargo and the crews’ possessions, often…

                        Read More

                          Somaliland’s House of Representatives Passes Executive and Parliamentary Privileges Act

                          Hargeisa June 18, 2013 (SDN) – Somaliland’s House of Representatives has unanimously passed a bill titled ‘executive and parliamentary privilege bill No/62/2013. Forty four MP’s have attended the session chaired chairman Abdirahman Mohamed Abdilahi “Cirro” and once the voting commenced, thirty eigth MP’s have voted in favor of passing the bill while two MP’s rejected and…

                          Read More

                            Golaha Wakiilada oo ansixiyay Xeerka Hab Maamuuska Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa

                            Hargaysa 18.June (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xildhibaanadu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeerka maamuuska Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Mudanayaasha Baarlamaanka Xeer No/62/2013. Mudanayaasha soo xaadiray fadhigii manta oo tiradoodu dhamayd 44 Xildhibaan ayaa ansixinta xeerkaasi waxaa ogolaaday 38…

                            Read More

                              Snowden oo Britain ka aargoostay

                              London June 18,2013(SDN)-Edward Snowden oo ahaa ruuxii qarxiyay xogtii tibaaxeysay in MAreykanku basaaso shacabkooda ayaa dawlada Britains dhex joojiyay fadeexad. Snowden ayaa shaaciyay in UK ay basaasto dawladaha dalkeeda uga qeybgala shirarka caalamka. UK ayaa dhawaan Amar Ku siisay shirkadaha duulimaadka in aaney Snowden u soo qaadin dalkooda. Snowden ayaa la aaminsan yahay in. Uuka carooday…

                              Read More