Si Toos ah Halkan Uga Dhagayso Ciyaarta u Dhaxaysa Gobolada Sanaag iyo Buuhoodle
Hargaysa 11.June (SDN)Labada Xul ee Gobolada Sanaag iyo Buuhoodle ayaa fooda isku daray Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee ka socda Garoonka Hargaysa Stadium . Geesta kale Xulalka Gobolada Saraar Iyo Salal ayaa yeeshay Ciyaartii hore taas oo ay labadii qayboodba isla dhaafi waayeen Eber iyo Eber, Xulka Gobolka Saraar ayaa isagu haysta 7 dhibcood halka Xulka…
