Wasiirka Waxbarashada oo ka hadashay Diyaar Garowga Imtixaanka Shahaadiga ah
Hargaysa 12.June (SDN) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta ka warbixisay diyaargarowga imtixaanaadka shahaadiga ah ee sanadkan oo ay u fadhiisan doonaan arday ka badan labaatan kun oo Arday oo isugu jira dugsiyada dhexe iyo sare. Marwo Samsam oo maanta u Warantay Shabakada Qurbejoog.com ayaa sheegtay inay wasaarad ahaan…
