Ogaysiis: dhammaan beesha Ciidagale shirweynihii barkhadle oo ku qabsoomi doona London.
Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa beesha Ciidagale in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii BARKHADLE oo ay beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska. Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesh guuda ahaan, hadday noqoto qurbaha gaar ahaan dalka Ingiriiska, Somaliland ,kilika shanaad ee ismaamulka deegaanka Somalida. Waxaana lagu gorfayn doona shirkaas sidii ay beeshu…
