Webmaster

    Kuwaiti delegation arrives in Somaliland

      Hargeisa, 27 May 2013(SDN) –A delegation of the Kuwati Baitu Zaka Releif organization has arrived in Somaliland on Monday to assess the Kuwait-funded projects in Somaliland. The five member delegation led by the Director of foreign projects of Baitu Zaka Releif organization Abdalla Hayder and accompanied by the secretary of Kuwait medical doctors association…

    Read More

      Odayaashii Deegaanka Xariirad ee ku Jiray Xabsiga Boorama oo Maanta Xoriyadoodii dib u helay

      Boorama 27.May (SDN) Waxa maanta  si rasmi ah Xabsiga dhexe ee Magaalada Boorame looga sii daayay duqaydii u xidhnayd  shaqaaqadii Bishii saddexaad ee sanadkan ka dhacday Degaanka xariirad ee Gobolka salal. Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha  Mudane Maxamed Nuur Caraale(Duur)  ayaa  maanta si rasmiya  xabsiga uga sii daayey  duqaydaas oo tiradoodu dhamayd  Toban Oday, oo ka…

      Read More

        Halgankii Guda Galka Magaalooyinka iyo Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay markii Xoogagii SNM gudaha u galeen Magaalada Burco 27.May 1988 {DHAGAYSO BARNAAMIJ GAAR AH}

        Hargaysa 27.May (SDN) Ayaaniba ayaanleh waxaa Xus iyo Xusuusba mudan markii halyeeyadii soo majeestayaasha ahaa ee Ururkii Dhaq dhaqaaqa SNM ay fooda is dareen hadhuudhlahana ku dareen Cududii ugu Xooga iyo Saanadaba badnayd ee rajiimkii Siyaad bare isla markaana dhegta dhiiga u dareen General,Sareeye Gaas,Sareeye Guuto,  Gaashaanle,abaanduule iyo Isbatoore ku Sheegyadii Xidigta Geeriyaad Garbaha loo…

        Read More

          UK: Campaigners Fear ‘Disaster’ Over Legal Drug Khat

          A Manchester community group has warned that a legal plant-based drug that is widely used in Britain’s Somali community could lead to addiction and serious health problems. Members of Manchester based Educate 4 Life believe that khat, a plant native to east Africa, lowers inhibitions with potentially dangerous results. They claim that it’s amphetamine-like substances…

          Read More

            Libya: ‘I cannot explain how terrible the situation was’ for Somali refugees -PRESS RELEASE Amnesty International (Video)

            This is part of a special ‘People on the Move’ series, highlighting the human rights violations faced by migrants, refugees and asylum-seekers in every part of the world. These profiles are being published around the launch of Amnesty International’s Annual Report 2013. Abubaker Ali Osman, a Somali engineer until recently living in Libya, never imagined…

            Read More

              Degmada Ceel afweyn oo ay ka bilaabantay dhagaysiga Dacwado kala duwan

              Ceel Afweyn 26.May (SDN) Hawlwadeeno derejadoodu sarayso oo ka socda hay’adaha garsoorka ee gobolka Sanaag ayaa manta gaadhay Degmada Ceel Afweyn halkaasoo ay ka bilaaban doonto qaadista dacwado la xidhiidha dhacdooyin kala duwan. Gudoomiyaha Maxakamada Gobolka sanaag Aadan jaamac saleebaan oo u warramay Shabakada Qurbejoog.com isagoo jooga magaalada Ceel Afweyn ayaa sheegay in socdaalkiisa ay…

              Read More

                Hundreds of Thousands of Kismayo Residents Rally In Support Of Ahmed Madobe

                Kismayo May 26 2013 (SDN) —Hundreds of thousands of Kismayo Residents have rallied today in support of Sheikh Ahmed Madobe’s leadership at Kismayu. The demonstration comes after the federal government in Mogadishu showed reluctance to Ahmed Madobe’s leadership in Jubaland administration. The demonstrators chanted slogans against Somalia’s federal government calling to stop intervening Jubaland administration….

                Read More

                  Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo Beeniyay in Beeshiisu Xasaanadii kala Noqotay,Eedayna u Jeediyay Mid ka Mid ah Shaqaalaha Dawlada {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 26.May (SDN) Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Yuusuf ayaa maanta beeniyay War lagu baahiyay Wargaysyada ka soo baxa Caasimada Hargaysa oo Sheegayay in Beesha uu ka soo jeeda ay kala noqotay Xasaanadii Xubinimadiisa isla markaana ay qoraal arrintaas ku saabsan u gudbiyeen Xisbiga Kulmiye. Gudoomiye ku xigeenka 2aad…

                  Read More

                    Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Wershadaha oo Kormeer ku Tagay Degmada Xariirad

                    Xariirad 26.May (SDN) Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Md Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ay wehelinayen wasiirka wasaaradda wershadaha Md C/risaaq Cali Cismaan iyo ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Awdal Md Cabdi Nuur Sugaal ayaa manta kormeer hawleed ku tegay Degmada Xariirad oo ku taalla xuduuda Somaliland la wadaagto dalka  Itoobiya. Safarka mas’uuliyiinta xukuumada ee degmadaasi ayaa…

                    Read More