Webmaster

    DAAWO Kulan Dhex maray Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Golaha Deegaanka ee Magaalada Istokhom

    Sweden 28.May (SDN) Maayarka Caasimada Hargaysa Mudane C.raxmaan Maxamud Caydiid Soltelco iyo Wefti uu hogaaminayo oo ku Sugan Magaalada Istokhom ee dalka Sweden ayaa kulan ay yeesheen Golaha Deegaanka ee Magaaladaas,kaas oo lagaga hadlayay Mataanaynta labada Magaalo . Maayarka Caasimada Hargaysa waxaa Kulankan Ku wehelinayay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire,Maayarkii Hore ee Caasimada…

    Read More

      Wasiiro Soo dhaweeyay Xulka Ciyaaraha ee Gobolka Buuhoodle oo ay ku qaabileen Magaalada Burco

      Burco 28.May (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cali siciid raygal iyo Dibu Dejinta Somaliland Md Md Saleeban Ciise Axmed Xaglo toosiye Ayaa maanta ku Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Xulka Gobolka Buuhoodle Uga Qayb Galaya Tar tanka Ciyaaraha Gobolada  Dalka ee Ka Bilaabmi doona Caasimada Somaliland Ee Hargasya 2 Bisha Juun Ee Fooda…

      Read More

        Wasiirka Hawlaha Guud oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Dhul dan Guud ah oo Dawlada Hoose Caasimadu bixisay

        Hargaysa 28.May (SDN) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane Axmed cabdi Maxamuud Xaabsade, ayaa sheegay in wasaaradda hawlaha guud xayiraad Buuxda saartay dhulka Danta guud ee degmada Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeisa. Waxana uu Wasiirku sheegay in talaabadani la xidhiidho kadib markii qayb ka mid ah dhulka Danta Guud ee Degmadaas si aan Sharci…

        Read More

          ONLF Accuses Somaliland Government of Crimes against Humanity

          Ogaden National Liberation Front (ONLF) a separatist rebel group fighting to make the region of Ogaden (also known as Ogadenia) in eastern Ethiopia an independent state has accused Somaliland government and Ethiopian regime crimes against humanity.  A report by ONLF published on Monday says there is evidence of government complicity in crimes against Ogaden poeple…

          Read More

            Xukuumada Jabuuti oo cagta saartay Wadadii xukuumadii Xusni Mubaarak ee Masar

            Jabuuti May 28,2013(SDN)-Xukuumada dalka Jabuuti ee uu hogaamiyo madaxweyne Ismaciil Cumar Geele ayaa haatan dhaqan gelisay tabihii xukuumadii Xusni Mubaarak xiligii lagu jiray kacdoonkii dalkaas. Xukuumada Jabuuti ayaa haatan la dareemayaa abaabul ay ku sameeysan Dhalinyaro carqaladeysa kulamada Mucaaradka dalku ay kula hadlaan shacabka u dhego nugul dareemada isbedel doonka. Dhalintan ay xukuumadu soo abaabushay…

            Read More

              DAAWO:Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland”Madaxweynaha Soomaaliya isaga ayay ceeb ku aheyd in uu jebiyo qodobadii heshiiskii Ankara,Somalilandna Caadif ka weyn

              London May 28,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo haatan booqanaya dalka Britain ayaa ka waramaya debaaldegii Somaliland ee Caalamka iyo arimo ku saabsan qadiyada Somaliland. Khaasatan waxa Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa si gaara uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya,iyo hadalo ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya dhawaan.  

              Read More

                Somaliland: Qatar National Basketball Team Skipper Yasseen Warmly Welcomed At His Native Country

                Hargeisa, 27 May 2013(SDN) – Qatar national basketball team skipper Yasseen Hassan Nour has been warmly welcomed in his native country; Somaliland on today. The professional basketball player has not been back to Somaliland for quite a while.  The basketball star arrived at Berbera International Airport, about 11.00Am from Doha, where he plays for Al-Rayyan…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Hambalyo u diray Shucuubta iyo Dawlada Itoobiya Xuska 22 Guurada Madaxbanaanidooda

                  Hargaysa 27.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa caawa ku hambalyeeyay Shacabka iyo Xukuumada Itoobiya Sannad Guurada 22aad ee ka soo Wareegtay markii ay iska Tuureen Heeryadii Rajiimkii Mingiste Xayle Maryam. Qoraalka Madaxweynaha ayaa u dhignaa Sidan :-Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ku hadlaaya afka Shacbiga Somaliland…

                  Read More

                    Dawlada Hoose oo ku Wareejisay Wasaarada Dib u dejinta 24 Baloog oo loogu talo galay Dadka Baro kacayaasha ah ee Hargaysa

                    Hargaysa 27.May (SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdicasiis Maxamed (Cagaweyne),iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dibu dejinta Cali Maxamed Cabdale Biinkoolo ayaa si wada Jir ah u dhagax dhigay Afar iyo labaatan Balook oo loogu talo galay in loo dhiso dadka barakacayaasha ah ee Ku nool Magaalada Hargaysa ….

                    Read More

                      “Xadhig dawladeed umaydaan Xidhnayn oo Waxba Maydaan Gaysan,ee Xadhig Nabadeed ayaad u Xidhnaydeen”Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                      Boorama 27.May (SDN) Toban Oday oo ka soo Jeeda Degmada Xariirad oo bilihii u danbeeyay ku Xidhnaa Xabsiga Magaalada Boorama ayaa maanta Xoriyadoodii dib loogu soo Celiyay iyagoo Mudadaas Xabsiga ugu jiray Dil ka dhacay Degmada Xariirad Sadex bilood ka hor isla markaana Gacan ku dhiiglaha falkaas gaystay uu ka soo Jeeday Beesha Ciise. Wasiirka…

                      Read More

                        “Mucaawinada ay Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysaa waa inaanay waxyeelo u gaysan Qaranimada iyo Madax banaanida Somaliland” Wasiirka Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

                        Berbera 27.May (SDN) Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa maanta ka ambo baxay Madaarka Magaalada Berbera isagoo u sii Jeeda Wadanka Kenya waxaanu Wasiirku faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkiisa. Wasiirka Arrimaha Dibadu waxa uu Xusay in Xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa wuu wanaagsan yahay isla markaana uu…

                        Read More

                          Ciyaar yahanka Heer Caalami ee Yaasiin Xasan Nuur oo Si Diiran Hargaysa loogu soo dhaweeyay

                          Hargaysa 27.May (SDN) Waxaa maanta Caasimada dalka ee Hargaysa si diiran loogu soo dhaweeyay Ciyaaryahanka u dhashay Somaliland ee Kubada Kolayga Yaasiin Xasan Nuur Isla Markaana ah  Kabtanka Xulka Kubada Kolayga ee Wadanka Qadar. Ciyaaryahankan Waxaa soo dhawayntiisa ka qayb qaatay Xidhiidhada Ciyaaraha Fudud ee Somaliland iyo Siyaasiga Cali Maxamed Warancade . Ciyaaryahan Yaasiin Xasan…

                          Read More