Webmaster

    Nuxurka uu daaran yahay Shirka Qaran ee Shaqo la’aanta Somaliland ee dabarka Goostay

    Hargaysa 23.May (SDN)War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda   shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre Garaad,ayaa ku sheegay in la qaban doono shir Qorshe Qaran oo la xidhiidha shaqo abuurka. Warsaxaafadeedkan oo Nuqul ka mid ah uu soo Gaadhay Shabakada Qurbejoog.com ayaa lagu sheegay in Shirkani uu furmi doono 24-ka ilaa 25ka Bisha June 2013….

    Read More

      Mareykanka oo Xaqiijiyay in Duyuuradaha aaney cidi Duulin in ay dileen Muwaadiniin dalkaa u dhashay

      Washington May 23,2013(SDN)Dawlada dalka Mareykanka ayaa qiratay in duyuuradaha dhulka laga hago weerarada ay qaadaan ay ku dhinteen afar ruux oodalkaa u dhashay ilaa iyo haatan. Muwaadiniinta dalka Mareykanka ee lagu khaarijiyay weerarada duyuuradaha Droneka loo yaqaano ayaa ku hawlanaa qorsheynta falal ka dhan ah Mareykanka. Weerar sanadkii 2011kii lagu dilay Anwar al-Awlaki ayaa waxa…

      Read More

        Woqooyiga Lubnaan oo ay ku baaheyso colaada ka taagan Suuriya

        Tiripoli May 23,2013(SDN)- Waxaa sare usii kacday tirada dadka ku dhintay iskamhorimaadyada dhinaca qolo qolada ah ee ka dhcay magaalada xagga woqooyimee Lubnaan ku taala ee Tiriboli. Tirada dhimashada ayaa haatan gaadhay 12 ruux,iyadoo dhaawacuna uu caga cageynaayo ilaa toddobaatan.   Colaadan kasoo cusboonaatay magaalada Tiriboli ee woqooyiga Lubnaan ayaa u dhaxaysa qolada Calawiyiinta ee…

        Read More

        Toronto oo 3-0 Ku Samirsiisey Ottawa (By Jaahuur)

        Ottawa-May-22-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtey todobaadkan iyo qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleecaynaa ciyaartoydii kubadda cagta ee beredsamaadkii oo soo cagadhigtey Ottawa markii ay ka soo ruqaansadeen Toronto. Ciyaartoydii cuslaatey ee beredsamaadkii ayaa aalaba waxay ku gaafwaqreegaan magaalooyin ka mid ah waqooyiga Ameerika si ay ula ciyaaraan ciyaartoyda kale ee ku sugan magaalooyinkaa wacdarana ka muujiya adagtahayna in laga badiyo Haddaba…

        Read More

          Ma is weydiiseen waa kuma ninka kali ah ee Arimaha dibada ee Somaliland kor u qaadey iyadoon la hayn cid aqoonteedii iyo farshaxanimadeediiba leh?

          Runtii waa wax lagu faano laguna farxo in ummada reer Somaliland ay leeyihiin halyeyyo u firfircoon Muujinta iyo musawiridda heerka ay Somaluland maanta joogto, xaqiiqdiina maaha in laga fekero aragti gaaban oo uu qof soo jeediyey loona fekero si maan gaabnimo ah, Ma is weydiiseen waa kuma ninka kali ah ee Arimaha dibada ee Somaliland…

          Read More

            Duqeyn lagula kacay magaalada Goma ee bariga DR Congo

            Goma May 22,2013(SDN)-Ugu yaraan hal ruux ayaa ku qudh baxay magaalada ugu weyn dhinaca bari ee wadanka jamhuuriyada Dimuqraadiga ee koongo kadib markii uu ku dhacay madfac . Weerarkaasi ayaa dhacay dhacasy xilli uu xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon uu socdaal ku tagay xarunta wadankaasi ee Kinshasa,si loo xoojiyo amaanka gobolkaasi.   Ciidanka…

            Read More

              Askar Masaari ah oo lasii daayey kadib markii Siinay lagu afduubay

              Qahira May 22,2013(SDN)-Toddoba xubnood oo ka tirsanaa xoogaga amaanka ee wadanka Masar ayaa lasii daayey, kadib markii muddo toddobaad ah afduub loogu haystay dhulka jaasiirad lamoodka Siinaay. Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi iyo wasiiro ka tirsan golahiisa xukuumada ayaa askartaasi ku qaabilay saldhig milatari oo ku yaala magaalada Qaahira . Madaxweyne Mursi ayaa ugu baaqay dadka…

              Read More

                Xaaji Cabdi-Waraabe oo ka jawaabay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhawaaq uu Prof. Ismaaciil Buubaa ku duray Madaxweyne Siilaanyo

                Hargeysa May, 22 2013 (SDN)- Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe), oo ah ruug-cadaa kaalin lama-ilaawaan ah ka qaatay nabadaynta beelaha Somaliland iyo dhismaha qaranka, ahna guddoomiyaha guddiga Joogtada ah ee golaha Guurtida, ayaa ka hadlay hadalo kasoo yeedhay siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Buubaa, kaasoo uu nuxurkiisu ahaa in Madaxweyne Siilaanyo uu weligiiba aaminsanaa…

                Read More

                  France Extends Official Invite to President Silanyo

                  Hargeisa, May, 22 (SDN) -Visiting French envoy to Kenya, Somaliland and Somalia Ambassador Etienne De Poncins has invited President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo to embark on an official visit to France. The invitation came after the in-coming French envoy to Kenya, Somaliland and Somalia Ambassador Etienne De Poncins met president at the presidency in Hargeisa where…

                  Read More

                    Wasiirka Ciyaaraha oo ka hadlay Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka,Baaqna u diray Shacabka Hargaysa {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 22.May (SDN)  Wasiirka Wasaarada  Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Md. Cali Siciid Raygal  ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha Gobolada   Dalka ee sanadkan  oo ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Gobalada dalku  uu  ka dhici  Doono caasimada dalaka  mudadii hore loogu cayimay ee labada bisha soo socota ee juun . Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku…

                    Read More

                      Ambassador Cabdillaahi Cabdi Guhaad, ayaa daboolka si rasmi ah uga qaaday in uu gebi ahaanba iska casilay xilkii wakiilnimo ee uu Somaliland uga ahaa dalka Uganda

                        (KampalaSDN)  . Ambassador, Cabdillaahi Cabdi Guhaad, oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu xusaayay munaasibadda 22-guuradda ka soo wareegtay 18-ka May oo Kampala ka lagu qabtay ,hadabo ambassador abdi laahi abdi guhad oo mar uu khudbad ka jeediyey xafladai 18 may sanad guuradi 22 aad waxa si rasmiya uu shaciyey inu isla cawa…

                      Read More

                        Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta oo Tababar lagaga hadlayay Xeerka Anshaxa Saxaafada u Soo Gabo gabeeyay Xubno Warfidiyeeno ah

                        Hargaysa 22.May (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta u soo Gabo gabeeyay in ka badan Sodon Suxufi oo tababar Mudo Sadex Cisho ah uga Socday Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Akaadimiga Nabada iyo Horumarka ayaa mudadii uu Socday Waxay…

                        Read More

                          Shir Qaran oo la Xidhiidha Shaqo abuurka oo Hargaysa lagu qabanayo

                          Hargaysa 22.May (SDN) War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda   shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre Garaad,ayaa ku sheegay in la qaban doono shir Qorshe Qaran oo la xidhiidha shaqo abuurka,kaasoo ay qaban qaabinayaan Wasaaradaha: Shaqada iyo arimaha Bulshada, Qorshaynta Qaranka, Hay’adda ILO iyo Daladda dhalinyarada ee Sonyo. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay,in ujeedada shirkani ay…

                          Read More