Webmaster

    Puntland iyo Qaramada Midoobey oo isku dhacay,maxey tahay sababtu

    Garoowe May 21,2013(SDN)-Xiisad ka dhalatay habka ay Qaramada Midoobey u qorato hay’adaha adeega fidiye ee Soomaalida oo u dhexeeya maamul Goboleedka Puntland iyo Qaramada Midoobey. Maamulka Puntland ayaa ka carooday isku bedelka labba hay’adood oo hawl fududeyn guddaha ah u sameeya QM. Xiisadaas ayaa haatn cunryaamisay hawlihii ay QM ka waday Puntland,iminkana QM waxa ay…

    Read More

      Dhamaan Inta Khayrka Jecel:CAAWIN DHISID MASJID

      Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo…

      Read More

        Qormadii 5aad oo ku-saabsan Dhaqaalihii Somaliland oo Waayey Sadexdii TA ( Tashiil-Taxliil-iyo Turuq )

        Dakhliga Miisaaniyadu Sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan Qiyaas (projections) kuna saleysan Mar-kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ku saleysan Xaalada taagan markaa  iyo ta-soo-socota  . Marka la isla meel-dhigo  dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh-yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mud-naanta loo siinaayo sida ay kolba u-kala mu-hiimsan yihiin una kala…

        Read More

          Somalia: What happened to Pirates?

          ON MAY 10th pirate-busters celebrated the fact that one year had passed since a ship was successfully seized by Somali hijackers. Pirates have been attacking vessels passing the Horn of Africa since at least 2005, when they received a $315,000 ransom for Feisty Gas, a ship owned by a company in Hong Kong. Since then,…

          Read More

            “Ciidamadda Ethiopia Diyaar Ayey U Yihiin Inay Taakulo Iyo Gacanba Siiyaan Ciidamadda S/Land, Hadii Loo Baahdana Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Somaliland Ka Difaacno Khatar Kasta Oo Kooxaha Xagjirka Ah Ama Meelkaleba Kaga Timaada” Hailemerium Desagne

            Addis Ababa, May 21, 2013 (SDN) – Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Baarlamaanka Wadankiisa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso, isla markaana Xildhibaanadiisa uga warbixiyey danaha ka dhaxeeya…

            Read More

              “We will defend Somaliland,” Ethiopian PM Hailemariam Desalegn

              Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab. The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators. Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready…

              Read More

                Mudanayaasha Golaha Guurtida oo loo Qaybiyay Wax ka bedelka Xeerka Qareenada iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo hortagaya Guurtida

                Hargaysa 20.May (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Jamhuriyadda Somaliland oo uu shir- Guddoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Mud, Saleebaan Maxamuud aadan, ayaa  mudanayaasha waxa loo qaybiyey Wax-ka-bedelka iyo kaabista  Xeerka Qareenada ee Xeer Lam,30/2004.si ay uga soo baaraan degaan mudanayaashu ka hor inta aanu Goluhu guda gelin meelmarintiisa. Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Qareenada  Lambar 30/2004 waxa…

                Read More

                  Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Madaxweynaha Somalia uu Jebiyay Qodob ka Mid ah Go’aamadii Shirkii Turkiga {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 20.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sh.Maxamud ee uu aadanaa inuu ka soo hor jeedo Madax banaanida Somaliland . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray…

                  Read More

                    DHEGEYSO Siyaasi Cabdulaahi Sheekh oo Somaliland ka Raali geliyay Hadaladii Madaxweynaha Soomaaliya

                    Muqdisho May 2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyada Soomaaliya Md Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa Shacabka reer Somaliland ka Raali geliyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya shalay ka soo yeeray. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Doraad oo ku beegneyd sanad guuradii 22aad ee la soo noqoshada madax banaanidii Somaliland mar uu saxaafada la hadlay waxa uu ugu baaqay shacabka reer Somaliland…

                    Read More

                      Suldaanka Beelweynta Irir Samaale oo Hambalyeeyay Shacabka Reer Somaliland

                      Edmonton May 20,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa shacabka reer Somaliland ka hambalyeeyay Sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax banaanidii Somaliland. Suldaanka ayaa sidoo kale ku bogaadiyay shacabka iyo dawlada Somaliland sida nabad gelyada leh ee ay munaasibaadaasi u xuseen. Suldaanka Guud ee Beesha Irir…

                      Read More

                        Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) oo Hambalyo u dirtay Shacabka Reer Somaliland

                        London May 20,2013(SDN)-waxay iyadoo kala gayb galaysa shacbiga Somaliland meel kastoy joogaanba farxada iyo dabaaldega 18 May,  maalinta qaaliga ah ee aynu  dib ula soo noqonay gooni istaageena iyo Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) xornimadeena. Waxaanu halkan uga soo gudbinaynaa salaan aan la koobi Karin Madaxweynaha iyo shacbi weynaha Jamhuuriyada Somaliland,  anagoo u rajaynaa inuu ilaahay…

                        Read More

                          Madaxweynaha Puntland oo codaday dib u dhigid lagu sameeyo Doorashooyinka iyo Guddida Doorashooyinka oo aqbalay

                          Garoowe May 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay guddida doorashooyinka in ay dib u dhigaan doorashooyinkii goleyaasha degaanka. Puntland ayaa ay axsaabtu isu diyaarinayeen Doorashooyin ka qabsooma degaanada Puntland bisha Juun 30keeda. Guddida Doorashooyinka ayaa aqbalay dalabka uga yimi Cabdiraxmaan Faroole isla markaana dib u dhigay Doorashooyinka mudo laba todobaad ah….

                          Read More