Aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayay Cudurada isaga Gudba Dadka iyo Xoolaha oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay
Hargaysa 22.May (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Xanaanada xoolaha Dr, Maxamuud Axmed Caga-weyne, ayaa maanta soo gebagebeeyay kulan howleed socday muddo laba maalmood,laguna baranayey Cudurada isaga gud-ba Dadka iyo xoolaha oo ay ka qayb galeen Gudoomiyayaasha deg-mooyinka dalka Qaar-kood,kaasi oo lagu qabtay Huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud oo ka hadlay furitaankii kulan how-leedkaasi…
