Xafladii May 18 ee Adis Ababa oo Somaliland iyo Soomaaliya la isku laayay iyo qolamaa Xabsiga loo dhaadhicyay?
Adis Ababa May 18,2013(SDN)-Xafladii lagu weyneynayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madaxbanaanida Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa waxa gacata isku saaray Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee kuwada nool dalkaasi. Xaflada oo ka dhacday xaafada Bole ee ku taal magaalada Adis ayaa waxa dagaal koobani uu ku dhexmaray Jaaliyada reer…
