Webmaster

    Sawirka Maanta iyo Amiir Caamir Siduu u fasiray Kulankii Madaxweyne Xasan Sh.& Faysal Cali Waraabe {Daawo}

    Hargaysa 12.May (SDN)  Farshaxanka Amiir Caamir ayaa Sawir Gacmeed ku Muujiyay Kulankii dhex maray Madaxweynaha Somalia Xasan Sh.Maxamud iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Engineer Faysal Cali Waraabe kaas oo uu ka dhigay Mid uu Gudoomiyuhu kaga dalbanayo Wasiirka Arrimaha Dibada ahna Ra’isal Wasaare ku xigeenku inay Madaxweynaha u sheegto inuu ku daalay faysal Xisbiga Ucid isla…

    Read More

      Golaha Guurtida oo ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda iyo Qodobo ay Mudnaanta Siiyeen {DHAGAYSO}

      Hargaysa 12.May (SDN)  Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Fadhigoodii Maanta oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Waxay  Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda 50aad ,Kadib Markii ay Dood Ka yeesheen Maalmihii la soo dhaafay. Ajandahan oo uu Shir Gudoonku Kaabis iyo Wax ka Bedel ku sameeyay ayaa waxa uu Mudnaanta…

      Read More

        Duqayda Beesha Gabooye ee Hargaysa oo Tabasho ka Muujiyay Saamigii raashinkii Turkigu ku deeqay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 12.May (SDN)  Salaadiin iyo Waxgaradka Beesha Gabooye oo Maanta Warbaahinta kula Hadlay Huteel Imperial ayaa Cabasho ka Muujiyay Saamigii ay ka heleen raashinkii Mucaawimada ahaa ee dawlada Turkigu u fidisay dadka danyarta ah ee Ku dhaqan Somaliland. Xubnahan ka tirsan Beesha Gabooye waxay Cadeeyeen in Saami faro guudkood ah ay ka heleen raashinkaas isla…

        Read More

          Xisbiga Ucid oo Markii u horaysay ka hadlay Sababta dhalisay in Gudoomiyaha Xisbiga Ucid uu la Kulmo Madaxweynaha Somalia.

          Hargaysa 12.May (SDN)  Xisbiga Ucid ayaa maanta ka hadlay Kulan dhex maray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Hogaanka Sare ee Dawlada Somalia iyo Abaabulka Xuska 18 May. Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid C.naasir Yuusuf Cismaan oo Maanta Warbaahinta u Waramayay ayaa baaq u diray Guud ahaan Taageerayaasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid oo…

          Read More

            Xukuumadda Ankara oo Sirdoonka Siiriya ku eedaysay qaraxyo 46 qof galaaftay oo shalay ka dhacay gudaha Turkiga iyo jawaabta Dimishiq ka bixisay

            REYHANLI, May, 12 2013 (SDN/WSJ)- Dawladda Turkiga ayaa Axadda maanta sheegay in Sirdoonka dalka Siiriya ay ka dambeeyeen qaraxyo lala baabuur loo adeegsaday, kaasoo Sabtidii shalay 46 qof ku dilay magaalo ku taala xuduudka ay wadaagaan. Sida uu ku waramay wargeyska Wall Street Journal ee dalka Maraykanku, tani waxay astaan u tahay dhimashadii ugu dambaysay,…

            Read More

              Somalia President’s Luxury Trip at Your Expense

              London May 12, 2013 (SDN) – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud enjoyed business-class flights, a chauffeur-driven car and rooms at the posh Dorchester hotel — at UK expense.  Five of his ministers and 14 flunkeys were flown to Britain and put up to attend a conference which saw millions more in aid handed to the war-torn…

              Read More

                Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Xeerka Statistics-ka {DHAGAYSO}

                Hargaysa 12.May (SDN) Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee  Jamhuuriyada Somaliland oo  uu Shir Gudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi  Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa waxay Mudanayaashu ku Meel Mariyeen  Xeerka Statistics-ka oo dhawaan uu Golaha Guurtida wax ka bedel aan badnayn ku soo sameeyay. Fadhigan oo ay kasoo…

                Read More

                  “Ma Jiro Wax is Casilaada ah,Mana Jirto Wax khilaaf ah oo u dhexeeya Madaxweynaha iyo aniga amase Xukuumada”Wasiirka Dibu Dejinta Xaglo Toosiye {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 12.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Dibu dejinta ee Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday kadib markii uu ka soo laabtay socdaal shaqo oo uu ku tagay Wadanka Jabuuti. Wasiirka Dibu dejinta oo Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport ugu Waramayay Warbaahinta ayaa tilmaamay in Safarka uu ku…

                  Read More

                  Wigan oo Hantidey FA CUP Markii 1-0 Ku Caraabisey Man City Iyo Barcelona oo Damaashadeysa LA LIGA.By Jaahuur

                  London-Wembley-may-12-2013-qurbejoog.com-Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa Man city oo gabalkeedii dhacay markii kooxda kooxaha  ugu liidata ee Wigan 1-0 uga badisey kuna guuleysatey FA Cup. Akhyaartay waxaa galabta ciyaar aad iyo aad u xiisa badani ka dhacdey garoonka weyn ee caalimiga ah ee Wemblay ee carigaa Ingiriisks waxaana foodda is dareyi naadiga taajiriinta ah ee Man…

                  Read More

                    Xukuumada oo Shaacisay Qorshe albaabada loogu laabayo Jaamacado aan buuxin Shuruudihii aasaaska u ahaa.

                    Hargaysa 12.May (SDN) Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa ku dhawaaqday in Gudida Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashadu ay wadaan qorshe dib u habayn loogu samaynayo Jaamacadaha dalka ka jira isla markaana albaabada loogu laabayo Jaamacadaha aan buuxin Shuruudihii Waajibka ku ahaa si ay u shaqeeyaan. Wasiirka Waxbarashadu…

                    Read More

                      DAAWO Gabay ka hadlaya Xaalada Somaliland Filashada ay Shacabku ka rajaynayeen inuu Madaxweyne Siilaanyo Qabto iyo arrimo kale

                      Hargaysa 12.May (SDN) Gabaygan oo lagu magacaabo  Iswaydaar,Waxaa Curiyay Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur “Baadi Doon” isagoo soo baxay 27.July.2012 oo ahayd Maalintii uu Madaxweyne Axmed Sillaanyo Talada Dalka kala Wareegay Madaxweynihii Hore Daahir Riyaale Kaahin. Wuxuu Abwaanku si farshaxnimo leh Gabaygiisa ugu Suntayaa Waajibaadka uu Madaxweyne Siilaanyo Qaaday ,Hogaanka laga sugayo iyo Weliba sida Shacbigu…

                      Read More

                        Libiya:Meliishaad dalbanaya in xilalka laga qaado Masuuliyiin la soo shaqeeyay Qadaafi

                        Tripoli May 12,2013(SDN)-Meliishaad gadood sameeyay ayaa qabsaday laba ka mida wasaaradaha dalka Libiya iyaga oo dalbanaya in xilalka laga qaado masuuliyiin ka tirsan xukuumada dalka. Meliishaadkan oo ka mid ahaa kooxihii la dagaalamay xukuumadii Libiya ee Mucamar Al Qadaafi iyo qeybo ka mida Shacabka dalkaas ayaa dalabkan ka siman. Baarlamaanka dalka Libiya ayaa ansixiyay sharci…

                        Read More