Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska (SAWIRRO)
am Birmingham May 11, 2013(SDN)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu caawa la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham oo isugu yimid in ay dhegeystaan khudbadda madaxweynaha Soomaaliya Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad aad u badan…
