Skip to content
September 8, 2026
  • Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland
  • Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya
  • Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Washington iyadoo la xoojinayo cadaadiska aqoonsiga Mareykanka
  • Dibadbaxyo ka dhan ah Turkiga ayaa ka dhacay Kismaayo iyagoo Ankara ku eedeeyeen inay faragelin ku hayso Soomaaliya

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Tirada oy Tayada Weftiga Somaliland ee booqanaya Washington oo la dhaliilay
Uncategorized

DAAWO Waayaha Qoxootinimo ee uu Wiil Soomaali ah Soomaray Libiya ilaa Sweden

WebmasterMay 12, 201301 mins

Stockholm May 12,2013(SDN)-Nolosha wiil Soomaali ah oo tahriib ku tegay dalka Liibiya ka dibna ay dawlada Sweden dalkeeda u soo qaaday ayaa laga diyaariyay film sawir ka bixinaya nolosha Soomaalida u soo nolol doonata dalka Sweden.

Daawo sida wiilkan 18 jirka ahi uu dib ugu soo bilaabao nolosha caadiga ugu muuqata dad badan oo mudo dheer ku noolaa Galbeedka.

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Nawaz Shariif oo mar kale hantay kursiga Raiisul Wasaaraha Bakistaan
Next: Qaraxyo dad kabaan 40-ruux ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay dalka Turkiga

Related News

Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland

adminSeptember 7, 2026 0

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya

adminSeptember 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper