Webmaster

    Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA oo cambaarayn iyo baaq ka soosaaray weerar Ceerigaabo loogu geystay xubin ururkooda ka tirsan

    Hargeysa May, 09 2013 (SDN)- Guddoomiyaha ururkada Qareenada Somaliland ee magaciisa loo soo gaabiyo SOLLA garyaqaan Foosi Sheekh Yoonis, ayaa si kulul u cambaareeyay weerar todobaadkan gudaha magaalada Ceerigaabo loogu geystay garyaqaan Cali Siciid Jaamac oo ka tirsan ururkooda. Qoraal uu xalay magaalada Hargeysa ka soosaaray guddoomiyaha SOLLA garyaqaan Foosi Sheekh Yoonis, wuxuu ku sheegay…

    Read More

      Musharaxa Madaxweyne ee UCID:Aniga iyo Musharaxa M/W/Xigeenka xisbiga UCID aqoonyahan Abdirashid Hassan Mataan ba uma aragno in shir noocaas oo kale ahi uu noqdo mid aanu is nidhaahno ku wajaha siyaasadda xisbigga oo shacabka Somaliland ku kasbadda

      London May 09,2013(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa war uu saxaafada ugu talo galay waxa uu ku sheegay in isaga iyo musharaxa madaxweyne ku-xigeen ee xisbigaasi aaney dan u arag in haatan shir beeleedyo dib loogu noqdo. Qoraal uu musharax Jamaal arinkaa uga hadlay ayaa u qornaa; “Bismilaahi Raxmaani…

      Read More

        Shirkada Telosom oo wax ka bedel ku sameysay Furaha Telephonada

        Hargeysa May 09,2013(SDN)-Shirkada Isgaarsiinta ee Telsom ayaa haatan hirgelisay koror ay ku sameysay tirsiyada Telephonada Gacanta ee macaamiisheeda ka dib wacyi gelin kooban oo ay sameysay. Kororka Numbarada ayaa saameynaya dhamaan macaamisha Telesom ee Somaliland,mana cada sababha dhabta ah ee ka danbeeyay kordhinda. Macaamiisha ayaa iminka wixii ka danbeeya 063 ka horeysiin doona numbaradii hore….

        Read More

          Dawladaha IGAD Shirka London uga Qeybgalay Danahooda Gaarka ah

          London May 09,2013(SDN)-Shirkii London Loogu qabtay Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen in ka badan 50 dal ayaa waxa dalalkaa ka mid ahaa dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ee sida weyn faraha ugula jira arrimha Soomaaliya. Dalalkan oo ay ka mid yihiin Jabuuti,Kenya,Itoobiya iyo Ugaandha ayaa gebigooda waxa ciidamo ay ka joogaan Soomaaliya. Dalalka ayaan…

          Read More

            Guddomiyha jaliyadda somaliland dalka ugandha oo ku dhawaaqay gudida qaban qaabada xaflada 18 may ee dalka ugandha+baaq ay wada jir usoo saaren Gudomiyaha jaliyadda iyo guddomiyaha ardayda Sland

            (KampalaSDN) Guddomiyha jalliyadda dalka ugandha Md saed  yusuf osman (cowsle), ayaa cawa waxa uu shabakadada caalamaiga ah SDNnews uu soo gadhsiiyey nuqul  oo uu ku magacaabay gudida qaban qaabada xaflada   18 may ee dalka ugandha ,gudidan oo ka kooban 12 xubnood .   Guddomiyaha jaliyadda somaliland dalka ugandha  ayaa waxa uu dhamaan jaliyadda dalka…

            Read More

            Tababarihii Man United Alex Ferguson oo Hawlgabey(Retirement) By Jaahuur.

            London-Old Trafford-May-08-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku ula kacaynaa Tababarihii Man United Alex Ferguson oo ka dhawaajiyey inuu shaqadiisii Tababarinimo ka fadhiistey(Retirement). 71-kow jirkan Alex Ferguson ayaan shaki ku jirin inuu u soo kifaaxay Naaddiga weyn ee aduunka ka caanka ah waa Man United,wuxuuna la soo dalaa dhacay 27-tan sannadood. Wuxuu calfadey inuu ku guuleysto 13-ban…

            Read More

              Telesom Adds Three Digits to Mobile Numbers

              Hargeisa 08.May (SDN) -Somaliland’s largest telecom company Telesom has added three digits to mobile numbers, making it ten digits. The move, which came into effects on early morning of today 8 May, affects all Telesom subscribers in the country. It’s not clear whether the measure was aimed to expand number resources to meet growing demand…

              Read More

                Ururka Qareenada Somaliland oo Canbaareeyay Fal lagu dhaawacay Mid ka mid ah Qareenada Gobolka Sanaag

                Hargaysa 08.May (SDN) Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Garaqaan Fowsi sh.Yoonis Hassanayaa Qoraal uu Soo saaray Waxa uu ku Canbaareeyay Falkii Maalintii Shalay lagu dhaawacay Garyaqaan Cali Siciid Jaamac kaas oo ka dhacay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Qoraalka uu Soo Saaray Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ayaa u dhignaa Sidan:- Anigoo ku hadlaaya afka Ururka…

                Read More

                  Hollywoodka Mareeykanka ayaa si karaamo iyo xushmad ku dheehantahay u sharfay magaca suubanaheena Naxariis iyo Nabgalyo korkiisa Ha haatee.!!!! WAA MAXAY SABABTU

                  (KampalaSDN)Sida caadada ah xidigaha ugu caansan Mareeykana waxaa lagu qora magacooda dhulka ama laamiga meelaha shirgada Hollywoodka lakiin waxaa jira hal nin oo wata magaca Muxammad oo aan magaciisa loogu qorin dhulka lana saaray meel dabaq. Toloow waa kee ninkaas, waa xidiga caanka ah ee ciyaari jiray ciyaaraha feerka waa Muhammad Ali.     Hollywoodka…

                  Read More

                    Hargaysa oo lagu soo Gabo Gabeeyay Kulan lagaga Hadlayay Mashruuca Horumarinta Dawladaha hoose iyo Qodobo la isla qaatay

                    Hargaysa 08.May (SDN) Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Ka Shaqeeya Mashruuca Horumarinta Degmooyinka ee loo soo Gaabiyo JPLG ayaa maanta Waxa uu Shir ugu Soo Gabo Gaboobay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargasya. Kulan hawleedkan Waxaa ka soo Qayb galay Xidhitaankiisii Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta,Agaasimayaha Guud ee Wasaarada Arrimaha…

                    Read More

                      Vice President Zaylici Embarks on Overseas Trip

                      Berbera 08.May (SDN) Somaliland Vice President Abdirahaman Ismail Zaylici has departed to the United Kingdom today to participate 18th May independence celebrations in the United Kingdom. During his stay in UK, Vice President Zaylici will celebrate with Somaliland diaspora in the UK for the 22nd Sovereignty Anniversary celebrations in the UK. The delegation led by…

                      Read More