Golaha Wakiilada oo ansixiyay Ajandahooda isla markaana canbaareeyay falkii lagu beegsaday Wargayska Hubaal
Hargaysa 27.April (SDN) Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Mudanayaashu ay Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Ajandaha kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiilada. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha ahna kusimaha Gudoomiyaha Mudane Baashe Maxamed Faarax waxaanu Mudanayaasha ku Wargaliyay in Maadaama ay u dhamaatay doodii Ajanduhu inay Cod u…
