Xog Ururin daboolka ka qaaday in Boqolkiiba 70% ay deegaamada Somaliland Dhulka Hoostiisa Biyo Ceegaagaan
Hargaysa 28.April (SDN) Munaasibadd lagu soo bandhigayay Natiijada ka soo baxday Xog Ururin laga Sameeyay Biyaha dhulka hoostiisa mara ee Deegaamada Somaliland ayaa lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Xog Ururintan oo ay iska kaashadeen Wasaarada Macdanta,iyo Biyaha, Hay’ada FOA ISWALIN Qaybteeda qaabilsan Biyaha. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Jamhuuriyada Somaliland…
