Webmaster

    Journalist murder unnerves Somalia media

    Mogadishu, Somalia – In a two-bedroom house in Mogadishu’s Medina district, a group of about 10 women have gathered to mourn in silence. Sitting on plastic chairs, the women silently stare at the cement floor, tears freely flowing from their eyes. The women are the relatives of Mohamed Ibrahim Rage, a Radio Mogadishu and Somali…

    Read More

    Barcelona Iyo Real Madrid oo Min 4-Gool Guryahoodii Ula Caraabey Qaladdu Xageebey Uga Timid oo Si Ka Ah? By Jaahuur.

    Uefa Champions League Semi Finals-Aprill-26-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Ahyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineyna xagga qaladdu uga timid labadii naadi ee reer Spain aduunkana caanka ka ahaa oo min afar gool guryahoodii ula caraabey waana Barcelona iyo Real Madrid. Haddaba goolashaa badan yaa dhabarka u saarey jawaabtu waa Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo iyana reer Germany ah. Todobaadkii…

    Read More

      Daawo Gudoomiyaha Wargayska Hubaal oo ka hadlaya Dhaawicii ka soo gaadhay rag boolis ah oo soo Weeraray

      Hargaysa 24.April (SDN) Gudoomiyaha Wargayska Hubaal oo ka Mid ah Wargaysyada Madax banaaan ee Ka soo Baxa Caasimada Hargaysa Maxamed Axmed Jaamac Caloolay ayaa dhaawac fudud oo Jabniin ahi ka soo Gaadhay kadib markii Iaba nin oo ka tirsan ciidanka Booliiska Somaliland oo Ku hubaysan Baskoolado iyo Bakoorado ay u soo daateen habeenkii Xalay Xarunta…

      Read More

        Lix Qof oo ku Dhaawacmay Shil baabuur oo duleedka Yagoori iyo Laba Maxbuus oo uu danab ku qabsaday Saldhiga Boorama

        Hargaysa 25.April (SDN)   Lix qof ayaa ku dhaawacmay Isku Dhac ka dhashay Laba Gaadhi oo ay Saarnaayeen waxaanu Shilkaasi ka dhacay Duleedka Magaalada Yagoori ee Gobolka Sool. Shilkan oo ka dhashay Kadib Markii ay is galeen laba Baabuur oo Noocoodu kala Yahay Toyota Landcuriser uu lahaa Taliyaha Saldhiga 7aad ee Ciidamada Qaranka iyo Gaadhi Noociisu…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kulan la qaatay Saraakiil ka Tirsan Hay’ada USAID

          Washington 25.April (SDN)  Madaxweynaha JSLand Mud, Axmed Maxamed  Maxamuud,iyo wafdigiisa oo ku guda jira socdaalkooda dalka maraykanka  ayaa magaalada Waashinton kulan kula yeeshay Madaxda hay’ada qaabilsan Kaalmada maraykanka ee USAID. Kulankaas ayaa wafdiga madaxweynaha iyo saraakiisha sare ee hay’ada USAID waxay kaga wada hadleen, kaalmada dalka Maraykanka ee Somaliland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa….

          Read More

            Ruug Cadaa ka baxay Guud ahaan Bah’da Fanka Somaalida oo Hargaysa lagu aasay

            Hargaysa 25.April (SDN) Alle naxariistiisii Jano ha ugu Deeqee Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ku Geeriyooday,Laguna Aasay Xabaalaha Naasa Hablood Marxuun Cismaan Maxamed C.kariin oo ku Magac dheeraa Cismaan Gacanlow,kana Mid ahaa Foolaadkii fanka,kaalin Mug lehna ka soo qaatay Horumarkii iyo Isbedeladii uu Sameeyay Fanku . Aaska Marxuunka Waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane…

            Read More

              Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Gaashandhiga Dalka Maraykanka Iyo Haayadda Sirdoonka Dalka Maraykanka Ee CIA-daOo Qaabilay Madaxweyne Siilaanyo Maraykanka Oo Codsaday Saldhig Militery, Iyo Qodobo Muhiim Ah Oo Laga Wada Hadlay

              Washington Dc 25April13 (SDN)Kaaliyaha xoghayaha gaashandhiga dalka maraykanka u qaabilsan qaybta siyaasadda iyo dalalka Afrika Mr. James Miller oo ay weheliso kaaliyaha xoghayaha gaashandhiga ee ka hor tagga khataraha caalamiga ah iyo xidhiidhka wasaaradda gaashandhiga iyo dunida Mrs Cyrns C Holls ayaa maanta xarunta wasaaradda gaashandhiga dalka maraykanka waxay ku qaabileen wefdigii madaxweynaha Somaliland Axmed…

              Read More

                Laba Nin Oo Afka Soo Duubtay Oo Doonaayey Inay Toogtaan Guddoomiyahii Wergeyska HUBAAL Maxamed Cabdi Jaamac Caloolay Oo Sababay Inuu Dhaawacmo Iyo Mid Ka Mid Ah Oo La Qabtay

                Hargeysa 25April 13(SDN) Guddoomiyahii  wergeyska madaxa banaan ee HUBAAL ayaa la gaadhsiiyey dhaawac waxaana xaruntii wergeyskaasi lala dhacay rasaas ka dib markii laba nin oo afka soo duubtay oo ku hubaysan baaskoolado iyo hubka fudud ay abaaro 21:00 habeenimo weerar ku soo qaadeen xarunta wergeyska oo ku taalla agagaarka hotelka Togdheer una dhaw laagta Goljano ee…

                Read More

                  Dawlada Somaliya Oo Dalbatay In Laga Saamaxo Dayn 3 Bilyan Ah Oo Lagaga Leeyahay Bangiga-Dhexe

                  New-York (/SDN/Hubaal) Dawlada Somaliya,ayaa Hay’adda Lacagta aduunka ee IMF ka dalbatay in laga dhaafo lacag gaadhaysa 3 Bilyan oo dayn loogu leeyahay. Hay’ada Lacagta aduunka ayaa horaantii bishan shaacisay inay dib u bilaabayso wada shaqayntii ay lahayd dawlada somaliya 22 sanadood ka dib, laakiinse aanay wax lacag ah amaahinayn dawlada xasan sheikh Maxamuud Ilaa ay…

                  Read More

                    Wasiir Duur oo Warbaahinta Xorta Ah Far Kaga Gabbaday, Dhuumasho Dhabarku Muuqdana Kula Eertay Ta Dawliga Ah

                    Hargeysa April25,2013(SDN)-Hargeysa (Hubaal)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland maxamed Nuur Carraale Duur oo dhawaan ka soo laabta socdaal lagu turxaanbixinayey mushkiladii ka dhacday Deegaanka Gobolka Saraar, ayaa warbixinta hawshaa uu qaranka ugu maqnaa soo bandhigideeda kala muquurtay warbaahinta madaxa bannaan. Wasiir Duur oo la hubo inaanu waxbadan oo ka baxsan arrimaha dhaqanka ee had iyo…

                    Read More

                      Wasiir Waayeel Ah oo Hawraar Laga Barako Badan Yahay Ku Dhiiri-geliyey Dhalinta Rejo La’aantu Ambo-bixisay

                      Hargeysa April 25,2013(SDN/Hubaal)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa jawaab laga barako badan yahay ka bixisay aafada Tahriibka ee xilligan dalka ka socota iyo dhalinyarada shaqo la’aantu ka sibir dhaqaajisay dhulkooda hooyo. Wasiirka u qaabilsan xukuumadda horumarinta arrimaha bulshada iyo shaqo abuurka ayaa hawraar cadawtinimo leh kaga jwaabay Tahriibkan Xadhkaha goostay…

                      Read More

                        Xafladii Wadani ee Magalada London iyo Hadaladii Dr Gaboose Huteel ku yaala Boorama waxaan isku Nimid Cabdiraxmaan Ciro labadayada oo kaliya oo Dalan waxan is waydarsanay hadii aad guulaysato waan idinku soo Birayaa Daawasho wacan :

                        london 25April13(SDNlXafladii Wadani ee Magalada London iyo Hadaladii Dr Gaboose  Huteel ku yaala Boorama waxaan isku Nimid Cabdiraxmaan Ciro labadayada oo kaliya oo Dalan waxan is waydarsanay hadii aad guulaysato waan idinku soo Birayaa Daawasho wacan :  

                        Read More

                          Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo aqalka Barlamaanka Ingiriiska lagu soo dhaweeyey…Daawo Sawiro

                          london 25Apil13 (SDN)Gudoomiyah Barlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cabdiraxmaan Ciro) iyo qaar ka mid ah madaxda Xisbiga Waddani ayaa shalayto lagu soo dhaweeyey aqalka Barlamaanka Ingiriiska halkaas oo ay ku qaabileen qaar ka mid ah Barlamaanka Ingiriiska oo kala ah  MP Stephen Doughty Cardif South And Peanth iyo MP Rushanara Ali for Bethnal Green and Bow…

                          Read More