Webmaster

    Dalada Sonyo oo Taageertay Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia iyo Nuxurka Tallo Soo Jeedin ay Sameeyeen

    Hargaysa 21.April  (SDN)     Warsaxaafadeed ka soo baxay Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo kuna Saxeexan yahay Gudoomiyaha Daladaasi Mubaarik Ismaaciil Taani ayaa Cadeeyay inay Taageersan yihiin Wada hadaladii ay Yeesheen Labada dal ee Somaliland iyo Somalia isla markaana u soo Jeediyay Xukuumad,Golayaal iyo Dawladba inay Meel uga soo Wada jeedaan Himilada uu Qarankani higsanayo . Warsaxaafadeedkan…

    Read More

      Duqa Caasimada Hargaysa oo Kulan la qaatay Shirkadaha Dhismaha ee Gaarka loo leeyahay iyo Arrimaha ay ka wada hadleen

      Hargaysa 21.April  (SDN)    Maayirka Caasimadda Hargeysa Mud, C/raxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta kulan kula yeesheen  Xafiiskiisa  Shirkadaha dhismaha ee gaarka loo leeyahay, kuwaasi oo uu kala had-lay sidii ay  ay kaalintooda uga qayb qaadan lahaayeen horuumarinta  Bilicda  Caasimadda. Maayirka  caasimadda Mud,C/raxmaan, oo masuuliyiinta shirkadaha dhismaha ee kulanka ka soo qayb galay  halkaasi kula hadlay ayaa…

      Read More

        Kalfadhigii 21aad ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Furmay iyo Qodobada Ajandahooda

        Hargaysa 21.April  (SDN)   Fadhigii Maanta ee Golaha wakiiladda Jamhuuriyada soomaliland, oo uu shir-gudoominayey  Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mud.Baashe Maxamed Faarax, ayaa mudanayaasha loogu qaybiyey  Ajandaha kalfadhiga kow iyo labaatanaad ee  Golaha si ay uga soo baaraan degaan . Ajandaha  kal-fadhiga  kow iyo labaatan ee Golaha wakiiladda  ayaa waxa uu  oo ka kooban  yahay  …

        Read More

          Kulan dhex maray Hay’adaha Warbaahinta Somaliland iyo Madaxda Xukuumada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 21.April  (SDN)   Kulan balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Qaybaha Warbaahinta ee Somaliland iyo Madaxda Wasaarada Warfaafinta ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor . Kulankan oo ahaa Hadhiimo Sharafeed waxaa ka qayb galay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul,Madaxda Hay’adaha Warbaahinta Somaliland waxaana lagaga hadlay doorka ay…

          Read More

            Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILAANYO ayaa booqasho ku yimid wadankani maraykanka gaar ahaan magaalada washington,dc

            Washiton 21.April (SDN) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILAANYO  ayaa booqasho ku yimid wadankani maraykanka gaar ahaan magaalada washington,dc . Madaxwayne siilanyo safarkiisa maraykanka oo ah kii ugu horeeyay ee uu ku yimaado wadankani maraykanka tan iyo intii  xafiiska loo doortay , madaxwayne AXMED SIILAANYO waxa uu sheegay in dawlada somaliland iyo maraykanka…

            Read More

              Wardeg dega:Xafladii Wadani ee Uk oo dagaal gacmo ka hadali dhaxmaray Abwaan Ilko jiir iyo dhalinyaro tageersan Wasiirka Madaxtooyada

              London 21April13(SDN)Tageeraysha Xisbiga wadani ee Uk ayaa xaflad soo dhawayna u qabtay Gudoomiyaha Baarlamanaka Somaliland ahna guudomiyaha Xisbiga wadani xafladan oo ahayd mid tagerashu ku maamusayaan guusha xisbiga ayaa waxa ka soo qayb galay gudoomiyahii hore ee ururka Ummada Dr Gaboose xafladii oo sii habsami u socota ayaa waxa la yeedhay Abwaan Siciid ilko jiir…

              Read More

                Abwaaniintii uu Wasiir Xirsi u Jawaabay ee Ismaciil Dulcad iyo Cabdilaahi Good oo ka waramaya Jawaabtii Xirsi(DHEGEYSO)

                Ottawa April 21,2013(SDN)-Abwaanada Ismaciil Maxamed Ismaciil Dulcad iyo Cabdilaahi Good Muuse oo bilowgii sanadkan daah furay Deeleydii “Xirsi iyo dadweynaha keebaa denbiile ah” ayaa nooga waramay tix gabaya oo uu wasiirka madaxtooyadu isku difaacay. Labada Abwaan ayaa ka waramaya sida gabayga wasiirka madaxtooyadu ula muuqday iyo waxa uu ka dhigan yahay. HALKAN GUJJI SI AAD…

                Read More

                  Kulan aad uu balaadhan arimo badan laga tashanayey oo uu iskugu yeedhay guddomiyaha guud ee ardayda Sland ee wax ka barata Dalka ugandha +SAWIRO

                  (KampalaSDN) Kulan baladhan oo guddomiyaha dalada kulmisa ardayda jamhuriyadda somaliland ee wax ka barata,dalka uganda uu isku yeedhay kulan kan oo ahaa kulan aad maamuss sareeya, loo soo habeyey yaa waxa uu ka dhacay hoolka shiraraka ee jamacada kampala international university . Hadabo kulankan ayaa guddomiye SALEEBAN ABDI XUSEIN iyo xubnaha axcutive ahaa ee ka…

                  Read More

                    Xaflad Balaadhan oo isugu jirtay Aqoon Is Waydaarisi Iyo Doorashadii ardayda S/Land ee jamacada (Kuin) malaysia oo caawa la qabtay

                    Kuala Lumpur April 20,2013(SDN)-Waxa caawa oo ay taariikhdu ahayd 20/04/2013 ka dhacay  jaamacada (Kuin Insaniah) Global Islamic University Malaysia. xaflad balaadhan iyo doorashadii Ardayda Somaliland taasoo si fiicana noogu Bilaabantay Nooguna soo dhamatay. Alhamduliah Urur ay leeyiin ardayda somaliland ayaa ka jira jaamacada Insaniah kaasoo mudo soo jiray xilalkana si is dabajoog ah Loola soo kala wareegi jiray sidii…

                    Read More

                      14,353 Somali refugees return home since January: UNHCR

                      NAIROBI, April 20 — Up to 14,353 Somali refugees have made spontaneous returns from Kenya since January, with 1,029 people reported to have moved thus far in April, the UN refugee agency on Saturday. According to latest report published by the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR), Somali refugees have also returned home from Ethiopia…

                      Read More

                        (DAAWO) Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Weftigiisii oo u Kicitimay Maraykanka oo ay Marti qaad ka heleen

                        London 20.April (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta u ambo baxay Xarunta Wadanka Maraykanka ee washitoon,kadib markii ay maalmihii u danbeeyay ku sugnaayeen Magaalada London. Wasiirka arrimaha Dibada Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sharaxaad ka bixiyay Socdaalka Weftiga Madaxweynuhu ugu Kicitimay Maanta dalka Maraykanka.     London…

                        Read More

                          Nairobi: Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo u midoobay Kenya danteeda (WARBIXIN)

                          NAIROBI, Apr 20, 2013 (SDN/CFM)- Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuruu Kenyatta iyo Raysul-wasaarihii hore Raila Odinga ayaa Jimcihii shalay markii u horaysay si caam ah loo arkay iyagoo wada jooga tan iyo codbixintii doorashada ee 4-tii March 2013 ka dhacday dalkaas. Madaxweyne Kenyatta iyo Mr. Odinga waxay balanqaadeen inay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarinta…

                          Read More

                            “Uma Dulqaadan doono In Qof ka mid ah Bulshada oo Dhiig daadiyay uu noqdo Geesi Reer ka dhashay,Waxaa Mabnuuc ah Qof Shicib ah oo Qori Sita {DHAGAYSO Wasiir Duur iyo Raygal}

                            Caynabo 20.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Weftigii uu Hogaaminaayay ee Socdaalka ku Wajahan Xal u helida Dablay todobaadkii hore Weerar ku soo qaaday Xabsiga Magaalada Caynabo ayaa Kulan labaad oo ay maanta la yeesheen Odayaasha ay ka soo Jeedaan ragii falkaas gaystay Waxa uu si rasmi ah ugu…

                            Read More

                              Dood Sharciyeed oo ka dhalatay qabashadii wiilka lagu eedeeyay qaraxyadii Boston

                              Boston April 20,2013(SDN)-Dood Sharciyeed ayaa ka dhalatay qabashadii mid ka mida walaaliha lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Boston maalinimadii Isniinta. Ciidamada amniga ee qabatay Dzhokar Tsarnaev ayaan u marin xuquuqihiisa sharci ee loo sheego ruux walba oo denbi loo qabto,Miranda warning. Taladaa sharciyeed ayaa ku wergelisa eedeysaneyaasha xuquuqdooda ah in…

                              Read More

                                Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ee Togdheer laga soo bedelay oo cadeeyay sababha dhawr sanadood Madaarka Hargeysa u xidhnaa

                                Kalabeydh April 20,2013(SDN)-Guddoomiyaha gobolka Gebiley ee dhawaanta laga keenay Togdheer Ibraahim Yusuf Geedi ayaa shaaca ka qaaday tuhun mudo jiray oo ku xeeran sababha dhabta ah ee Garoonkii Duyuuradaha ee Hargeysa uu u xiran yahay. Guddoomiyuhu waxa uu ugu baaqay xukuumada Somaliland in ay furto garoon ku yaal degmeda Kalabeydh ee dhacda xadka Itoobiya ay…

                                Read More