Webmaster

    Would-be bomber killed by own device

    Mogadishu – A suspected Al-Shabaab militant was killed on Thursday while trying to plant a bomb in a busy district of the Somali capital, a police official said, after the Islamist group threatened more attacks following two deadly assaults this week. Western and Somali officials are concerned that Al-Shabaab, who were driven out of Mogadishu…

    Read More

      Sawirada labada ruux ee looga shakisan yahay qaraxyadii Boston oo la shaaciyay

      Boston April 19,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Marykanka ayaa shaaciyay Muuqaalka laba ruux oo loo baadi goobayo qaraxyadii ka dhacay magaalada Boston ee dalka Mareykanka. Muuqaalada labadan ruux ayaa muujinaya iyaga oo dhigaya shandado halkii ay qaraxyadu ka dheceen. In ka badan kun askeri ayaa baaraya goobtii ay qaraxyadu ka dheceen gunaanadkii tartankii Maaratoonka ee Boston….

      Read More

        Mucaaridka Jabbuti ee Qurbaha iyo Merfish ka booloxooftada Guracan isbedel ma keeni doontaa?(DAAWO ODEY CIISE OO NATION BAAH AHAY KU BAANAYA)

        Ottawa April 18,2013(SDN)-taagereyaasha Mucaaridka reer Jabuuti ee qurbaha ku sugan oo la jaanqaadi keri waayay isbedelada ay hogaanka mucaaridku umadda ugu baaqayaan. Waxa beryahan danbe aad u soo baxaya in Mucaaridka qurbejooga Jabuuti ay isbedelka ay doonayaan in dalkoodii uu ka hirgalo ay ku wejahayaan qaab Qabyaaladeed. Daawo muqaalkan laga duubay odey mefrish fadhiya oo…

        Read More

          Somali Region Group Sends an Official complaint to the Ethiopia Election Board

          To: the Ethiopia Election Board Addis Ababa Ethiopia Federal Democratic Republic Prime Minister Office Federal Affair Minister Office Ethiopian Defence Force Somali Regional State President office All Ethiopia Federal Missions in all over the world We have received from Aware district in Ethiopia somali regional state a complaint that says the somali regional state election…

          Read More

            Wiilkii Videogiisa laga been abuurtay Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey:Waan ka soo horjeeda Al Shabaab iyo Wahaabiyiinta Sucuudiga,Weligeeyna Ka qeybqaadaan maayo isqarxin(DHEGEYSO)

            Penselvania April 18,2013(SDN)-Wiil dhawaan Video uu u duubay hooyadii looga been abuurtay oo la shaaciyay in uu ka mid ahaa dhalinyaro dhawaan weeraray Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku wejahan Al Shabaab iyo xagjiriinta Sacuudiga. Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey ayaa sidoo lake ka waramay in aanu ebid isaga iyo qoyskiisa iyo degaanka uu…

            Read More

              DAAWO Magaalada Burco oo lagu aasay Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar iyo Hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha

              Burco 18.April (SDN) Alle ha u naxariistee Waxaa maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada         Burco taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Marxuun Axmed Caydiid Bootaan oo ay dablay hubaysani ku dileen magaalada Caynabo. Aaska Marxuunka Waxaa ka qayb galay Wasiirada Arrimaha Gudaha,iyo Ciyaaraha,Madaxda Maamulka Gobolka,Saraakiisha Ciidamada  iyo Dadweyne Tiro badan . Burco SDN. qurbejoog.com

              Read More

                Video la sheegay in laga duubay Wiil dhawaan Muqdisho isku qarxiyay oo la shaaciyay in u yahay Wiil kale oo Soomaali ah

                Minneapolis April 18,2013(SDN)-Cajalad Muuqaal ah oo la sheegay in uu ahaa wiil reer Canada ah oo dhawaan ka qeybqaatay weerarkii Maxkamada Muqdisho lagu qaaday ayay soo shaac baxday in uu ahaa wiil kale oo Mareykan ah. Wiilka Mareykanka ee Cajaladan ka muuqda ayaan ka mid aheyn ragii weraray maxkamada Muqdisho isla markaana aan ka tirsaneyn…

                Read More

                  “Maxkamadu Waxay labadaas danbiile ku xukuntay Dil Qisaas ah” Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag {DHAGAYSO}

                  Gar adag 18.April (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag Aadan Jaamac Cigaal ,Xubno ka Tirsan Bah’da Garsoorka iyo Qaar ka mid ah Qareenada Gobolkaas ayaa maanta soo gabo gabeeyay isla markaana Go’aan ka gaadhay Afar Dacwadood oo laba ka mid ahi yihiin dil,oo Maxkamadu kaga garnaqday degmada Gar adag. Gudoomiyaha oo khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada…

                  Read More

                    DHAMAAN JALIYADA IYO ARDAYDA DALKA UGANDHA WAXAY TACSI TIRAANYO LEH UU DIRAYAAN QOYSKA MRXUMAD NUURA XARIIR ALI SULDAN WAXAANAY LEYIHIIN ILHAY SAMIR IYO IIMA HAYDINKA SIIYO

                     Dhamaan dadkani waxay tacsi uu dirayan marxuumad  nuura xariir ali suladan oo 18  biasha ku geeriyootay caasimada somaliland ee hargaysa hadaba waxaaanu leenahy dhamaan qoyska ilma suldan iyo asxaabti ay ka baxday  nuura  xariir ali suladan ilahya samir iyo iiman ha ka siiyo marxuumadana janadi fardowsa ilahy ha ka waraabiyo aamiin waxaan tacsidan diraaya  dhamaan…

                    Read More

                      Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Xero-Ilaalinta Guud Ee Qaranka Oo Si Wada-Jira U Beeniyey Warar Sheegaya In 16 Muwaadin Oo Qurba-Jooga Laga Mamnuucay Inay Dalka Yimaadaan

                      S   Hargeysa 18April13 (SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo ay wehelinayeen Ku-simaha xero-ilaaliyaha guud ee Qaranka Aadan Axmed Muuse iyo Xero-ilaailayaha Gobolka Maroodijeex Axmed Cismaan Mirre ayaa xalay si wada-jir ah u beeniyey, isla markaana ku tilmaamay war aan sal iyo raad-toona lahayn oo been abuura oo ku soo baxay…

                      Read More

                        Maayarka Hargaysa oo Si rasmi ah Xilkii ula Wareegay balanqaado Hor lehna ku dhawaaqay {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 18.April (SDN) Maayarka Cusub ee Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid “Solteco” ayaa Maanta Si rasmi ah Xilkii Maayarnimo ugala Wareegay ku Xigeenkiisa Cabdi Casiis Caga Weyne oo si ku Meel gaadh ah ah u sii hayay Xilka Maayarnimo. Munaasibadaas Waxaa ka qayb galay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargasya Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan…

                        Read More

                          Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Bali Gubadle oo Hawlgal Nadaafadeed ka fuliyay Bali gubadle.

                          BaMaayirka Degmada Balli-Gubadle Mud,Cabdi Iimaan Jaamac oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan  Golaha degaanka  ee Degmada ayaa maanta ka qayb galay Olole  Nadaafadeed oo  laga fuliyey xaafadaha iyo suuqyada Magaalada Balli-gubadle. Ololahan oo ay ka qayb galeen dadweynaha  magaalada bali-gubadle iyo shaqaalaha  dawlada hoose ,hadal uu halkaasi uga jeediyey dadweynaha ka qayb qaadanayey ololahaasi nadaafadeed,…

                          Read More

                            OGEYSIIS: DHAMAAN BEESHA CIIDAGALE WEYNE EE UK

                            Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Beesha Ciidagale inay kasoo qayb galaan shirweynaha beesha, kaas oo ka dhici doona Magaalada london Wadanka  Ingiriiska. Halkaas oo beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guud ahaan, haday noqoto dalkan Ingiriiska,Somaliland iyo Kililka shanaad ee dawlad degaanka Somalida. Sidii aynu uga wada shaqeeyn laheeyn horumarinta degaamada Beeshu degto, korna loogu qaadi lahaa…

                            Read More

                              Munaasabad ay kasoo oo qayb-galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu daah furayey telefishin cusub oo la magac baxay KALSAN TV oo ka mid noqonaya Telefishinnada ku hadla afka Soomaaliga ee fadhigoodu yahay London.

                              London 18April2013(SDN)Munaasabad ay kasoo oo qayb-galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu daah furayey telefishin cusub oo la magac baxay KALSAN TV oo ka mid noqonaya Telefishinnada ku hadla afka Soomaaliga ee fadhigoodu yahay London. Munaasabaddan ayaa waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin, waxgarad, siyaasiyiin, culummo iyo haweenka Soomaaliyeed, kuwaasoo…

                              Read More

                                Maxay ka Wada hadleen Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku

                                London 18.April (SDN) Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa maalmahanba Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London ayaa caawa fiidkii la kulmay Raisal wasaaraha Dalkaasi Ingiriiska David Cameron. Kulankan oo ahaa mid ay ku lafa-gureen labada dal, wada shaqaynta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya, ayaa…

                                Read More

                                  Mucaaridka Jabuuti oo ku dhawaaqay Baarlamaan ay u badan yihiin(DAAWO)

                                  Jabuti April 18,2013(SDN)-Mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa ku dhawaaqay baarlamaan cusub oo uu dalkaasi yeelanayo ka dib jahawareer badan oo ka dhashay natiijooyin ay xukuumada Jabuuti hore u shaacisay. Mucaaridka ayaa shaaciyay magacyada 65ka xildhibaan ee ay sheegeen i ay ku guuleysteen doorashooyinkii Baarlamaanka ee bishii labaad ee sanadkan. Halakan ka Daawo ku dhawaaqida baarlamaanka Jabuuti…

                                  Read More