Webmaster

    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray Dhisme Cusub oo Wasaarada Kalluumaysigu yeelatay {DHAGAYSO}

    Hargaysa 03.April (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme laba dabaq ah oo ay Yeelatay Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada taas oo lagu qabtay Xarunta Cusub ee Wasaaradaasi ku leedahay Caasimada Hargaysa . Munaasabada waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ay ka mid yahiin wasiiro ka tirsan…

    Read More

      Aas Qaran oo loo Sameeyay Gudoomiye ku Xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtida Somaliland

      Hargaysa 03.April (SDN)  Madaxweynaha JSL ayaa maanta tacsi u diray shacabka somaliland iyo qoyskii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee Marxuum Sh Axmed Sh Nuux Furre Gudoomiye ku xigeenkii Kowaad ee Golaha Guurtida JSLand   oo maanta  Aas Qaran loogu  Sameeyay Xabaalaha Gol-jano ee magaalada Hargeysa. Aaska Marxuumka oo ay ka qayb galeen Gudoomiye ku…

      Read More

        Warar xogogaal ah oo aanu ka helney Afhayeenka Madaxtooyada somaliland Axmed saleban Dhuxul In Dalka Emitareku uu Ka Dalbaday Xukuumada Somaliland Inay Qaataan 15 Sanadood oo Federal ah

        Hargeysa 3April13(SDN)Warar Xogogaal ah oo Aanu Helnay oo Sheegaya In Dalka Emitareku uu Ka Dalbaday Xukuumada Somaliland Inay Qaataan 15 Sanadood oo Federal ah Isla Markaana Emirateku uu Bixiyo Magdhowgii Xasuuqii Dowladii Siyaad Bare Ay u Geysatay Shacabka Somaliland Warar aanu ka helnay illo xogogaal ah ayaa sheegaya in dalka Emirateku uu ka dalbaday waftigii…

        Read More

          OGAYSIIS JAALIYADA SOMALILAND EE YURUB- BANNAANBAXA BRUSSELS EE 11 APRIL

          Guddiga abaabulka bannaanbaxa-Brussels ee uk waxay ummadda reer Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska ugu baaqaysaa in ay ka soo qayb galaan bannaanbax lagu taageerayo qadiyadda Somaliland oo ka dhici doona magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka. Goobta Bannaanbaxa:                 Parc du Cinquantenaire, Avenue de la Joyeuse entrée , 1040 Brussels , Belgium   Taariikhda:                                       11 April 2013 Wakhtiga:                                         2pm…

          Read More

            Beesha Isaaq ee UK ay oo taager u fidiyeen Socdaalkii Madaxweynaha Dawlada Deeganka Somalida ee Itoobiya Socdalkii sama wade

            London3April13(SDN) Shir Balaadhaa oo aay soo qaban-qaabiyeen qurba Joogta Isaaq ee kasoo jeeda DDSI  oo loogu Magac Daray SAMA GUDOON Ka dib marki uu wafti baladhaan oo uu hogamiinayo madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay ku gala bixiyey dhul weynaha aay degaan beesha Isaaq ee Ethiopia,Shirka oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kala yimid…

            Read More

              War Deg Deg ah Gudoomiye Ku xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo Xalay Hargaysa ku geeriyooday

              Hargaysa 03.April (SDN) Alle ha u naxariistee Waxaa Habeenkii Xalay Ku Geeriyooday Cisbitaalka Edna Maternity Hospital ee Magaalada Hargaysa Gudoomiye ku xigeenkii Kowaad ee Golaha Guurtida Somaliland Sh.Axmed Nuux Fure oo Mudooyinkii u danbeeyayba Xaalad Caafimaad daro ay la soo deristay. Rabi ha u naxariistee Marxuun Sh.Axmed Sh,Nuux Fure waxa uu ka mid ahaa Hal…

              Read More

                Siyaasiga reer Jabuuti ee Cabdiraxmaan Cadhoole oo nooga waramay Wadaaado lagu Maxkameedeenayo Jabuuti iyo Mucaaridka Jabuuti oo Baarlamaan ku dhawaaqaya(DHEGEYSO)

                Ottawa April 03,2013(SDN)-Siyaasiga caanka ah ee reer Jabuuti Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa somalidiasporanews.com uga waramay Wadaado sadex ahaa oo hore Maxkamad Jabuuti ku taal ay xukun laba sanadooda ugu riday oo berito racfaan ay xukunkaa ka qaateen la dhegeysanayo. Siyaasigan mucaaridka Qurbejooga Jabuuti ka mid ah ayaa nooga waramay xaalidihii u danbeeyay ee siyaasada cakiran…

                Read More

                  Guddida Mashruuca Wadadda Cad oo Deeq Lacageed ka Guddoomay Qurba-jooga OHIO iyo Copenhagen

                  Hargeysa April 03,2013(SDN/Hubaal)-Guddida gacanta ku haysa Mashruuc Dhismaha Wadada cad ee Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa Iyo Sallaxley ayaa deeq lacag ah ka guddoomay Jaaliyaddaha Somaliland ee ku kala dhaqan Magaalooyinka Ohio iyo Copenhagen ee wadamadda Maraykanka iyo Denmark. Deeqdan lacagta ah oo lagu soo hagaajiyay ama loo soo wakiishay Ibrahim Raage oo isagu laftiisu degan…

                  Read More

                    Shirkadda Telesom oo Daah-furtay Adeegyo Cusub Oo Ay Bulshadda Usoo Kordhisay

                    Burco April 03,2013-(SDN/Hubaal)-Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku soo bandhigtay Adeegyo cusub oo ay Shirkadu usoo kordhisay macaamiisheeda ,kuwaasi oo la jaan-qaadidoona Tiknoolajiga casriga ah. Adeegyaddan oo ay Shirkadu ugu talogashay macaamiisheedu in ay kaga maar-maan baahiyo badan oo ay u qabeen ayaa munaasibad lagu daah-furaayay oo ka dhacday…

                    Read More

                      Qaraxyo Xalay Lala Beegsaday Xaruntii DAHABSHIIL Ee Muqdisho iyo Al-shabaab oo Xidhay Xafiisyadii Dahabshiil Ee Deegaamada Ay Maamusho

                      Muqdisho April 03,2013(SDN/Hubaal)- Xafiiska ugu weyne ee Shirkadda Dahabshiil ku leedahay Magaalada Muqdisho ayaa la qarxiyay  xalay, waxaana ku dhaawacmay  ilaa inta la ogyahay laba qof sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska Somalia ee magaalada Muqdisho oo goobta yimi qaraxa ka dib. Ilaa hada si cad looma ogga khasaaraha uu geystay qaraxaasi iyo cidda ka danbaysay,…

                      Read More

                        Waaran Qabasho oo Maareeyihii Warshadda Laydhka Suuqa Loo Geliyey & Jawaabta uu Ka Bixiyey Weli Xaawo

                        Hargeysa April 03,2013 (SDN/Hubaal) – Warar aan sugnayn oo Suuqa soo galay shalay ayaa tibaaxay in Maxkamadda Gobolka Hargeysa ay Waaran Qabasho ah u soo jartay Maareeyihii Hay’adda Korontada Hargeysa Axmed Maxamed Aadan (Weli Xaawo), kaasi oo la sheegayinuu salka ku hayo warbixintii guddidii Wasiir Xaabsade hor-boodayay ka soo gudbiyeen talo bixintii Madaxweynuhu u igmaday,…

                        Read More

                          Dawladda Turkiga oo Ka Hadashay Wada Hadalka Somaliland & Soomaaliya ee Dalkeeda loo Wareejiyey iyo Ifafaalaha Xukuumaddu Ugu Qiil Samaysanyso Ka Qayb galka Shirka London

                          Ankara (SDN/Hubaal)– Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Ahmet Davutoglu oo u warramaayey telefishanka dalka Turkiga ee TRT ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin dalka Turkiga oo fududayn doono wada hadallo dhawaan la filayo in Somaliland iyo Soomaaliya uu ku dhex maro dalka Turkiga. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka…

                          Read More

                            Faallo: Maxaa Keenay Xiisaha Xukuumadda Somaliland u Qabto Wada Hadal Soomaaliya Naruuro u Ah?

                            Muddo aan ka badnayn Saddex Toddobaad, Xukuumaddu markay ogaatay dareenka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland oo ah kuwa gaadhay go’aankii la soo noqoshada Madax bannaanidoodii ay ka qaateen Gumeysigii Ingiriiska 26kii Juun, 1960kii, isla markaana ku biireen 1dii July, 1960kii Somaaliya oo iyaguna Talyaaniga ka qaatay Xorriyaddooda, ayaa waxa Xukuumadda Axmed-Siilaanyo kasoo yeedhayey dhawaaqyo isku mid ah…

                            Read More

                              Turkey Offers to Host Renewed Somalia and Somaliland Talks

                              The Somaliland government has accepted an invitation from the Government of Turkey to host resumed talks between Somali and Somaliland. The talks are now expected to resume in mid-April. Somaliland’s Minister of Foreign Affairs, Dr Mohamed Abdilahi Omar, announced this at a press conference on Monday (April 1st) . He said “Both sides of Somaliland…

                              Read More

                                Somali man shot dead at Edmonton,UK

                                A 19-year-old man who died after he was shot in the chest in north London has been named.Mohammed Hussein was found collapsed in Bounces Road, Edmonton at around 9.45pm on Monday and though Paramedics battled for half an hour to save him he was pronounced dead at the scene. Jordan Simbananiye, 18, said: “At first…

                                Read More

                                  AU, Somali troops open key road seized from Islamists

                                  MOGADISHU — African Union and Somali government forces have opened a key route after months of fighting, commanders said Tuesday, reaching the former Islamic stronghold of Baidoa by road for the first time. Troops from the 17,000-strong AU force have been battling for almost a year to open up the 240 kilometre (150 mile) stretch…

                                  Read More