Webmaster

    Al Shabaab oo u dhacday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya,qoraalo xasaasiyana ka qaadatay

    Muqdisho April 06,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta ciidamda dawlada Soomaaliya iyo kuwa nabada ee Afrika ayaa dhawaan si farsameysan ugu dhacay xafiiska madaxtooyada Soomaaliya. Shabaabka ayaa la sheegay in ay bartilmaansadeen xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh oo ay kala baxeen qoraalo sir ahaa. Sidaa waxa dhawaan daabacday jariirad la yidhaahdo la socodka amniga gacanka…

    Read More

      Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Addis ababa

      Addis ababa, April 6, 2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyaga oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo muddo labo cisho ah ay booqasho ku joogeen. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkan ku wehliya Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi,…

      Read More

        Appraising the speeches alleged by Muse Bixi and Ismail Adan during amalgamation event between Kulmiya and Dalsan held in Hargeisa few weeks back‏‏‏

        Recently an event was held in Hargeisa few weeks back regarding the amalgamation of two parties (Kulmiya and Dalsan), which the leading speakers were Muse Bixi and Ismail Adan. Most Somalilanders have not pleased the manner in which, these two party officials have spoken. Few examples taken from their speeches are detailed below. Said Muse…

        Read More

          Sidee Loo Wada Hadlaa? By, Prof. Cabdisalaam Yaasiin,

          Xidhiidhka adoonweynaha iyo dibloomaasiyadda caalamiga ahi waxay noqotay cilmi jaamaicadaha lagu barto. Isla markaan waa dhaqan soo jireen ah oo leh jidadkii loo marayay, habkii loo dhaqmayay, iyo afkii la adeegsanayay. Wada hadlada dhincayo is hayaa wada hadlayaana waa qayb weyn oo ka mid ah dibloomaasiyadda caalamiga ah. Hase ahaatee, sidee loo wada hadlaa? Goorma…

          Read More

            Gudoomiyaha Gobolka Gebilay oo soo kormeeray dhismaha Wadada Wajaale iyo Kala baydh iyo Hawlgal ay dawlada Hoose Gebilay ka Wado Dooxa Arabsiyo

            Gebilay 05.April (SDN). Gudoomiyaha Gobolka Gebilay iyo Madax kale ayaa maanta kormeer ku tagay Wadada isku xidhaysa magaalada Wajaale iyo Kala baydh ooo ay haatan dhismaheedu socdo. Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Yuusuf Ismaaciil Geedi oo uu Weheliyo Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse waxay u Kuur galeen hanaanka ay u socoto hawsha dhismaha ee Wadadaas. Gudoomiyaha…

            Read More

              South Africa should have heeded Black Hawk Down

              Nearly 20 years ago, in October 1993, the hunt for the Somali warlord Mohammed Farah Aidid led to the Battle of Mogadishu – 18 American soldiers and one Malaysian dead, 73 Americans wounded and the deaths of as many as 1000 Somali militia and civilians. This event, made famous by the harrowing 2001 movie Black…

              Read More

                Somali Family Target of Possible Bias Crime

                (ABC 6 NEWS) — Rochester police are investigating after a Somali family wakes up to find their car damaged with a nasty note. With plastic covering both front windows Abdirizak Alishire can no longer drive his van. “Tuesday night someone broke both my front windows,” said Alishire. But it’s not the windows police are concerned…

                Read More

                  Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo 13-da Bishan Turkiga ka bilaabmaya

                  London5April13(SDN) Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo 13-da Bishan Turkiga ka bilaabmaya iyo  Xukuumadda Somaliland oo dhawaan shaacisay in wada-hadaladii Somaliya dib uga bilaabmayaan dalka Turkiga, ayaa weftiga uga qayb-galaya u diyaar-garoobayaan inay u safraan dalka Turkiga. Weftiga xukuumadda Somaliland uga qayb-galaya wada-hadalada Somaliya, ayaa ilo-wareedyo Ramaas u sheegeen inay ka kooban yihiin Wasiirrada arimaha dibada,…

                  Read More

                    Fanaanka Maxamed Saleebaan Gurey SABIIB oo Jacayl Dartii uu u qabo Fanaanada Tufaaxo Darajo u qaday Hees cusub

                    Fanaanka Maxamed Saleebaan Gurey SABIIB oo Jacayl Dartii uu u qabo Fanaanada Tufaaxo Darajo u qaday Hees cusub waa maxay sababtu u sameeyey Heestaas Fanaanka oo heestan soo gaarisiyey Qurbejoog.com ayaa shegay in uu aad u jeclaa fanaanada lakiin aan duruuftu u saamixi wayday in ay kulmaan iyada oo ku sugan wadanka Finland isaga oo…

                    Read More

                      Kenya: Ethiopians, Somalis Jailed in Nanyuki

                      Eight foreigners arrested aboard a Nairobi-bound bus at Timau Road block in Buuri District of Meru County were each jailed for six months in prison Among them were six Ethiopia nationals and two of Somali origin and were arrested after police officers were tipped by the members of the public. According to the Buuri Deputy…

                      Read More