Webmaster

    Qado sharaf loo sameeyey wafdiga Ra’iisal Wasaaraha iyo Marwo Caasha oo la kulantay haweenka Xildhibaanada ee Jabuuti

    Djibouti, April 04,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay  weheliso Marwo Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta waxaa qado sharaf u sameeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Maxamed Kaamil. Casuumaadan qadada ah oo ka dhacday hotelka Kempinski ee dalka Jabuuti ayaa waxaa kale oo ka qeybgalay Wasiirada Arrimaha…

    Read More

      Kulan iyo martiqaad casho (SSUK)

      Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxaa sharaf u ah inaad kala soo qeyb gasho kulan iyo casho maalinta Axada habeenka Isniintu soo galayso 7 April 2013. Ujeedada kulankan oo ah sidii loo midayn lahaa dadaalkeena aynu ugu jirno horumarka dadkeena iyo dalkeena Somalilnd loona adkeen lahaa wadajirkeena. Kulankan oo ay ka soo wada qeyb galayaan dhamaan…

      Read More

        Dawladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti

        Djibouti, April 04, 2013(SDN)–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa saaka guddoomay hubkan oo ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa…

        Read More

          Sexual violence in Somalia

          UN envoy happy with Somalia’s efforts to combat sexual violence – The Special Representative of the UN Secretary General on Sexual Violence in Conflict, Mrs. Zainab Bangura, has praised the Somali government’s efforts to enhance the protection of women against sexual violence. Addressing journalists in Mogadishu, she said the Somali government was engaged in discussions…

          Read More

            Xisbiga Wadani oo Meel adag iska Taagay Shirka Turkiga isla markaana dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

            Hargaysa 04.April(SDN) Xisbiga Wadani ayaa ku tilmaamay Shirka ay dawlada Turkigu marti galinayso ee lagu sii ambo qaadayo Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia,inay u arkaan Mid lagu Mijo Xaabinayo Qadiyada Qaranimada Somaliland,Waxaa kale oo ay Sheegeen In siyaasada arimaha dibada ee Somaliland ay Jiho Khaldan Afka Saartay. Xisbiga Wadani Waxa uu Cadeeyay inaanay…

            Read More

              Kuuriya Maxaa Qaaday, Ma AK47-kooda Ayaa Hoday?

              Kuuriya Waqooyi baa cadhootay ayaan maalmahan dambe si xoogan media ha uga maqlaayay! Kuuriya da askarta ah ee Waqooyi waxay ku dhawaaqday, si rasmi ah, inay xaalad dagaal (state of war) kula jirto midda Koonfureed! Ila wadaag xaqiiqooyin koob-kooban oo ku saabsan labada Kuuriya: (A) Ilaa 1955 kii, kolkii xabadii lagu hoobtay ee Gacanka Kuuriya…

              Read More

                Building a Better Somali Region

                JIJIGA, Ethiopia, Apr 04,2013 (IPS) – For over two decades Somali Region, in eastern Ethiopia, has been devastated by a grueling insurgency. Trapped in a time warp, it has been forgotten and underdeveloped. But in the last few years, thanks to the increased security here, a five-star hotel, eco-tourism ventures and even a large abattoir…

                Read More

                  Al-Shabaab clamps down on big Somali remittances firm

                  Al-Shabaab has ordered the offices of largest money transfer company in Somalia closed in areas still controlled by the Al-Qaeda-allied extremist group. According to information released Monday through somalimemo, a website that supports the radical Islamists, the ban on Dahabshiil was because the Hawala firm had gone against the norms stipulated for businesses operating in…

                  Read More

                    Reer Bristol oo ka Tacsiyadeynaya Geeridii Naxdinta leheyd ee Marxuum Sheekh Axmed Nuur Fure

                    DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE MAGAALADA  BRISTOL UK WAXAY TACSI  UDIRAYAAN DHAMAAN SHACABKA  JAMHUURIYADA SOMALILAND.DHAMAAN GOLAHAYAASHA QARANKA GAAR AHAAN GOLAHA GUURTIDA OO GUDOMIYE  KUXIGEENKII   KOOWAAD  GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND   MARXUUM SHEEKH  AXMED     NUUX  FURE.   UU   KU GEERIYODAY  MAGAALADA    HARGEYSA.  WAXAY   MARXUUMKA   ILAAHAY  UGA  BARYAYAAN   IN ILAAHAY  NAXARIISTII JANO  KAWARAABIYO  , SAMIR  IYO  IIMANA   UU  KASIIYO      QOYSKII.    EHELKII. …

                    Read More

                      Guddomiyaha xisbiga ucid laanta kamapla oo tacsi tiiraanyo leh uu diraya MARXUUM,  SHEEKH AXMED SHEEKH NUUX FURRE

                       TACSI   Guddomiyah xisbiga ucid laanta ugandha kampala khadar mohamed nour(bitijoor) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golaha Guurtida JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM,  SHEEKH AXMED SHEEKH NUUX FURRE, oo ahaa Gudoomiye ku-xigeenkii koowaad ee Golaha Guurtida JSL, oo ku geeriyoday 03.04.2013…

                      Read More

                        Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Hambalyo caawa u diray Shaqaalaha Miino Saarka Xuska maalinta Miinada oo Beri ku Beegan

                        Hargaysa 03.April (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu hambalyo u dirayaa dhamaan shaqaalaha miinada iyo walxaha qarxa Maalinta miinada oo ku beegan 4 April 2013 awgeed. Qoraalkan oo uu Ku Saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) ayaa u dhignaa Sidan:- Sidaad la socotaan maanta waa 4th April…

                        Read More

                          Puntland: Saddex Idaacaddood oo shaqadooda baahineed la mamnuucay

                          Garowe April, 3, 2013 (SDN)- Maamul-gobolleedka Puntland ayaa maanta soosaaray go’aan uu ku joojinayo shaqada baahineed ee saddex idaacaddood oo ka hawlgala degaamada maamulkaas ee Waqooyi-bari Soomaaliya. Sida lagu sheegay go’aan uu Arbacadda maanta soosaaray maamulka Garoowe, waxa la mamnuucay hawsha baahineed ee idaacaddaha Radio Daljir, Codka Nabadda iyo Radio Nation oo ah kuwo gaar…

                          Read More

                            Shakhsiyada Marxuun Sh.Axmed Sh.Nuux Fure Gudoomiye ku xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtida Iyo Taariikh Nololeedkiisii

                            Hargaysa 03.April (SDN)  Alle ha u naxariistee Waxaa maanta si habmaamuus heer qaran ah loogu aasay Xabaalaha Xaafada Goljano ee Caasimada Hargaysa Gudoomiye ku Xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland Marxuum Sh Axmed Sh Nuux Furre ,oo habeenkii xalay Ku geeriyooday Cisbitaalka Edna Hospital. Hadaba Waxaanu halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Taariikh Nololeedkii Marxuunka oo…

                            Read More

                              Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Degmada Axmed Dhagax iyo Weedhii Madaxweynaha {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 03.April (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay  mashaariic  dan guud ah  oo laga yagleelaayo Degmada axmed dhagax  ee magaalada hargaysa . Mashaaricdan aya isugu jirta  sariibado saddex nooc ah,  saldhigyo boolis ,mchejyo caafimaad  iskuulo , masaajiddo iyo adeegyo . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland md axmed maxamud siilaayo  oo si rasmiya u dhagax dhigay…

                              Read More