Wasiirka Maaliyada oo Si adag uga Jawaabay War uu ka baahiyay Mid ka mid ah Warsidayaasha Hargaysa {DHAGAYSO}
Hargaysa 30 March (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa Si adag uga Jawaab Celiyay War ku Soo baxay Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada Hargaysa isla markaana daabacay War uu ku sheegay in Wasiirka Maaliyadu uu Mashaariic ku jirta Miisaaniyada qaranka uu ku naas nuujiyay Shakhsi…
