Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo oo hadal kooban Warbaahinta ku siiyay Madaarka Berbera {DHAGAYSO)

    Hargaysa 27 March (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefdigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku joogay dalka imaraadka carabta ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka diyaaradaha madaarka magaalada berbera si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubnaha Weftigiisu waxay Salaan Sharaf ka qaateen Cutub ka tirsan Ciidamada…

    Read More

      Weftigii Madaxweyne Siilaanyo hogaaminayay oo dalka dib ugu soo laabtay kana waramay Safarkii ay ku tageen Imaaraadka Carabta

      Hargaysa 27 March (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefdigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku joogay dalka imaraadka carabta ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka diyaaradaha madaarka magaalada berbera si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubnaha Weftigiisu waxay Salaan Sharaf ka qaateen Cutub ka tirsan Ciidamada…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo muu-diidin inuu qaabilo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe…Xoghayaha Xisbiga UCID Axmed Aadan Ismaciil ( Kayse Gurey)

        London 27March12(SDN)waraysi uu siiyey Axmed Aden Ismaaciil (Kayse Guray) oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid oo hadda ku sugan magaaladda London oo aan dhowr su’aalood weydiiyay. Kuwaas oo ay ka mid ahaayeen sida uu a arko safarkii madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisu ay ku yimaadaan magaaladda Abu-dabia ee dalka Imaaraadka Carabta; kulanka la sheegay in…

        Read More

          Wasiirka Caafimaadka oo Furay Shir ay Wasaaradiisu ku naaqishayso Wixii u qabsoomay & Qorshahooda ku talo gal

          Hargaysa 27.March (SDN)   Wasiirka wasaarada caafimaadka JSLand Mud, Xuseen Muxumed maxamuud ayaa maanta Huteel Maansoor ka furay shir lagaga hadlayey wax-yaalihii u qabsoomay  wasaarad ahaan 2013 iyo qorshaha wax-qabadka sanadkan 2013. Wasiirka oo ka hadlay furitaankii shirkaasi ayaa waxa uu sheegay, shirkani uu yahay shirkii caadiga  ahaa ,kaas oo saddexdii biloodba aynu  ku eego waxyaalaha…

          Read More

            Weftigii Wasiirka Gaashaandhiga ee Socdaalka ku tagay Degmada Xariirad oo dib ugu laabtay Magaalada Boorama

            Hargaysa 27.March (SDN)  Weftigii ka socday xukuumadda Somaliland ee  uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Md Axmed Xaaji Cali Cadami oo mudooyinkaba socdaal hawleed ku marayey buuraleyda sadex geesoodka ah ee Xariirad ayaa maanta dib ugu soo guryo noqday xarunta Gobolka Awdal ee Boorame.  Xubnahan wefigan oo ay ka mid yahini wasiirada wasaradaha duulista iyo hawada…

            Read More

              Maareeyaha Telefishanka Qaranka S.land oo isku Shaandhayn ku sameeyay Agaasinka Tvga iyo Xil Cusub oo uu soo kordhiyay

              Hargaysa 27.March (SDN) Maxamed Xuseen Cali oo ahaa Madaxii Wararka ee Telefishanka Qaranka ayaa Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Khadar Cali Gaas Waxa uu u  magacaabay inuu noqdo Tifaftiraha Guud ee Somaliland National Tv. Sida uu Warkani Sheegayo Maxamed Xuseen Cali oo ka mid ah Ruug cadaayada ka Hawl gala Wasaarada Warfaafinta iyo Telefishanka Qaranka…

              Read More

                Itoobiya oo sheegtay in ay fashilisay qorshe Al Shabaab ay ku damacsaneyd in ay ku Afduubto Shaqaale Qaramada Midoobey oo dalkooda ku sugan

                Adis Ababa Mar 27,2013(SDN)-Sirdoonka dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay fashiliyeen afduub ay kooxda Al Shabaab damacsaneyd in ay ka fuliyaan guddaha dalka Itoobiya. Sirdoonka Itoobiya waxa ay sheegeen in afduubka lala damacsanaa shaqaalada Qaramada Midoobey ee ka hawgala dalka Itoobiya. Sidoo kale waxa xabsiga la dhigay sideed ruux oo lagu eedeeyay in ay damacsanayeen…

                Read More

                  Hooyada Uurka leh iyo Caafimaadkeeda

                  waxaan aad u salaamaya dhamaan umadda somaliyeed,waxaynu isku dayi doonaa bal in aynu wax ka taataabano  xanuun ka mida xanuunada dishooday hooyooyinka somalida ah, waa xanuunka Sonkorta oo dhib ku haya hooyada uurka leh. Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga? Saraynta sonkorta dhiigga macnaheedu waa macaanka (sonkorta) oo ku badan dhiigga. Waxaa kale ood maqli karta…

                  Read More

                    Hadalada Isburinaya ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahan Shirka London,sawir noocee ah ayay Muujinayaan?

                    Hargeysa Mar 27,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa intii uu xilka qabtay waxa siyaasada arrimaha dibedda ee Somaliland hareeyay tuhuno iyo turunturooyin siyaasadeed oo sawir ka muujinaya hab dhaqankiisa hogaan ee uu caanka ku ahaa mudadii uu bulshada hor yimi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Siyaasada arrimaha Dibedda ee Somaliland waxa uu ku weday habacsanaan…

                    Read More

                      Ethiopia says foils Somali rebel plot to seize U.N. staff

                      ADDIS ABABA (Reuters) – Ethiopia’s intelligence agency said on Monday it has detained eight members of Somalia’s al Shabaab Islamist militant group who it accused of plotting to kidnap U.N. workers. The arrests were the latest in a crackdown on people charged with having links to fighters in neighboring Somalia, where Ethiopia has deployed troops…

                      Read More

                        Terrorist Has Cooperated With U.S. Since Secret Guilty Plea in 2011, Papers Show

                        A Somali terrorist with ties to Al Qaeda whose capture and interrogation aboard a United States naval ship in 2011 fueled debate about the Obama administration’s counterterrorism tactics secretly pleaded guilty in Manhattan and has been cooperating with the authorities, court documents released on Monday show. The terrorist, Ahmed Abdulkadir Warsame, served as a military…

                        Read More

                        Spain oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey France (Qualifiers World Cup) By Jaahuur.

                        Paris,Tue-March-26-2013=qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maanta qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo France. Waxaa si habsami ah u socda isreeb-reebkii kubadda cagta ee Aduunka ,waxaana mardhaweyd kala faraxashey xulka Spain iyo xulka France oo gurigooda lagu ciyaarayey Haddaba ciyaartan oo lawada sugayey ayaan waxba la isu su reeban xag farsamo,adkeysi,hujuum badan oo labada xul isku qaadayeen,waxaana ka soo…

                        Read More

                          DHALINTII DALKEENIYO AAWEY DHAAYAHEENII:Qalinkii (Libaan fagadhe) MARKA HORE BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM, MARKA XIGTA SALIGA NABAIGAIYO SUURADAHA QURAANKA(CALEYHI SALAATU WASALAAM)

                          DHALINTII DALKEENIYO AAWEY DHAAYAHEENII:Qalinkii (Libaan fagadhe) MARKA HORE BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM, MARKA XIGTA SALIGA NABAIGAIYO SUURADAHA QURAANKA(CALEYHI SALAATU WASALAAM) May du u eegaa maydii maalmuu waa maalmii qadhaadhaa oo kale suuqan madow ee bilaabmay waa sidii kii bilaabmay Aprl – May 1988 ee dhexmarey siilaanyo,siyaad bare iyo dilaalkii migiste siyaasada xukuumadana waa(Abaah Qas ) Alle…

                          Read More

                            Tvga Qaranka Somaliland oo war uu sii dayey tvga HCTV uu logadii tvga ku dul qoray magaca madaxwaynaha Iyo Madaxii Wararka Telefiishanka Qaranka Oo Xilkii Laga Qaaday

                            Hargeysa27 Marc13 (SDN)  Wafdiga madaxwaynaha Somaliland ee ku sugan dalka Imaaradka Carabta ayaa waxa si rasmiya ula socda wariyaasha ka hawl gala tvga HCTV oo soo gudbinayey wararka madaxwaynaha markii Tvga qaranku ku guul daraystay inuu wararka madaxwaynaha u soo gudbiyo mujtamaca reeer Somaliland ee  ku sugan daafaha Aduunka taaas ayaa waxa ay sababta in…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo si weyn loogu soo dhoweeyey Kismaayo, lana kulmay maamulka magaalada

                              Kismaayo, March 26,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waxaana wafdiga garoonka ku soo dhoweeyey saraakiisha maamulka kumeelgaarka ah ee Kismaayo iyo xubnihii horay u sii joogay magaalada ee isugu jiray Wasiirada, xidlhibaanada iyo saraakiisha. Ra’iisal…

                              Read More

                                Xisbiga Kulmiye oo Qoraal uu soo saaray ku cadeeyay in Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigaaas la qaban doono 31 Bishan

                                Hargaysa 26.March {SDN} Qoraal ka soo baxay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye oo Mudooyinkii u danbeeyay uu ka dhex Oognaa Khilaaf salka ku haya Qabsoomida Shirweynahoodii isla markaana dib loo dhigay ayaa Mar kale waxa ay Sheegeen in la qaban doono Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye 31 bishan March. Waxaana Sidaa lagu Sheegay…

                                Read More

                                  Ra’isal Wasaare Saacid oo Tacsi u diray Mid ka Mid ah Xubnaha Golaha Wasiiradiisa oo Nayrobi ku Geeriyooday

                                  Muqdisho, 26, Mar, 2013…..Waxaa saaka si lama filaan ah oo naxdin leh ugu geeriyooday Magaalada Nairobi Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Adeega Bulshada Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhad. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda. Kan Shacabka iyo Magaca Ummadda Soomaaliyeed wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed…

                                  Read More