Ra”iisal Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Kismaayo iyo xarunta ciidamada Xoogga dalka
Kismaayo, March 29,2013(-(SDN)-a’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka kormeeray Dekedda magaalada Kismaayo iyo xarunta qeybta labaad ee ciidanka Xoogga Dalka. Ra’iisal Wasaaraha oo ugu horeyntii booqday Dekedda magaalada ayaa u kuurgalay qaabka maamul iyo midka howleed ee Dekedda, isaga oo ku soo wareegay qeybaha Dekedda oo ay xilligaasi ka…
