Webmaster

    Warshaddii Sibidhka oo Xukuumaddu Si Qarsoodi ah Ugu Wareejisay Saddex Qof oo Ganacsato Ah oo Midkood Ajanebi Yahay

    Hargeysa Mar 20,2013 (SDN) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland , ayaa sifo aan sharciga waafaqsanayn ugu qeybisay hanta Ummadda ka dhaxaysay oo ku jirtay gacanta Xukuumadda , kadib markay Wershaddii Sibidhka ee Berbera ugu wareejisay dad gaar ah , kuwaas oo hadal la’aan loogu kala jaray sheerarkii iyadoo aan hantidaa qaranka ee suuqa madaw lagu kala goostay…

    Read More

      Maxkamada Gobolka Hargeysa oo maan Xukumeysa Boqor Raabi oo loo heysto booqasho uu Xamar ku tegay

      Hargeysa Mar 20,2013(SDN)-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta soo gunaanadeysa dacwad lagu soo oogay mid ka mida Madax dhaqameedka Somaliland Boqor Raabi Cabdilaahi. Boqorka ayaa loo heysta in uu dhawaan booqday magaalada Muqdisho oo booqashadeeda hore xabsi ugu muteystay. Boqor Raabi ayaa ka mid ah madaxdhaqamedyada kooban e edhaliila xukuumada uu madaxweyne Axmed Siilaanyo hogaamiyo. Waana…

      Read More

        Baraamijka Arimaha Bulshada gabadh Yar oo 12 sano jir ah oo qortay buug Af-Ingiriisi ah kana hadlaya nolosha da’yarta ku nool dalka Ingiriiska

        London 20March 13 waxa baraajikan soo diyaariyie Wariye Cabdi Xaafid Maxmuud isaga oo u waramaya qurbejoog.com ayaa waxa u yir Waxaa mahad leh Illaahay Subxaana Watacaalaah. Intaa kadib waxaan u mahad celinayaa qoyska Nuur C/llaahi Cismaan iyo xaaskiisa Mulki Cali iyo weliba gabadhooda Zeynab Nuur C/llaahi oo ah gabar 12 sano jir ah oo qortay…

        Read More

          Somali deportations — some numbers

          A few weeks ago, I did a story about the U.S. resuming deportations to Somalia. Because Immigration and Customs Enforcement wouldn’t release the number of people with deportation orders pending, I directed my query to the Executive Office for Immigration Review at Department of Justice, to see how many Somalis have been ordered deported by…

          Read More

            Gollaha Guurtida Somaliland oo fursad Qaaliya siiyay Dhalinyarada dalka iyo Xildhibaankii ugu da’ada yaaraa oo hawlgalaya

            Hargeysa Mar 19,2013(SDN)-Xildhibaanka ugu da’da yar Golaha Gurtidda Somaliland Xildhibaan Siciid Maxamed Cismaan { Libaaxo } ayaa loo dhariyay Golaha Gurtidda Somaliland 28-Feb-2013. Xildhibaanka ayaa Abihii Marxuum Maxamed Cismaan{Libaaxo} wax uu ka mid ahaa rukanadii uu Gollaahaasi ku taagnaa intii la aasaasayba. Xildhibankan oo ka mid noqon doona Golaha Gurtidda ayaa noqonaya xildhibankii ugu da’da…

            Read More

              Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? Qormadii: 1aad Boobe Yuusuf Ducaale

              “Duqii Maarkoos waa kaa, Waddadii dayacan koray, Jidka aaran-dubatadu, Ku danbeyso weeyaan, Dawga weeye loo maro, Sannadaha dul-saarka ah, Iyo nolosha daalka ah,   Dawga weeye loo maro, Duni aan tilmaannayn, Duuggeedu male yahay, Qof ku daaya mooyee, Qof ku doonayaa jirin.”   Maansadii Isa-sudhan ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale…

              Read More

                Kalfadhigii 2aad ee Golaha Deegaanka Berbera oo maanta Furmay iyo Maayarka Magaaladaas oo ka waramay Waxqabadkoodii

                Berbera 19.March (SDN) Kalfadhigii labaad ee Golaha deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa Maanta ka furmay Xarunta Dawlada hoose ee Berbera. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ahna Maayarka Magaaladaasi C.shakuur Maxamud Cidin isagoo Mudanayaasha Golaha deegaanka Warbixin ka siiyay waxyaabihii maamulkooda u qabsoomay Kalfadhigii Kowaad waxaanu Yidhi “Waxaanu Magaalada ku…

                Read More

                  Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo Kormeer ku tagay Degmada Dacar Budhuq iyo Mudaharaad ay Shalay Sameeyeen ardayda wax ka dhigta dugsiga degmadaas

                  Hargaysa 19.March (SDN)  Shan Xildhibaan oo ka tirsan Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta Kormeer hawleed ku tagay Degmada Dararweyne oo ay Maalintii Shalay Mudaharaad ka Sameeyeen Ardayda Wax ka barata Dugsiga Hoose dhexe ee Degmadaas. Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Deegaanka Caasimada oo Khadka Telefoonka  uga…

                  Read More

                    Hargaysa oo uu Maanta kulan ku dhex maray Xukuumada Somaliland iyo Hay’ada UNDP iyo Ujeedada lagaga wada hadlay

                    Hargaysa 19.March (SDN) Kulan ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin ka kala socotay dawladda somaliland, deeq bixiyayaasha  iyo hay’adda UNDP  kuna saabsan xidhiidhka wada shaqayneed ee  dhinacyadan ayaa maanta lagu qabtay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargaysa kulankan oo soconaya muddo hal maalin ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamadda sare wasiirada wasaaradaha Qorsheynta Qaranka, Xanaanada…

                    Read More

                      kulan balaadhan isugu yimid dhamaan xubnaha xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee dalka finland , waxaanu ku qabsoomey magaalo madaxda dalka finland ee Helsink

                      London19March13  Kulankan oo ay ujeedadiisu aheyd sidii loo SAGOOTIN  lahaa  Gudoomiyah xisbiga ucid injineer Feysal Cali Xuseen  oo safar shaqo ugu kicitimaya dalalka Sweden iyo Imaaraadka carabta IYO sidii loo soo dhaweyn lahaa xubno cusub oo xisbiga ku soo biirey oo ay ugu horeyso marwo Deeqa  iyo sidii, .   Waxa ugu horeynba halkaa ka Hadley Gudoomiy…

                      Read More

                        Gudoomiyahii Hore ee Ururka Ummada Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose oo soo gadhay London

                        London 19March13(SDN) Gudoomiyahii Hore ee Ururka Ummada Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose oo soo gadhay London gudoomiyaha ayaa waxa ku soo dhaweyey garoonka Diyaradaha ee Hetrow Ariport Gudoomiyaha Ururka Wadani ee Uk Axmed Cali Naahi iyo xubnaha uk Garabka Dhalinyarada , gudoomiyaha ayaa ku yimid boqasho gaban waxana la filaya  inuu la kulmo tageerayasha xisbiga wadani oo…

                        Read More