Sheeko Kale Keen: Diinkii Yidhii Aan Duulo; By Prof. Cabdisalaam Yaasiin
Diin ayaa noloshiisii dhulyaalka iyo gaabiska ahayd nebcaaday. Wuxu jeclaystay in uu sida shimbraha duulo oo cirka heehaabo; guudkana ka soo eego dhulkan iyo dhirtan uu ku abaaday ee dhex gurguuranayo. Asaga oo naftiisa la hadlaya wuxu ku yidhi, “Hadaan mar uun samada ubixi lahaa, sidaa shimbraha oo kale ayaan duuli lahaa.” Wuxu naftiisa u…
