Webmaster

    Wefti ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Socadal ku Yimid Hargaysa

    Hargaysa 22 March (SDN) Wefti ka socda Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa iyo wadamada Qaadhaan-bixiyeyaasha, ayaa  Maanta booqasho yimid Caasimada Hargaysa iyagoo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Weftigan  oo ay  madaar ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan Xukuumada  Somaliland,  waxaana la filayaa in ay  la kulmaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed…

    Read More

      Warbixin:Soomaali ay saameeyeen dagaaladii Sokeeye oo New Zealand la qabsan kari waayay

      Wellington Mar 22,2013(SDN)-Soomaali faro badan oo qoxootinimo ku tegay dalka Zew Zealand ayaa waxa ku adkaaday noloshii dalkaasi,sida lagu xusay warbixin ay daabacday Jaamacada Canterbury. Xasan Ibrahim oo ah ardey Jaamacada ka barta culuunta waxbarashada oo diyaarinaya shahaadada PhD oo warbixinta isku dubo riday ayaa sheegay Soomaalida sida ba;an uganmuuqato la qabsasho xumida ayaa ka…

      Read More

        Xisbul-xaakimka KULMIYE oo Ka Hadlay Saan-saan Ay Sheegeen Inay Soo Dedejinayso Cimriga Golaha Deegaanka ee Gabiley

        Gabiley Mar 21,2013(SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee gobolka Gabiley Amiin Muuse Xirsi ayaa sheegay in Maamul Xumo baahsani ka jirto xafiiska dhulka ee dawladda hoose ee Gabiley taasi oo sababtay isku dhacyo dhawr ah oo ka dhashay khilaaf dhuleed kuwaasi oo khalkhal galiyey ammaanka guud ee gobolka gaar ahaana Magaalada Gabiley. Guddoomiyaha KULMIYE ee Gabiley…

        Read More

          Xukuumadda oo Dagaal Ku Bilowday Xisbiga WADDANI,Akhri: Warbaahinta Xukuumadda oo Qortay: WADDANI Ma Waxa Uu Noqday Ilmihii Agnaanka ahaa Ee Ku Tiraabay Waxaan Laaqiga ahayn?

          Hargeysa Mar 21,2013(SDN)-Xisbiga WADDANI oo ah guri dambayska xisbiyadda Somaliland oo mudadii uu jiray ay tahay hal sano oo kaliya, waxa uu saaxada siyaasadda ku soo galay oo uu dhaqan ka dhigtay qunyar socodnimo siyaasadeed iyo deganaansho ay ku tanaadeen, isla markaana ku dhaafeen shantii urur siyaasadeed ee cusbaa ee ka qeyb galay doorashadii Goleyaasha…

          Read More

            Faallo:Maxaa Keenay Wakhtigan Inuu Guddoomiyaha Kulmiye Miciin-Sado Shir-Beeleed? Halkay-Se Iska Shabahaan Shirarkan Iyo Is-Bahaysiyadii La Eeday Ee Ba-Hooyinka U Qaybiyey Beesha Galbeedka Iyo Waqooyiga Hargeysa?

            Qofkasta oo wax ka yaqaana taariikhda ay bulshaddani soo mareen marka ugu horaysa ee uu maqlo magaca Shir-beeleed, waxa markaaba Maskaxdiisa ku soo dhacaya ama uu qaadanayaa dareen aan fiicnayn, isla markaana waxa uu xasuusanayaa Cahdi ay dadkani la noolaayeen dhibaatooyin, tabashooyin dhexdooda ah iyo godobo siyaasadeed, waxaanu qofkaasi qirayaa hadii Shir-beeleed meesha soo galo…

            Read More

              Shirweynihii Dalada SONSAF oo Hargaysa lagu Soo Gabo Gabeeyay iyo Hogaan Cusub oo ay doorteen

              Hargaysa 21.March (SDN)  Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Soo Gunaanadaay Shirweynihii Sadexaad ee Dalada Ururada aan Dawliga ahayn ee SONSAF isla markaana lagu doortay hogaankii Daladaas ee Labada Sanno ee soo Socda . Shirweynahan oo ka socday Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa…

              Read More

                Barnaamij cusub oo habeenka khamiista ka bixi doona universal tv 6:00 ilaa 7:00 fiidnimo oo la magac baxay iiwad sheekada waxa idiin daadihinaysa Fananada Nimco Degan iyo Maxamed Saxaaf Dawasho wacan

                London 21March13(SDN)Barnaamijka II Wad Sheekada ayaa ah barnaamij cusub oo ay si wada jir ah u daadihin doonaan saxafiga da’da yar ee Maxamed Siciid Asahaaf iyo fanaanada Nimca Degan. Barnaamijkaan ayaa ah mid si gaar ahaaneed looga soo shaqeeyay oo ay gacan ka geysteen maamulka iyo shaqaalaha Universal TV iyo weliba farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Amin…

                Read More

                  Maayar Ku Xigeenka Caasimada oo Kulan la Yeeshay Gudiyada Nabad galyada ee Hargaysa

                  Hargaysa 21.March (SDN)   Maayar ku xigeenka caasimaadda Hargaysa ahna ku simaha Duqa caasimadda ayaa maanta kullan la yeeshay  gudoomiyayaasha dagmooyinka iyo guddiyadda nabadgalyadda caasimadda. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Taliyayaasha ciidankla bilayska qaybaha Bariga iyo galbeedka  caasimada Hargeysa iyo Hogaanka howl-gelinta ciidanka Booliska, Waxa ugu horayn halkaasi  war-bixino   maayir ku xigeenka ku siiyey …

                  Read More

                    Xuska Maalinta Biyaha Adduunka oo Somaliland si weyn looga Xusay Xili lagu Jiro abaar Xoogan

                    Hargaysa 21.March (SDN)  Munaasibad  lagu xusayey Maalinta Biyaha aduunka oo kubeegan maalinta berrito ee Jimcacaha ah,    ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Beerta Xoriyada ee magaalada Hargeysa. Munaasibada Xuska maalinta Biyaha aduunka  oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada Beeraha , Agaasimaha Guud ee wasaarada Qorshaynta,ku simaha agaasimaha Guud ee wasaarada Mac-danta iyo biyaha iyo…

                    Read More

                      Soomaaliya: Siyaasadda Geeska Afrika ee Maanta

                      Guud ahaan dalalka dunidu waxay leeyihiin dan ee ma leh saaxiib, asii ay danta daleed qeexayso in dalku uu yagleelo saaxiibbo badan oo joogto ah oo danaha lagu gabraarto. Siyaasaddu na waa wixii suurogal ah oo kula gudboon, ma aha wixii aad lexejeclo u qabto ee waa wixii had iyo goor dantu ku jirto, ayada…

                      Read More