Webmaster

    Wasiiro u Baqoolay Turkiga si ay Madaxweyne Siilaanyo ugu sii Gogol Xaadhaan iyo Gudoomiyihii Golaha Guurtida oo Soo Guryo noqday kana hadlay arrimo kala duwan

    Berbera 06.March (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Macdanta,Biyaha iyo Waxbarashada ayaa maanta u ambo baxay Wadanka Turkiga,iyagoo u gogol xaadhaya Socdaalka uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ku tagayo Wadankaas. Labadan Wasiir oo ka duulay Madaarka Magaalada Berbera ayaa ka hor intii aanay ka ambo bixin dalka waxay Warbaahinta uga warameen Ujeedada Socdaalkooda ayaa waxay Sheegeen inay Wadanka Turkiga…

    Read More

      Dawlada Somaliland oo Dareen Sas leh ka Muujisay Xayiraad ka qaadista Hubka Somalia,Shaqaaqo ka soo Cusboonaatay Deeganka Xariirad ee Gobolka Salal

      Hargaysa 06.March (SDN)    Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta daboolka ka Qaaday Sida ay uga soo Horjeedo  in cuno-qabataynta hubka laga qaado Soomaaliya. Taasi oo Golaha Ammaanka ee Qarramadda midoobay ka baaraan degayaan. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta u waramayay Warbaahinta dalka ayaa Sidoo kale ka hadlay shaqaaqo ka dhacday…

      Read More

        Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Aqoon isweydaarsi u soo gabo gabeeyay Xubno ka mid ah Garsoorka dalka

        Hargaysa 06.March (SDN)   Gudoomiyaha maxkamada sare jamhuuriyada  Somaliland Dr Yuusuf Ismaaciil  ayaa maanta usoo gabagabeeyey tababar muddo saddex maalmood ah u socday in kabadan 45 xubnod oo ka tirsan hay,adaha garsorka ee dalka. Gudoomiyaha maxkamadav sare Dr. Yuusuf  Ismaaciil Cali, waxaa uu ka xog waramay faaiidada iyo muhiimada uu leeyahay xeerka anshaxa Garsoorayaashu, kaasi oo…

        Read More

          Agaasimaha Guud ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo beeniyay Kabo la Sheegay inuu Magaca eebe ku Qoran yahay oo Hargaysa la keenay

          Hargaysa 06.March (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaarada diinta iyo Awqaafta  Sh.C/rashiid C/llahi Maxamed, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay  war ay war-baahinta maxaliga ah qaarkood ay ka qoreen oo ku saabsan kabo la sheegay in ay ku dhigan yahay  qoraal  ka dhan ah diinta islaamka. Agaasimaha Guud waxa uu sheegay…

          Read More

            Wasiirka Cadaalada oo ku Wareejiyay Ciidanka Asluubta Xafiisyo ay ku Shaqeeyaan

            Hargaysa 06.March (SDN) Wasiirka wasaarada cadaalada Mud, Xuseen Axmed caydiid,ayaa maanta ku wareejiyey  Taliyaha ciidanka asluubta  Sareeye-Guuto Maxamed Xuseen Faarax,Qalab  xafiiseed loogu tala galay  xarumaha ciidanka asluubta   ee shan Gobo loo ka mid ah Goboladadalka. Munaasibadda Gudoonka deeqdan oo lagu qabtay xarunta wasaarada cadaaladda ayaa wasiirku waxa uu ku wareejiyey  Taliyaha Ciidanka  qalabka xafiisyada taliyayaasha …

            Read More

              Faysal Cali Waraabe:Shirka Wadatashiga Somaliland waxaan ku Casuumeynaa Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Prof Cali Khaliif Galeydh

              Amsterdam Mar 06,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa khudbad uu ka jeediyay dalka Holland waxa uu ka sheegay in uu abaabulayo shir wada tashi oo ay isugu imanayaan aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa warkaa ku xusay khudbad uu ka jeediyay munaasid xisbiga loogu qabtay dalka…

              Read More

                Qarax mar kale ka dhacay Xaafada Soomaalida ee Nairobi

                Nairobi Mar 06,2013(SDN)-Booliiska magaalada Nairobi ayaa sheegay in kharax ka dhacay xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi maalinimadii shalay. “waxa qarax uu ka dhacay xaafada Eastleigh,waxaanse weli la hubin khasaaraha ka dhashay qaraxaasi,iyo waxa ay sababay qaraxa”sidaa waxa yiri taliyaha ciidanka Booliiska ee Nairobi Moses Ombati. Masuuliyiinta Kiinya ayaa qaraxa Eastleigh ka dhacay…

                Read More

                  Blast hits mainly Somali district in Kenyan capital

                  NAIROBI (Reuters) – An explosion struck a predominantly Somali neighbourhood in the Kenyan capital Nairobi on Tuesday, police said. “There is an explosion that has taken place in Eastleigh, we are still trying to confirm what caused the explosion and whether there are casualties,” Nairobi police chief Moses Ombati told Reuters. Kenyan authorities have blamed…

                  Read More

                  Real Madrid oo 2-1 Ku Haajirisey Man United (UEFA) By jaahuur.

                  Old Trafford-London-Mar-o5-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormaqdeena ciyaaraha waxaynu ku qooransaneynaa xagaa iyo Ingiriiska oo ciyaar ka tirsanayd koobka Yurub (UEFA) waxaana hilfaha isu qaadey Man United iyo Real Madird. Runtii ciyaartan oo la wada sugayey waxaa ka soo qeyb galey dadweyne aad u badan iyo dabcan taageerayaasha warabowga qaba ee labda dhinac. Man United oo ku soo talo…

                  Read More

                    Maayarka Magaalada Badhan oo Beeniyay in shir beeleed ka socda deegaanka Damale Xagare uu Xidhiidh la leeyahay Siyaasad ka dhan ah Somaliland

                    Badhan 05.March (SDN)   Maayarka Magaalada Badhan Faysal C.laahi Faatax ayaa maanta Cadeeyay in Shir uga Socda Deegaanka Damalo Xagare uu ku saabsan Yahay Arrimo dib u heshiisiin dhinaca beelaha wada dega deegaankaas. Maayarka Magaalada Badhan oo u Waramayay Shabakada Wararka ee Qurbe Joog waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyay Wargayska Waaheen…

                    Read More

                      Kooxaha Kubada Cagta ee Heerka 1aad ee Caasimada oo uu Galabta Tartan uga Furmay Hargaysa Stadium

                      Hargaya 05.March.(SDN)   Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada,iyo Ganacsiga ayaa galabta Furay Garoonka Hargaysa Studium tartanka kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan caasimada Hargeysa Tartankan oo ay  ka qayb galayaan Sagaal  kooxood oo heerka koowaad ah ayaa waxa soo qaban qaabisay wasaarada dhalinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha Somaliland. Furitaankii tartankan Waxaa ka qayb galay Ku Simaha Maayarka Caasimada hargaysa…

                      Read More

                        kamapalaSDN – Uhuru Kenyatta opened an early lead as Kenya continued the count on Tuesday in a presidential election that brought out millions of voters despite pockets of violence that killed at least 15 people.

                         kamapalaSDN – Uhuru Kenyatta opened an early lead as Kenya continued the count on Tuesday in a presidential election that brought out millions of voters despite pockets of violence that killed at least 15 people. Kenyans, who waited patiently in long lines, hope the vote will restore the nation’s image as one of Africa’s more…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Arday ka Tirsan Dugsiyada Sare ee Dawlada ee Caasimada Hargaysa

                          Hargaya 05.March.(SDN)   Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa manta xarunta madaxtooyada ku qaabilay arday ka tirsan dugsiyada sare ee dalka qaarkood kuwasoo socdaal aqoon korodhsi ah ugu tegay madaxtooyada. Ardaydan oo ka tirsan Shan ka mid ah Dugsiyada Sare ee dawlada ayaa Waxaa horkacaysay Wasiirka Wasaarada…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiyada Nabadgalyada ee Caasimada

                            Hargaya 05.March.(SDN)  Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Maxamed Maxamud Jeeniyare oo ay Weheliyaan Ku Xigeenkiisa Rashiiid Axmed Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta  kulan la yeeshay gudida nabadgelyada ee caasimadda. Kulankan oo ka dhacay xarunta gobolka Maroodijeex ayaa mas’uuliyiintu waxay warbixino ka dhegaysteen Gudiyada nabadgelyada caasimadda iyo gudida…

                            Read More

                              Rights group urges U.N. not to lift Somalia arms embargo

                              UNITED NATIONS (Reuters) – The human rights group Amnesty International warned the U.N. Security Council on Monday not to lift the 21-year-old arms embargo in place for Somalia as called for by a draft resolution, describing the idea as premature. The 15-nation council is considering lifting the U.N. arms embargo on Somalia’s government for one…

                              Read More