Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Si aan Cilmiyaysnayn uga Jawaab Celisay Cilado hawada ka saaray Idaacada Radio Hargaysa
Hargaysa 10.March (SDN) Wasaarada Warfaafinta ayaa Qoraal ka soo baxay Waxay ku Beenisay Warar uu lagu faafiyay Wargayska Ogaal oo ka mid ah Wargaysyada Madaxa Banaan ee ka soo baxa Caasimada hargaysa. Qoraalka Wasaarada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeen laga Masuugay in Magaciisa la sheego ayaa si ba’an loogu Weeraray Wargayska Ogaal isla markaana…
